site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

YAA NOO SHEEGAY IN ITOOBIYA CADOW INOO TAHAY!

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Soomaalinimo - Nationalism : YAA NOO SHEEGAY IN ITOOBIYA CADOW INOO TAHAY!
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Guuleed

Sunday, January 28, 2001 - 02:48 am
Waxaan rabaa soomaaliyeey in la iga jaahil bixiyo arintaas,hana sahashanina xigmada ka danbeysa.

Mahadsanidiin.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Sunday, January 28, 2001 - 05:49 am
walaalow bal aan isku dayo ilaa xad inaan kaaga jawaabo su'aashan.
dhamaan ururadii ka soo dagaalamey soomaaliya qof eysan taageero siin maba jirto qofna iskama kaa siinayo hub sharuud la'aan.
marka balanqaadyo badan kadib iyo ayidoo dhaqaale badan galisey dagaaladii soomaaliya waxaa eey dooneysey ineey hesho sababtii eey u caawisey faa'iidadii.
islamarkaana waxaa marwalba eey fashilin jirtey danaheeda wax walba ama shir walba oo aan dani ugu jirin.
waxaana ugu waaweynaa xagga dekedaha.
ugu dambeyntii ayeey waxa eey go'aansatey markii uu meesha ka baxey GEN ceydiid waxaa eey raadiyeen qofkii u badeli lahaa danaheedana u fulin lahaa .
waxaana eey ku xiratey cor c/laahi yuusuf oo heshiisyo kala saxiixdeen.
isticmaalka dekeda boosaaso iyo in uu xooga saaro tan kismaanyo .
itoobiyaankana uu aad u daneynayey labadaas bur burkii shirkii qaahira ayeeyna kala saxiixdeen/
cunugan agoonka ah oo xaalada soomaaliya meel eey mareyso war u heyn ayaa cadowgii u horeeyey u arkey maadaama eey xiriir yeesheen c/laahi yuusuf iyo itoobiya.
asigiina waxaa uu qaadey talaabo taa lamida oo uu hub kaga helaayo eretarea.
isla markaana iyaguna uu siiyo fariisimo eey ka weerar tagaan ciidamadaas oromada ah oo waqtigaa dagaal ka dhexeeyey ito-eretarea.
xaaladii soomaaliya ayaa samada isku sii shareertay itoobiyana waxaa eey isku deydey ineey xal u hesho dhibaatadan cusub.
xuseen ceydiid ayaa ku yiri ka jooji taakuleynta puntland markaas ayaan oromada wadanka ka saarayaaye.
markii uu cadeystey inuu taageero siiyo oromada waxaa eey soo dedejisey in beydhabo laga saaro x/ceysiid iyo oromadii.
waxaa eey waqti socotaba waxaa la soo gaarey shirkii dib u heshiisiinta soomaalida.
marka ito- maxaa dan ugu jira waxaaba soo baxey arimo kale.
1- in eey xuduudaha soomaaliya ito sida hadda eey saxiixaan waana arinka ugu weyn ee lagu kala tagey.iyo waxyaabo la xalin karo dekedaha isticmaalkooda oo sida eey doonaan u isticmaalaan.
haddii taa aan la helin dowlad wax la yiraah eeysan halkaa ka jirin.
si walbana eey kala diri doonto ama fashilin doonto.
iyo c/qaasim oo arinkaa u arkey inuusan qaadan karin.
isla markaana ku guul dareystey arimihii gudaha wadanka sababtoo ah isagoo ugu horeyn taageero ka waayey dadkii uu ka dhashey.
sida x/ceydiid iyo c/caato.
haddii uu taa ka gudbana waxaa sugi lahaa hoos ahaan dadka uu ka dhashey oo ku jiro guryihii islaameed iyo hantidii shacabka iyo beerihii.
markii uu intaa ka gudbana waxaa sugaaya tii HAWIYE- markii uu xalin waayey arimahan ayuu cadow sadey itoobiya.
wax yar isbar bar dhig tegitaankii muqdisho -beydhabo iyo balan qaadyadii iyo isbedelka maanta.
maadaama aan ku dheeraadey wixii fikrad iga geisan haya aan u baneeyo.ilaahna waxaan ka baryeeynaa wadankeena inuu noo dejiyo .
AAMIIN AAMIIN AAMIIN.
QOF WALBANA HA U DUCEEYO MARKA UU SALAADDA TUKADO

