site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Ku: DHAMAAN DADKA SOMALINIMADA JECEL EE MEESHAAN WAX KU SOO QORA.

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Soomaalinimo - Nationalism : Ku: DHAMAAN DADKA SOMALINIMADA JECEL EE MEESHAAN WAX KU SOO QORA.
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Fiira dheere

Tuesday, February 06, 2001 - 03:07 am
Walaalayaal waxaa jira arin uu waqtigu ii saamixi waayey in aan meeshaan ku soo qoro oo muhiim ah. Waxaa jira afar wiil oo Cumar Maxamuud ah oo aan ka bixin Somalinetka badanaaba waxyaalaha xun xun ee qabiilka ku saabsan iyo cayda qabaailka kale la caayo iyaga ayaa ka danbeeya,afartaas wiil waa taagerayaasha Cabdullahi Yusuf shaqo kama dhacdo intaas waxay ku mashquulsanyihiin in ay dadka isku diraan mar waxay iska dhigaan habar gidir iyagoo caaynaaya Majeerteenka si ay u kiciyaan dadka kale oo ay xumaan ugu beeraan mar waxay iska dhigaan isaaq ama dhulbahante oo madaxa ayeey isku geliyaan waxay kaloo wax ka sheegaan xukuumada cusub ee Somaliya. marka akhyaarta meeshaan wax ku soo qorta waxaan uga digayaa in ay ka foojignaadaan isku dirka nimankaan duliga ah ee wax ma garadka ah.

Nabad Gelyo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SOMALILANDER

Tuesday, February 13, 2001 - 05:35 am
YO WHO THE •••• IS OMAR MAHMUD??????
I DONT KNOW THAT GUY THE FRIST PLACE IS HE THE SON OF AFWAYNE???? OR THE OTHER WAR CRIMINALS?

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.