Guuleed | Wednesday, February 07, 2001 - 12:49 am To: Dhamaan exsomali people.... Waan idin salaamey marka hore , marka xiga waxaan idin xasuusinaya somalia éra is over. Awal waxaan oran jirney hadii uu qof ina weydiinyo wadankee ayaad ka timid waxaan oran jirney soomalia. Hadaba maanta wax soomaaliya layiraahdaa ma jiraan waxaan nahay wadamo badan oo exsomalia la yiraahdo. Wadamadaa waa Somaliland, Puntland, Hiiraanland , Southsomaliland..... Aniga wadankeygu waa puntland ee ma oranayo hada ka dib waxaan ahay soomaali.. Peace Exbrothers.....And Long Live Puntland..... |
HAWIYE | Monday, February 19, 2001 - 01:47 pm WAR IDINKU AWALBA QASHIN BAAD AHEYDEEN PUTLAAN MAXAY TAHAN WALIGAYBA MAMAQAL BALSE WAXAAN HALSAAC KA HOR AAN OGAADEY INEY TAHAY GOBOLKA BARI EE SOOMAALIA, SOOGAABSHEY WARKEYGU WAA MAGAALO YAR OO AY ISLA-EGYIHIIN JOWHAR, BALSE JOWHAR YAANAN CAAYIN JOWHARBAABA QABOW,MAGALADAS YAR EE LADHAHO GOBOLKA BARI EE KULEELKA BADAN MAAD UMOODAY INAY WANAGSANTAHAY MATAGEEN ANIGU MAGALADAAS IYO KULEELKEEDA IYO ABAARTEEDA IYO BOORKEEDA BALSE ANAGU HADAYNU NAHAY REER SOOMAALIA SHEEGANMEENEE HANA SHEEGAN ADIGU INAALILAAHI WARBAL MUXUU YIRI, HA HAHA HA AH |