site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

HAWIYE-WUXUU-MUDAN-YAHAY-ABAAL.

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Siyaasdada Guud - General Politics: HAWIYE-WUXUU-MUDAN-YAHAY-ABAAL.
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

HOBYO

Monday, February 05, 2001 - 04:08 am
HAWIYE WAA KII ERYEY DAAROOD,WAA KII ADOONTA KIINYA IDIN HOOS FARIISIYE OO ADD UTAANGA LEYDINKAGA FUREY XERYO,MARKA MAANTA WAA INAAD U MAHAD NOQDAAN, HA ILOOBINA IN AAD WADA NOQOTEEN AQWAAN AMA GARDHEERE SAAD U TAQAANID.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xidig

Tuesday, February 06, 2001 - 03:36 am
Duqa ceeb adigaa aabe u ah, hooyadaa waa qalanjo kacaan, aabahaana guulwade siyaad. marka adigaa dhalan baa la shubi jiray. afkaaga xaayowga ku hadal

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Sunday, February 11, 2001 - 02:52 pm
JAWAAB IGAMA MUDNID MOOWRIFLE.DAAROOD IYAGAA SABAB U AHAA IN SIYAAD LA RIDO. DALKU WAA WEYN YAHAY DAROD DALKIISII KAMA AANAD SAARIN WAA JOOGAAN.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

daarood

Tuesday, February 13, 2001 - 05:17 am
Hawiye hadduu dad yahay oo aanu dugaag ahayn nabad haka sameeyo dhulkiisa habeenkiiba boqolka qof lagu qasho. Daarood dhulkiisii waa nabad dawlad ayuuna leeyahay maalintii gabadh yari dhimatana aduunkoo dhan ayaa laga ogaadaa. Markaa taasi waa sharaf laydin dheer yahay xayawaan ayaad tahaye soo baro sida wax loo dhiso weligaa haku jirin mooryaanimee. Hawiyese caqligiisa waxaan ku bartay: Suudi, Caato, Caydiid, Qanyare. Markaa hadaad haysaan wax dhaama halaydin arko oo soo bandhiga haddii kale ciidda hoos gala.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

qabiya

Tuesday, February 13, 2001 - 08:54 am
war maxaa sdaas laysugu caayayaa
nina nin caanu umalisin somali
soomaali oo dhana waa dugaag eewixii dhulkii idinka soo saaray baad wali wadiin
kira iyo ban baa laydin yiri.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Tuesday, February 13, 2001 - 12:48 pm
XERYAHA QAXOOTIGA EE KENYA WAAN SOO ARKEY ANIGOO KA TAGEY USA. NAIROBI,MOMBASA,KAMPALA INTABA WAAN SOO MARAY 1992-3. HADANA WAXAAN KU NOQDAY 1999. HAWIYE CID UGA BADAN MA JIRIN KENYA HADDII AANEY QAXOOTI AHEYN MEY DHULKOODA JOOGAAN. MISE DAAROOD KAMA MAARMAAN OO XITAA HADEY XERO QAXOOTI GALAAN WEY KA DABA GELAYAAN?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Hawiye&Daarood iska dhal..

Wednesday, February 14, 2001 - 03:35 am
Salaam Miryooooleey(hawiye iyo daarood ba);

Salaan ka dib na, ha leesku xishoodo oo dad wa weyn baynu nahay..Dad diin iyo xushmad kala mudan baynu nahay..Why aanu isku jeclaan anaga dhexdeena (Both sides), neceebka maxaa waaye aanu joogsiga laheen, war ilaahay ha laga cabsado, oo diinta ha loo soo noqdo, qabiil waxaa loo suubiyay in aanu isku aqoonsano, not inaan isku xumayno oo aan isku liidno....

Waa idinkii ka daba naagee neesaan Gaaalada , oo har iyo habeen aad amaan tiin...In kastoo subxaana qadir na faray inaan iska amaan gelino gaal iyo muslin ba....

Hawiye iyo daarood, meel ay ku kala haraayaan aaba iska yar, maxa yeelay way is dhaleen, way na is dhali doonaan marka afartiina jaahiliinta ahooow, buug iyo qalin wax ka baran way seenee marka hadaba diinta ka barta oo diinta aa idin bareeso sida loo ixtiraamo Bini'aadanka oo dhan...

Aniga, iyo dad kaloo tiro badan , kuligeen labada dhinac bo way na dhaleen marka, waa idin tuugeenaa waxii hal meel u badan pleaseeee make sure inaadan inaad ogaato soomaali nimada in lagula leeyahay,oo aadan kaligaa soomaali aheen , aadan maanta kala goyn garin soomaali...Aduun neh sharaf ma kuu aha, aaqiro neh xisaab leee kuu taalo marka xisaabso waxii sami ahoo fiicnaan ah aad ka suubsatay aduunkaan...hadii dii dana micno ma laha waaa lagu xisaabinooyaaa...

Cafis iyo masaamix yaa umatil muslimiin.....

