site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Ma'rabtaa inaad Aqoontaada Korodhsato!!!!

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Arimaha Qabiilada - Clan Politics: Arimaha Qabiilada - Clan Politics (Current): Ma'rabtaa inaad Aqoontaada Korodhsato!!!!
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Kaynaan.

Tuesday, February 06, 2001 - 11:28 am
Fadlan soo dhawaada aqyaarta.
waxaad halkan ka kordhisan kartaa aqoon
aad u fiican haddii aad daysid waxbarashada.
marka falan balka faa'iidayso,islamarkaasina haddii aad hayso Jacdiyo lamid ah fadlan waxaan kaa codsanlahaa inaad adiguna nooga faa'dayso
adiga oo ku mahadsan.

waxaan ka hadlano waa arimo wada saddex-ley ah.

SADDEX-LAY.
Saddex waa lagugu nacaa.
Bugto badan, Baryo badan, iyo Baahi badan.

NIMCO.
1)Haddii aad nimco doonayso nimcadda islaamka ayaa kugu filan.
2)Haddii aad Mashquul dooyasana Mashquulka ALLE aya kugu filan.
3)Haddii aad Cibro qaadasho doonaysana Dhimashada aya kugu filan.

fadlan maanta casharku inaasi ha'inoo joogo
insh'allah waan siiwadidoonaa haddii rabi idmo.

BY KAYNAAN.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

abdul

Thursday, February 08, 2001 - 02:19 pm
jisaka lahu kheyr saxiib.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

somali

Thursday, February 08, 2001 - 07:29 pm
qayr alaha ku siyo adiga iyo waridka
amiin

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Gacaltooyo

Friday, February 09, 2001 - 06:46 am
Warninyohow kaynaan aad baad u mahadsan tahay.
aan kula sii dhirindhiriyo.

Saddex waa la iska ilaashaa.
1-) nin maqan oo aan la tebin
2-) nin joogga oo aan la tirin
3-) nin tegeyoo aan la negeyn.

Peace and Love
Gacaltooyo.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Saxnuun

Tuesday, February 13, 2001 - 04:23 am
Sadex waa laga fogaadaa
1-matashade
2-matashiishe
3-matoshe

Dumarka sadex ayaa loo guursadaa
1-Diinteeda
2-Quruxdeeda
3-nasabadeeda

Sadex lamajeclaado
1-Qeylo dheer
2-Qol-Qol waregto
3-Qoyskaga neceb
Darsigaygina intaas hainoo joogo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Nasiib

Monday, February 19, 2001 - 04:38 am
S/Aleykum,

Masha-Allah walaahi aad baad ugu mahadsan tihiin dhamaan Saxnuun, gacaltooyo and kaynaan..

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

sahra xassan

Thursday, March 15, 2001 - 08:21 pm
sadex yaa xiriiriya
1=diinta yaa xiriiriya
2 dadka yaa ku daba xira
3 duleeyaha yaa iska gawraca

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.