WABILAAHI TOWFIIQ.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Guuleed

Sunday, January 28, 2001 - 02:34 pm
Waad ku mahadsan tahay aragtidaada waxaase ka hadashay siyaasada jirta maanta ama intii uu jiray burburka,sida aynu wada ognahay waxaa la yiraahdaa itoobiyo waa cadowga kowaad ee soomaaliya hadaba yaa taa inoo sheegay ayaan doonayaa inaan ogaado.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xabash-killer

Sunday, January 28, 2001 - 07:40 pm
Waxaa noo sheegay Ilaahay iyo caqligeena ina ethiopia cadawgeena tahay.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Monday, January 29, 2001 - 12:03 pm
ilaah been haka sheegin ninkan yiri,
tan kale waxaa noo sheegey guuleedow c/qaasim iyo inta isku danta ah.
markaan sidaas u hadlana hogaamiyayaasha kooxaha
syeey taageertaa .maadaama uu sidaas u arkey ayaan dhihi karaa c/qaasim iyo cali qaliif galeydh

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ali

Monday, January 29, 2001 - 12:21 pm
Guleed

walaal xabashidu iyagaa inoo sheegay in ay cadow inoo yihiin

walina waa wadaan faragelintii ay bilaabeen 1400s

waa iga intaa

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mujahid

Monday, January 29, 2001 - 04:47 pm
To Annon:

Jajuusnimo iidoor baad u tahay figradiinana soomaali ma rabto ee naga aamus. Hadaad ethiopia u shaqaysid sidii ingiriiska, anaga waa cadawgayaga oo dagaal baa naga dhexeeyey weligeen, nagana dhaxayndoona illaa qiyaamaha.

Illaahaybaana Qur'aanka noogu sheegay in gaaloo dhami cadaw noo tahay, adiguse Qur'aan jaajuus baad ka tahay.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

WAAYAARAG

Tuesday, January 30, 2001 - 05:04 am
kuligiin meshaan waxba kuma haysaan .ninkii og in xabashidu cadwga soomaali thay wuu ogyahay midka asagoo og is dhaafsiinaayana waa halkiisa laakiin midka aanba kawarhayn hadii aan xaalada soomaaliya saan iska bedelin wakhti aan saas usii fogayn ayadoon qofkale waxba kugu akhrin waxaa si dhibyar kuu baraaya [WAKHTIGA] MARKA SAAXIIB HASUGI WAAYIN .MIDNA OGOW OO MASKAXDAADA KUHAY IN XABASHIDU AYSAN MAGAC QABIIL GOONI AH NECBEYN BALSE AY NECEBTAHAY MAGACA SOOMAALI HORAANA LOOGU MAAHMAAHAY [CAADAQAATE WAA NIN WEYN OO ISYEELYEELI] WAXAANA SOOMAALIDA MAANTA NOOL UGU WACAN WADANIYAD LA'AANTA GUMEYSI IYO DHIBAATADIISA AYAANAY WAXBA KA ARAG SIKASTABA HA'AATEE WAKHTIGU WAA MACALINE BAL'AAN KAWADA WARSUGNO HALKA AY TUUGADAN RAABIYADA UQABA XUKUN AY WADANKA SOOMAALIYEED KU'AASAAN HADAAN ILAAHAY KAQABAN .WALIGAANA XUSUUSNAAW HANA KURIYOON DADKA WAX MAGARATADANA HA UGU SHEEKEYN IN NIN CADAWGAAGA AH UU NOLOL KUU SAMEEYO INUU KUUSII DHAMEEY MOOYAANE .ALLAW NAMOOTI ANYA MADIINA IYO .....