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

qaybiya

Wednesday, February 14, 2001 - 08:13 am
shiikhow khayr alaha ku siiyo kaana abaalmariyu waanadaada kuwii wax ku qaatana allaha naaga dhigu
kuwa meeshaan ka caytamayana labada dhinacba allaha ha nuuniyo aaamiiiiiiin

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Amiin

Thursday, February 15, 2001 - 10:29 am
Aniga waa Xishooday ha la ogaado,War ninyahow ilaahay kheyr haku siiyo.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

BANAADIRI

Friday, February 23, 2001 - 03:46 pm
anigaba ayeeydeey waa Daarood laakiin anigu waxaan ahay Hawiye hooyadey iyo aabahay waa hawiye wayna idhibeysaa in lacaayo daarood mar walba maxaa yeelay ayeydeey waan jeclahay weyna isoo korisay, waligayna ayadoo hawiye caayneeso ma'aanan maqlin, marka joojiya kaftanka xun-xun saaxiibayaal Hawiye/Daarood waa midqura hadaad necbanleheed iyo hadaad jeclaan laheed ALLA HALAGA BAQO salaamu calaykum.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Qandac

Saturday, February 24, 2001 - 06:46 am
MARKA HORE SOOMALIDU XAQIIQDU ISKUMA SHEEGTO SAAD LA WADA SOCOTAAN. HAWIYE ISTICMAAR IYO DICTATOR BUU WADANKEENI KA SIFEEYEY. DADKA MAATADA AHNA OO CID WALBANA WAA U KAALMEEYEY. WAXEEYNA DIYAAR U YIHIN MIDNIMADA SOOMAALIYEED HAD IYO GOORBA. WAANA DAD MARKA TAARIIKHDA SOOMAALIYEED LA RAACO AHAA SOMALIDA DHALADKA AH OO WADANKA LOOGU YIMID. ABAAL KALIYA WAX MA TARTO EE WAA IN HAWIYE TAALLO LOO DHISAA.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Wednesday, February 28, 2001 - 07:51 am
to qandag;
wax aad xurayseen majito soomaliyana balaayu idiinka hurayn dad aad gacan qabataan iskadaaye adinka dadkii iyo dulkiiba cunay runta adba waad ugtahaye ee afkaaga edab u yeelay. daanyeeryahow dabada madoobi. taaladii gunimada, doqonimada, bahalnimada iyo iimaan darada ayaan kuu dhisaynaa
taasaad mudantihiine.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Wednesday, February 28, 2001 - 07:54 am

rajo

Tuesday, March 13, 2001 - 08:25 am
ragiinan wax waaniyay aadbaad u'mahadsantihiin
laakiin waxaad ilawdeen in waxan aad waaninaysaan
ay soomaali yihiin
arintan waxay isoo xasuusisay sheeko soomaalidii ahayd nin wadaad ah ayaa wuxuu waa ninayay naag iska tumata wuxuu usheegay inay xumaanta kabaxdo oo ay wanaaga raacdo si ay u'liibaanto wax yar kadib ayaa waxay wadaadkii u'sheegtay inuu wacdiga dadajiyo sababtoo ah hadaaba banaanka loo taaganyahay .
marka hada waxaa waaye sheekadii naagtii ookle
wax fiicanbaa loo sheegayaa laakiin dhagihii malaha calaa kuli xaal waxaan idiin sheegayaa wax'aad wada ogtihiin laakiin aad iska indha tiraysaan waana in soomaalidu ay halqoys tahay isku meelna kasoo jeedaan hadii aadan aqliga la'ayn bal dhinac walba kafiiri
iskana daaya sheekada aan salka lahayn ee hebelbaa
meel kayimidoo hebelna wuusii deganaa
war dadka wax magaratada ah hawareerinina
bal wadanka dibada uga bax meel dheerba ha'aadin
wadamada dariska ah tag sida kenya ama itoobia
adaaba kalasheegaaya reer hebel waxaa lagaaga
bilaabaayaa soomaali yaaba kukala yaqaan
hadaba hadii aad markaasba ogoshahay soomaali nimada maxaad isugu wareerinaysaa waxaan kale
kahadal danta reekaaga iyo wixii wanaag ukeenaya
laakiin haka hadlin wax dadka kala fogaynaya
inkasta oo ay aad u'adagtahay in laga dhaadhiciyo
dhaliyarada ku'aqliyaysatay xiligan adag
hadan dont'give'up try your pest inaad wanaag kahadashid all the time wax badan oodan ogayn ayaad mujtamaca u'faa'idaynaysaaye
wabilaahi tawfiiq..........

