jahwareer | Monday, February 05, 2001 - 12:54 am Ma waxaad is moodeen inaad weli xoog leedihiin war hoy maad ka joogtaan maryooley amxaaro oo maad iska sasabtaan waa idinka taalaa, kuma aadaan amxaaro, ood meelahaas uga heestaan. |
Anonymous | Tuesday, February 06, 2001 - 05:51 pm doqon damiir laawe somali ayadoo saan ka liidato ayeey la dagalantay itobiya maantana yar & weyn waa yaqanaan habka 7 xelada loogu dagalamo qoryaha xataa ari carbeedkii ayaa yaqaan habka dhufeska loo galo doqnyahow adiga hasoo hiilin hadhow tarabuunka iska fadhi |
Anonymous | Wednesday, February 07, 2001 - 01:00 am Ku: Jahwareer, Sharafta iyo xornimada Soomaaliya rag iyo haween badan oo Soomaali ah ayaa naftooda u soo hurey. Maantana kuwaas kuwa la mid ah ayaa jooga. Tabar ma lihi in aan Amxaaro oo dadkaygii, dalkaygi iyo diintaydii gubeysa k |