site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

GERI --KOOMBE IYO HARTI--KOOMBE.

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Arimaha Qabiilada - Clan Politics: Arimaha Qabiilada - Clan Politics: GERI --KOOMBE IYO HARTI--KOOMBE.
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Suleymaan.

Sunday, February 04, 2001 - 02:04 pm
I Heard that these TRIBS are brother
TO eachother laakiin anigu ma'ulihi
Wax khibrad ah so marka bal qofkii
Khibrad u lahow fadlab waxaan rabaa bal
In aad iga jaahil tirtaan arintan.

Because i have problem about that
Fadlan waxaan idinka codsanayaa
Inaad inaga ilaa-lisaan kana dheeraataan
wixii cay,ama aflaggaado ah.

Becuae dadban oo waxaa jira iska caytama
Inaa lacaytamana ma'aha.
Qofkii caytamaya waxaa uga roon inuu
Doodd galo becuase doodda lafteeda waxaa
Aad ka dhelaysaa arimo faa'iido leh
Calaa kuli xaal fadlan haddaba haddii aad
Khibrad u leedahay arimaha aan kor ku xusay
Fadlan waxaan idinka codsan lahaa inaad isoo fahan siisaan idinka oo ku mahadsan.
mida kale ma'ihi nin ku dhaqma qabiilada,runtii aniga soomaali oo dhan waa isugukay mid waana wallaaladay ee ha'uqaadanina inaan ahay nin qabiilka ku dhaqma.

Wabillaahi Tawfiiq.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.