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

DIIRIYE

Tuesday, January 30, 2001 - 05:49 am
WAAQOREY NIN YUHUUDA
Somalia's continuing troubles

Somalia's new interim authorities, the first semblance of a national government since the collapse of Siad Barre's regime in 1992, not only face the immense challenge of taming the country's armed factions but will also have to cope with Ethiopian meddling.

Somalia's new authorities, who work from hotels and hire gunmen for protection, are now facing armed resistance to their reconciliation programme. In December fighting broke out in Balad, 40km from Mogadishu, when government forces unsuccessfully attempted to intercept an arms shipment on its way to Muse Sudi Yalahow, a powerful Mogadishu warlord who is aggressively opposed to the new authorities. Then in early January the speaker of the interim parliament, Abdallah Derow Issaq, was ambushed whilst touring in the southwest of the country. Several of the speaker's armed escorts were killed when the Rahanwein Resistance Army (RRA), led by Colonel Hassan Mohamed Nur 'Shargudud', opened fire on the convoy with anti-aircraft guns. The speaker managed to escape on foot with the remnants of his force and was rescued later by a relief column hastily dispatched from Mogadishu.

These clashes are a worrying precedent, especially as the United Nations Security Council has given its backing for a new mission to Somalia. The 1992-95 intervention proved disastrous with hundreds of peacekeepers killed in clashes with Mogadishu gunmen. Whilst the proposed mission would be far more modest than its predecessor, involving administrative assistance rather than military intervention, there will still be serious security concerns over the safety of UN personnel.

Whilst the interim authorities should be able to provide UN personnel with enough protection to secure them from economically motivated attacks (such as kidnaps and robberies) the recent violence represents a different kind of threat. Both Muse Sudi Yalahow's militia and the RRA are armed by Ethiopia, indeed, the shipment of arms that the government failed to intercept were of Ethiopian origin.

This relationship between Addis Ababa and various Somalia factions developed during the Ethiopian-Eritrea conflict when both sides used the anarchic country as the scene for a proxy war. Hussein Aideed's Eritrean and Libyan backed faction, however, has been notably quiet of late. This may have something to do with Aideed's meeting with Ghadaffi in September 2000. The Libyan leader now appears to be backing Somalia's new government and met President Abdulkassim Salat Hassan in November.

Ethiopia now seems to be the principle external player in Somalia and despite President Abdulkassim Salat's visit to Addis Ababa in November 2000, bilateral relations have deteriorated alarmingly. After the recent violence the interim authorities accused Ethiopia of meddling in Somali affairs by supplying weapons to opposition factions. Addis Ababa denied the charges and accused the Somali authorities of attempting to substitute their lack of domestic support with international backing.

Given that Ethiopian troops are deployed in the Gedo region of Somalia, Addis Ababa's denials ring false. These troops entered Somalia in order to neutralise anti-Ethiopian insurgency by rebel Oromos (who are an ethnic group, closely linked to the Somalis, from Ethiopia's Ogaden region). There have even been reports that these forces have been consolidating their positions and moving further into the Bay and Bakool regions, which are controlled by the RRA.

It is very possible that Ethiopia is manoeuvring in Somalia specifically to ensure that the new authorities fail to unite the country. The 1977 Ogaden War between Ethiopia and Somalia was triggered by the strong sense of Somali nationalism encouraged under Siad Barre's nation building initiatives. If the centralising force of Somali nationalism was to be used to reunite the country then the Oromo issue could again provide a suitable rallying point and groups like the Oromo Liberation Front (OLF) would be guaranteed a secure base.

