site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Somalida kee baa la weyn DIINTA ama QABYAALADDA?

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Arimaha Qabiilada - Clan Politics: Arimaha Qabiilada - Clan Politics: Somalida kee baa la weyn DIINTA ama QABYAALADDA?
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

salax

Sunday, January 28, 2001 - 09:39 pm
Dadow waxaan idiin weydiiyey somalidu markay isu taagto dhinaca diinta iyo qabyaaladda teebay doorbidaan. Aniga waxay iigu muuqataa qabyaaladda ayaa xoog badisa.
Haddaad eegto waadaad ka soo baxay masjidka oo kala hadasho qolo kale wuxuu ku tusayaa sida uu u necebyahay oo uu ula daagaalami lahaa ama u layn lahaa qolada uu necabyahay, muslinkasta ha noqdeen eh.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.