site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Soomaaliyeey intiina wax garadka eh aan la hadlayaa aan Amxaarada yac iska dhahno sidaan si ma ahee

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Arimaha Qabiilada - Clan Politics: Arimaha Qabiilada - Clan Politics (Current): Soomaaliyeey intiina wax garadka eh aan la hadlayaa aan Amxaarada yac iska dhahno sidaan si ma ahee
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

WADANIman

Monday, February 05, 2001 - 10:32 am
Wxaan rabaa inaan halkan kala hadlo dadka soomalaida ee wax garadka eh iyo kuwa wax bartayba
war saan aan isu dhaano war waa nala badali rabaa, walaahi oo anaga dhan inaan sheeko noqono aan ka baqaa oo la dhaho hada ka hor aa waxaa jiri jiray wadan la dhaho Soomaaliya maxaayeelay Amxaarada wax kale ma rabaan anaga dhan eey rabaan ineey nala wareegaan iyagoo hada qaar heeysto marka intaan qabiilka iska deeyno dad muslin aa nahee aan anaga heshiino una heshiino inaan gaaladaan xunxunka eh iska celino maxaayeelay dhaqankeena iyo diinteena iyo jiritaankeena eey ka xunyihiin dadkaan waa dad gaalo rasmi eh oo kuwa yahuudane ka daran waa caruurtii Abraha ee aan qabiilka wacelka eh nala haray iska deeyno walaahi ,
tan kale aduunka dad naga xun ma jiro walaahi maxaayeelay lama arkin hal wadan oo isku dad eh isku af eh isku wada eg oo hadane is kala saar saaraayo, wadamada dariskeena dhan fiiriya kuligood qabiilo waa leeyhiin hadane qabiil walbo luqad gooni uu ku hadlaa qabiil walbane muuqaal kan kale ka duwan uu leehay, marka waa ceebeeysanahee aan hada is daba qabano oo aan saan isu dhaano walaahi reer hebel iyo reer hebelno aan iloowno

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Hiiraan

Wednesday, February 07, 2001 - 04:12 am
Waalagha horeya Habragidir yac halaiska dhaho xoolayahoow ee halagu celsho Mudug iyo dghagxaantii ssisocda soonoqod dambana majirto.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Wadani dhalad ah

Wednesday, February 07, 2001 - 02:04 pm
Waan ku salaamay wadaniman. Ninyahoo arintaad ka hadlaysid waa arin muhiim ah una baahan in wax laga qabto. Dadka badankood iyaga oo og xaalada jirta, bay hadana iska indha saabaan. Taariikhdu waa ma guuraan, Nin walbana waxaa ka hari wuxuu wanaag iyo xumaan uu u sameeyo dadkiisa, dalkiisa, diintiisa. Waana ayaan daro inaan ku tumano wixii wanaag ahaa oo halyeeydii somaaliyeed u soo halgameen. Sida Sayid Maxamed Cabdulla Xasan, Axmed Gurey, Xaawo Taako, SYL. Leego,iyo Dhamaan halyeeydii somaaliyeed oo kale. Marka waxaay ila tahay gobominadii iyo xornimadii,iyo waliba wanaagii ay soo hoyeen ma fudideen. Dhibaatada ugu wayn waxay ka haysatay somaalida maangaabka ah oo calooshoodiin u shaqaystayaasha oo galaadana ama cadowga u shaqayneysay. Marka walaalayaal iinteena Qalbigooda daaharir tahay Cilmigana taqaan, aan meesha ka kacno oo wanaageena ka shaqayno. Munaafaq, Mangaab, Jaajuusna, iyo wax xun ka talshe, waligeed bay soo jireen. Marka inta wanaaga rabtooy,Hala midoobo hana la isku duubnaado. Ilaahayna wuuna garab galiyee. Qoom uu ilaahay u carooday yaanan noqonine.

SALAAMA CALAYKUM WARAXMATULAAHI WABARAKAAT

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

OPRAH2001

Thursday, February 08, 2001 - 08:30 pm
GUYS ETHIOPIA AFKINA KA JEEDIYA BILA EDEBIIN BAD TIHIN YOU FUCKING FAQASHS AND WALAWAYNS. ETHIOPIA BARIGI HORE REER SOMALILAND BAA LADAGAALAMAY OO KU DHAMAADAY MRKAY IDIIN HIILINAYEEN EY DADKA IDIN MOODEN. LAKIIN MARKII SOMALILDU DIYARADAHA NAGU BOMB GARAYSAY IYAGA SHELTER NA SIIYEY. KOLBA GIDDAAR HA ISKU QAADINA CIDI IDINKA CELIN MAYSO OO SHICIRADA AYAY IDINKA RIFAYAAN. WAXAN KA YAABAY GORTAYDUN DHARGIIII????? U FACKING NEEDY PPL

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Suxufi

Tuesday, February 13, 2001 - 04:18 am
TO:Wadani
waar mahadaad ogaateen in axmaaradu codow idiin tahay?walahi anigu kama nixin Axmaarada somaliya soo fara galisay waayo 100 sano in kabadan ayad shacab somali ah muslim ah walalihiin ah kufirsanayseen axmaradaas oo aad waliba dhibkooda iyo jabkoda kashaqaynayseen,way wacan tahay inaad dhibka lagu hayo shacabka somaliyeed ee daga wadanka Ogadenia wax kala dhadhamisaan,kadib hal meel uga soo wada jeedsataan axmaarada

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

•••• wadani

Tuesday, February 20, 2001 - 04:49 am
dabaal kudhalay was amxaarada dariskeenaa
nagu direesaan ethoipia waa walaaleheen dariska
ah anoo faqash ujeedo maxaa wadan kale ii geystay
ethoipia waa dal nabada somaliya ku xalinaaya
siwanaagsa hubna nasiiyay yaa ka fiican

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

sahra xassan

Thursday, March 15, 2001 - 08:00 pm
walaalayaal waan idiin salaamay wadani
[somaalidu waxay ku maah maahdaa markii madax meel lala helo ayaa minjaha meel loo raadiyaa ]
maxaan amxaaro iska celinaa wadankeenii oo dhan baa baylah ahe waa ragna uma maqna ceelna uma qodna kiina leh aan amxaarada iska celino walaalkiis baa wata]walaalayaal inta qabiil jiro diintana la garab maraayo wanaag yaan la sugin
bal marka ugu horeeya aan ilaahay ka baqno dadkii hore tage aan daba qabano ubad keena banbe iyo aayahooda somaaliyana waa lagu hardamaayaaye ilaahay bedel khayr qaba ha noo keeno kuwa nagu hardamaayana alaha naga qabto
wabilaahi tawfiiq

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.