The rising influence of Islamic forces in Somalia may also contribute to the concerns of Christian-dominated Ethiopia. The Islamic Oromo rebel group Al-Ittihad Al-Islam has operated out of Somalia for many years and the interim government has connections with the powerful Islamic courts, which provide the only functioning judiciary in parts of the country. Ethiopia already supports the Sudanese People's Liberation Army (SPLA) in its fight against Sudan's hardline Islamic government.

If Ethiopia is determined to keep Somalia fractured and weak then arming and supporting opposition groups would provide a practical expedient. The hardest task for the new authorities was always going to be persuading the warlords to surrender their personal power in the name of Somali unity and influxes of weapons have always fuelled clan rivalries in the past. Ethiopia's policy, however, could conceivably backfire by providing the Somali people with a central issue around which to unite. The new authorities are very popular amongst ordinary Somalis and Shargudud has already had to suppress popular demonstrations against his policy towards the new government. Either way, the violence in Somalia is far from over.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Tuesday, January 30, 2001 - 07:07 am
wax magarato dan yar.
itoobiya cadow nooma ahee waa sida aad ka dhigato.
waxaad ogaataa dhulka itoobiya qaar asxaabta kamida iney u haajireen.
qofkii aadan isku dan aheena cadow ayuu kuu yahey.
marka dantiina garta.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

BIR JEEX

Tuesday, January 30, 2001 - 07:25 am
ciidamada dhulbahante -iyo habar gidir oo dagaal kasoo daashey weli labadiina ayaa kahor tagayee isku tashta.
hadaad is leedihiin mucaawinada yar waxaa lagu bililiqeystey xamar inta aad imaaraadka iyo u.s.a lagu shubto wax walba raad raac ayeey leeyihiin waana lagu xisaabtamayaa.
qof soomaaliya oo maanta been loo sheegi karo majirto.
dad ayaana maalin walba qora balanqaadyada mucaawinada iyo halka eey ku dambeysey daba galna waa lagu jiraa.
in laga xiri doonana ha ogaadeen xita kuwa dadyow kale lagu qoro.
soomaali weyn guul.

wax magaratana hala qabto meelna halooga soo wada jeesto .
kuwan taageersana waa kuwa dhac dhaca yar ee borobagaandada la siiyo.
dantii soomaali weyna qarinaya.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

DARWIISH.

Wednesday, January 31, 2001 - 01:23 am
TO BIRJEEX.
WAXAA IDINHAYA WAA MASEER EE HADII C/QAASIN IYO GALEYR AY DOORDEEN UMADA SOOMAALIYEED LAGUNA DOORDEY AQOONTOODA IYO WAAYA ARAGNIMADOODA WAADKA XUNTAHAY OO QARAAR BAA KAA HADLISIINAAYA .HADII WAX LADHACAYNA ADEERADAA MUJRIMIINTA AH IYO ASKARKUSHEEGYADA DABA DHILIFKA U AH XABASHIDA INJIRLEEYDA AH EE MAANTA BAALKA MUGTIGA KAGA JIRA TAARIIQDA SOOMAALIYEED EE SUNTA WADANKA KU AASEY XAALUFIYEYNA DEGAANKII AYAA WAX DHACAY.EE GEESIYADAN SOOMAALIYA EY TAALOOYIN UDHISI DOONTO AFKAADA SIILKA KA BAKTEERIYADA BADAN KA DHAAF.SHEEKOOYINKIINANA WAA LA IDINKU FAHMEY ORDAHA MARBA MEEL ISKU QAADA AWALBA ISKUDIR AYAAD U NOOLEEYDEEN IYO SHEEKASHO DHUL AADAN LAHEYN.WAX ISKA DHICIYA OO BARYADA DHAAFA DHULBAHANTANA MAANTA WAA DOWLAD MEEL WALBO OO MAAMUL KA JIRANA WAA INEY IYAGU HORMUUD UNOQDAAN OGOWNA INAAN KU DHEEREYNO GACAN KA HADALKANA RUUFIYAANYAHOOW DABADA WEYN .NIN DAAD QAADEY XUMBO CUSKEY..

