site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

911 KA AMUUBA CAANO YAHEY .

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Soomaalinimo - Nationalism : 911 KA AMUUBA CAANO YAHEY .
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Sunday, January 28, 2001 - 06:18 am
soomaalidu been waa sheegtaa laakiin been kuma maah maado ayaan maqli jirey.
waxaan xusuustaa dagaalada ka hir dhaqankii wanaagsanaa ee dumarkeena xagga guriga iyo ilmaha.
waxaa la yimid caro gaalo kala dambeyn iyo amar ma jiro qof walbaaba asigaa isla sax san.
waxaa taa ka daran 911ka oo ninka sax iyo qalad loogu hanjabo nimanka.
anigoo taa layaaban ameyba tan i qarso noqotey mar aan soomaaliya tagey.
waxaan arkey dagaal dhexmarey xaas isqaba kadibna eey u yeeratey reerkeedii oo hub culus wata ninkiina sidoo kale.
dagaal socdey qiyaasii 1/30 waxaana leysku heystey cida u hareysa lahaanshaha guriga.
kaaga daran dhulka ayaa lala simey gurigii/
waa laheshiiyey haddana waa la dhaqmayaa dhimasho iyo dhaawacna wuu dhacey.
hadal iyo dhamaantii ilaa aaqiraa lees heestaaye.
rabiyoow na amaanso dhibkaan meel kasta yaal.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

BIR JEEX

Sunday, January 28, 2001 - 05:39 pm
war ileen wax la arag .
hadaanba xir xirtaye xageed ii joojin.magaalo waa in aan ka dheeraadaa .
dhibkaan magaalo kaliya soow ka dhici maayo.
tiro geel ah xoogaa xoolo ah good
war waan baxayaayee ma joogayo aniga nabedgelyo.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.