site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

BOQORTOOYADII DIREED OOSOONOQOTAY

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Arimaha Qabiilada - Clan Politics: Arimaha Qabiilada - Clan Politics (Current): BOQORTOOYADII DIREED OOSOONOQOTAY
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

GALBEED

Wednesday, February 07, 2001 - 09:32 am
waxaa jirtay boqortooyo direed oo katalin jirtay geeska africa saldhigeeduna ahaan jiray magaalada harar markaa waa in lala socdaa midakale qofkii ubaahan taariikhda boqortooyadaas wuxuu kaheli karaa magaalada (Harar).

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Iimey-king

Monday, February 12, 2001 - 03:52 am
Saaxiib sheekada wad waxna nooga sheeg qaar ka mid ah magacyadii boqortooyada aad sheegtay ee harar ka talin jirtay cimrigey jirayoo boqrtooya direed ma maqline bal noo sheeg sida wax laguugu sheegay aan annaguna wax kuu sheegnee.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

QUBEYSI

Monday, February 19, 2001 - 07:34 am
walaal waa salaamantihiin ,
GALBEED walaal waa runtaa waa arin jirtay lakin dad badan ay indhaha iska tiraan ee waxaan kaa codsani inaad wixii macluumaad ah aad daaha nooga qaadid si dadkaasna ay indhaha ugu furmo . waad mahad san tahy noo wad sheekada
walaalkaa QUBEYSI

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

GABAR FAQI-MAXAMED

Tuesday, March 13, 2001 - 05:54 pm
QUBEYSI IYO GALBEED CIWAANKA WAA ISOO JIITAY LAAKING WAXBA MA SHARAXAYSIIN WHATZ UP NOO SHEEGA WAXAYTHAY IYO MESHA AY KU DANBEYAAN THAT KAAS IYO DADKEY U TALIN JIRTAY...

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Isaaq Man

Wednesday, March 14, 2001 - 11:23 am
To: Gabar Faqi Max'd

Gabar yahay aan is guursannee gurigee gashaa.
Boqortooyada DIR soo noqodkeeda waxay u baahan tahay BOQOR (Aniga) iyo BOQORAD (Adiga) ee ka warran hadaan is xodxodanno.

Dir Man

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

GABAR FAQI-MAXAMED

Wednesday, March 14, 2001 - 05:53 pm
to isaaq man

that was funny but thanks- laakiin isaaq inuu diryahay maxaad qarkiin u diidaan?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Isaaqweyne=Dir

Wednesday, March 14, 2001 - 06:02 pm
We Isaaq became so many and so powerful that is why we felt we need to be seperate! But DIR IS DIR!

Sanaag is the burial of the Isaaq and Dir sheekh!!

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.