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Warsan

Wednesday, January 31, 2001 - 04:39 pm
Darwiish, dooraashadda CabdiQasin iyo Cali Khalif ma aheen mid dadkoo dhan uu dhan yihiin kow; tan labaad doorashada iyo dhismaha dawlada KMG waxaa ka dambeyeye dawlad shisheeye. KMG maadaama ee ka maqnaayeen 'the mover and shakers' waxba uuma soconaayaan, waxaas baana hadda keenay stalemate-ka eeku jiraan.

Mid kale waxba yaan la eediin Ethiopia. Somalia baa'a iyo hooga ka jira waxaa uu sabab ah raagga Somaaliyeed. Ciidna yeenaan xaaji iska dhiigiin. Qabiil aan itaal uu raadsaniin shisheeye ma jirto.
Raagow run isku sheega.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

colonel

Monday, February 05, 2001 - 07:47 pm
colonel

Horaa soomalidu itiri:af nooli waa hadlaa Eyna waa ciyaa ninka maanta cadowgii Alle iyo ummadan leh cadow nooma aha ha ogaado waa nin yiri Allaan cadow u ahay Sheydaanna garabka saarey Mugdigii jahannamana u dameeyo.

To Warsan

Abaayo ma aqaan adiga meeshaad ka dideysid Gabdhahayaga soomaaliyeed waa ficil badnaan jireene adi ma khaansiirkii gaaladaa wax ka dhadhamisey oo damiirkii baa kaa tagey markaad leedahay shisheeye ma jiro! Hablahayaga halyeeyada waxa tusaale noogu filan Xaawo cismaan taakko.

Midda kale haddii dhib wadanka ka dhacey idinkuba qaska ka kow baad aheydeen mid mashxaradda iyo kuwo dadka dooxaba waad laheydeen.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

saeed abdi fuuraa

Tuesday, February 06, 2001 - 12:44 am
AFRICA WON’T TOLERATE DICTATORS.

ANOTHER self-appointed African leader has been slain by his trusted body guard.

Laurent Kabila, since he took power, ran a draconian, totalitarian regime. He had long discarded other political groupings when he came to negotiations.

This assassination only shows that dictatorial types of governments in Africa can no longer be tolerated and have to eliminated one by one, together with their sympathizers.

History has shown there is no dictatorship or autocracy that can last for ever. They are ultimately removed by their own subjects.

In Chile, Augusto Pincochet had to flee his country because of his unpopularity.

In Uganda General Idi Amin was likewise forced out of the country after a barbarous and brutal rule.

In Ethiopia General Mengistu mariam was overthrown because his people could no longer stand his bloody, repressive and tyrannical rule.(chesesko of former Zaire was the outstanding dictator,.

(I cannot mention here the late president of ……. ( may Allah bestow his mercy on him. Can you guess?

In former Yugoslavia, an other political monster, Slobodan Milosovic, was removed by a a popular uprising over the Kosovo crisis.

Here in South-Africa, apartheid architect Hendrik Verwoerd was assassinated when a messenger plunged a knife into his chest in 1966.

Kabila was not prepared to honour peace accords(the Lusaka accord) and deliberately avoided meeting with rebel movements who had been wanting to negotiate with his government in good faith.

Peace conferences were held with view to restoring peace in the Democratic Republic of Congo “DRC”, but to no avail.

His autocratic, intransigent and arrogant attitude scuppered all efforts at peace.

Africans are tired of brutish dictatorships that stand in the way of peace, stability and the prosperity of African continent.

Hopefully,the remaining African Dictators, will learn something from this assassination and resume earnest negotiations.

Saeed Abdi Fuuraa,
South-Africa,

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SAEED ABDI FUURAA

Tuesday, February 06, 2001 - 12:45 am
AFRICA WON’T TOLERATE DICTATORS ANY MORE!.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.