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hawiye yaqaan

Tuesday, March 13, 2001 - 10:15 am
ilayn carab qoyan hadal ma daayo
ma hawiyaa hadlaya ialyn waxa laga sheego waxbaa
ka jira ilaahay waaxidsanaa

tan kale waa dhulkee dhulka aad daarood ka saartay
ma xamar mise meel kale
1] xamar awalba gaari ayaa keenay gaarigii bayna
ka raaceen sababtay u yimaadeena waxay ahayd
inay saynta kaa jaraan hilibka ciiriina ku baraan
sida loo karsado dugaaga aad ku dhex noo shahayna
kaa dhexsaaraan oo lagu baro nolosha aadanaha
markii aad in dhaha dilaacsatayna iga tag ayaad
tiri wuuna kaa tagay ee hadaad run sheegaysid
car deegaankiisa hal talaabo dhaaf xuduuda
maxaadse ka rabtaa hadaad isku qalatay adigu
qori daarood sida loo rido ku baray kaana damintiina aan lagu barin ood wali isku dilaysid
hadaadse runtii i soo noqoteen iyo inaydaan ka
maarmin maskax daarood hubkana hadaa laydin ka
dhigin jasaariintiiyeey waxaa abaal mudan daarood

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

RUN MADIIDE

Wednesday, March 14, 2001 - 06:59 am
TO HAWIYE YAQAAN
NINYAHOW RUNTA WEEYE EE DADKAAN ARIGAA NAGA QABO OO TAARIQDA BAR BAL KULAYBA WAX KU QAADAN MAAYAANA

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Sunday, March 18, 2001 - 10:39 am
Waano abuuris ayaa ka horreysey. Sheekadii naagta xumayd, Soomaali waano wax kuma qaadanayso. Bal eeg, labada dhinacba, Hawiiye and Daaroodba ilaa hadda qof yiri "waa khaldanay ee raalli naga noqda" ma jiro. Taas waxay ku tuseysaa in mujtamaca Soomaaliga ah ay yihiin dad tawfiiq lahayn kuna taagan taladii tubtaan dhigtay. Ana Amiir wa anta Amiir, man yasuuq-il-Ximaar? Tani waa tii idin baabi'isay ee ka toosa oo isku tiirsanaada. Adduunyada ceebtiina ayey ka sheekeysataaye.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Sunday, March 18, 2001 - 10:43 am

Sunday, March 18, 2001 - 10:46 am
Waano abuuris ayaa ka horreysey. Sheekadii naagta xumayd oo kale, Soomaali waano wax kuma qaadanayso. Bal eeg, labada dhinacba, Hawiiye and Daaroodba ilaa hadda qof yiri "waa khaldanay ee raalli naga noqda" ma jiro. Taas waxay ku tuseysaa in mujtamaca Soomaaliga ah ay yihiin dad aan tawfiiq lahayn kuna taagan taladii tubtaan dhigtay. Ana Amiir wa anta Amiir, man yasuuq-il-Ximaar? Tani waa tii idin baabi'isay ee ka toosa oo isku tiirsanaada. Adduunyada ceebtiina ayey ka sheekeysataaye.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

samofarre

Friday, March 23, 2001 - 12:16 am
asalaamu caleykum dhamaan.waxaan idiku biirin in ilaah laga cabsadso qof walowba waxaad dhex tegi god ah labo mitir daarood iyo hawiye waxba idinkama celinayan ilaa camalkaad qofwalowba samaysatay yaney idin qadin cadifad qabiil ilaah aanu ka baqno meelwaliba aynu joogno sidaas ayan idin leeyahay wasalamu caleykum.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Warsame

Thursday, March 29, 2001 - 01:23 pm
Soomaaliyey! Soomaaliyey! Soomaaliyey!
Xujo aan furmaynaad xeel ka dhigiteene,
Sidii xoolihii baa la idin soo xereystaye,
Xabashoo idinka xoog yar baa hadba meel idinku xoortaye, sidii xoolihii bay xero idin geysaye, hadba xeyn bay xeer la dhigataaye, lama xannaneyo qofaan xushmad u hayn xurnimidiisiiye,
Xan iyo xameetaad u soo xeedateene,
Xatooyadu waa xaaraan, Xooggu waa xalaale!
Xatooyadu waa xaaraan, Xooggu waa xalaale!
Xatooyadu waa xaaraan, Xooggu waa xalaale! ee Xoogsada oo xurooba, xur ma ihidiine.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

UB5

Wednesday, April 04, 2001 - 11:56 pm
CALACALKA ISKA DA

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Soomaali

Sunday, April 08, 2001 - 06:36 am
UB5

Xabash af-Soomaali bartay ayaa tahay, saa qiiro Soomaaliyeed kuguma jirtee. Boggan (website) waxaa loogu talagalay Soomaalida, Xabashada iyo dameeraha ay rartaan looguma talagelin. UB5 waxaan ku leeyahay ka dhexbax Soomaalida.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

^kigsom21

Sunday, April 08, 2001 - 12:26 pm
war dabaalayaal soomaali ma hawiye iyo daaroodbaa?
WELI MA WAXAAD WADAAN QABIIL OO QAXOOTI IDINKA WADA DHIGEY ADUUNKA WAR WAA IDINKA TAGAY MAAD IS DABA QABATAAN OO AAD IS WALAASHATAAN

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Soomaali

Sunday, April 08, 2001 - 01:12 pm
kigsom21,

"Xabash" waxaan ula jeeday "Amhaarada" ee ulama jeedin qof Soomaali ah. Xabashada iyo dameeraha ay rartaan, waxaan ulajeedaa Amxaarada iyo dadka ay ku shaqeysato oo u adoomoobay oo halkaa xornimadooda iyo sharaftooda ku iibsaday.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.