site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Qabiilkee Soomaalida ugu sharaf badan oo ugu mutacalinsan oo ugu caqli fiican oo xukunka loo dhiibi karaa

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Arimaha Qabiilada - Clan Politics: Arimaha Qabiilada - Clan Politics (Current): Qabiilkee Soomaalida ugu sharaf badan oo ugu mutacalinsan oo ugu caqli fiican oo xukunka loo dhiibi karaa
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Somali

Wednesday, February 07, 2001 - 09:36 am
Vote ha laga dhiibto aranitaan oo please yaan cidna la aflagaadayn.....

Thanks

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

jAAmici

Wednesday, February 07, 2001 - 01:33 pm
inkastoo aan u Dhalan, waxay ila tahay Qabiilka Wanaag iyo xikmad laga sheegay wuu yahay Leelkase . Hadaan nahay Habar Gidir ama Hawiye oo idil, Daarood dambe Wax uma dhiibanayno laakiin leelkase waa Qabiil aad iyo aad dadka oo idil wanaad uga sheegaan. Waxaa ku xiga Shiiqaasha. Intaas waa ra'yigeyga. Dadoo maxay idinla tahay?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Dhulos

Thursday, February 08, 2001 - 03:28 am
Dabcan ilayn Leelkase Daarood maahee....waa midgo.Waa waxay la madaxweyn yihiin

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

real dhulbahante

Thursday, February 08, 2001 - 07:17 am
waryaa kaagan dhuloos sheeganaya magaca ha naga caayin hadaad rabto inaad caydo leel kase cidaad tahay sheego. anaga dhulbahante iyo leel kase waa laba reer oo daaroodka kale isaga dhow.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Dhulos

Thursday, February 08, 2001 - 09:55 am
Real Dhulos,
Adigu Dhulos ma tihid anigaa ah....bastard waaxid....waxan ahay Faarax Garaad\Ahmed\Aden\Hagar\Farax......yaa iga dhaladsan kelebyohow......

Waa midgo hadaan kuleeyahay Leelkase waa midgo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

REAL DHULBAHANTE

Friday, February 09, 2001 - 09:55 am
WAAN KU GARANAYAA DHBAYAC XUN BAAD TAHAY OO AAN TOOS CIDNA U CAAYI KARIN INUU QOF KALE MAGACII KU GABADO MOOYAANE. LEELKASANA WAA RAGII HARKA CAD CIDLA KU MARIYAY.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

BOQOR HAWIYE

Friday, February 09, 2001 - 02:11 pm
DAAROOD maxaad isku haysataan koleyto H A W I Y E dambe ma xukumeysaane!!!!!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

EEGA IYO HAATAN

Friday, February 09, 2001 - 02:32 pm
eega waxaasi mawax laiswaydiiyaa mashakibaa kujira taa .
war waa la isyaqaanaaye sheeka dhuubni baa la idiinku dhintaye bahashan caatada ah halajoojiyo.
bahasha daarood ismaaciil baaleh sharafta iyo nin doornimada.
ayaguna reer isu reeboo absame baa laguri galay.
halkaas baa udanbaysay.
hadana bahashii waa ay sii guuraysaa oo soomaaloo idili sabbbbbbbbbbbb bay nopqotay marka hala joojiyo. tartankaa waqtigiisii ala hau nXARIISTO.
LAYLKASE WAA REER DAAROOD OO DAWEYN KOLAYBA XAGA ABSAMAHA WAA AY KA AMAANAN YIHIIN.
LAAKIIN DHABAYACADAA XOOGAA AY XIFAALTAN IYO HOOS KATUUR AH LEEYIHIIN.
WAA UU DAMCAY IN UU MID MAJEERTEEN AHI LAYLKASO KUBAXSADO AYUU MID ABSAME AHI YIDHI;MAJEERTEEN HADUU LAAD KUDHACO LAYLKASUU NOQONI.
BAHASHA SAAS HALOO OGAADO HADII LAISKU QABQABSANA
DEE WAA BILILIQADII WAAYAHANBA SOCOTAY.HALA BILILIQAYSTO.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

BIMAAL----KING

Friday, February 09, 2001 - 08:22 pm
to dhamaantiin

wiil BIMAAL ,hadii aan idiin sharaxo waxaad tihiin eedaysanayaal oo shacabkii soomaaliyeed gumaaday ee bal kawarama hadii aad ii ogolaataan madaxnimada soomaalina eed kama galin waxaana ahay ninkii idanka dhiciyay gumaysigii talyaaniga
horayna boqortooyo ayaan u soo ahaan jiray oo waan naqaanaa sida loo maamulo dawlada

yours runloow

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Sunday, February 11, 2001 - 12:41 pm
HABAR GEDIR

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Sunday, February 11, 2001 - 12:42 pm
HABARGIDIR

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Sunday, February 11, 2001 - 12:43 pm
HABARGIDIR ...YAA KALE?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Iimey -King

Tuesday, February 13, 2001 - 02:45 am
Karanle, Karanle, Karanle,

sharaf Ninkii Ilaahey siiyo uun baa leh qofkastana wey u furantahay inuu is ammaano balse markaan isu kiin sheego waxaan ahay Gobannimo u dhalay inkastoo taas daraadeed la'iila colloobay waxaan ahay tolweynihii uu ka dhashay halyeygii weynaa ee Iimaam Axmed-gureey (Karanle Iimey soomaali galbeed)
waxaynu nahay dadkii soomaali meel ay joogtaba isu keenay kana qaaday heeryadii Xabashida,
waxaan curad u ahay qabiilka soomaali ugu da,da weyn laguna tilmaami karo Curadkii soomaaliyeed
Dadbadan markii ay duur ku jidhka ahaayeen aniguu ahaa ninkii diinta baray
Manaahij wax barasho iyo culuunbaan ummadda soomaaliyeed u dejiyey waxaase iga gubay Boqortooyadii Xabashida oo kaalmeysaneysay mushrikiin Soomaaliyeed oonan weli soo Islaamin Noona horseeday inaan daafaha soomaaliya qax ugu kala yaacno, haddana deegaankeygu wuxuu yahay Soomaali-galbeed goballada dhexe gobalka banaadir iyo shabeellada dhexe meel kastana ummadda soomaaliyeed waxaan u horseeday nuurka islaamka, hannaan gobannimo, walaaltinno iyo is jeceyl,
intaas oo dhanbaan sheeganayaa ee Ninka su,aasha soo jeediyow ma waxaa sharaf leh Nin soomaali jeceyl ku sifoobay mise Ninki soomaali kala qoqobay,

Webi soo garguurtiyo waxaan ahay muujadaan go'ine
Ningaara adag iyo waxaam ahay geesi Karanlaahe
Ina gadow laf-gaab iyo guntuna iguma gaadhaane

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Saxnuun

Tuesday, February 13, 2001 - 03:59 am
TO:Dhamaan
War anaga wax aragnay,waryaadha labadiinaas dhuloos ee iscayaya midkiin ayaan dhalad ahayne tolow waa midkee?war ninka leelkase xukun udhiibay ee kutilmamaya inay dad aqoon uleh yihiin dhinaca maamulka Buugee ayuu ka akhriyay Taariikh Leelkase oo horay udhacday ama odaygee uga sheekeeyay,leelkase wuxuu ahan jiray intii ka horaysay 1991kii laf katirsan dhabayaco ee nagadaaya,waxna loma dhiban karee horaa loo yidhi laangaab waa ehelunaare.
Sheekhaal na xagay tarikhda somali kaga jirtaa intii kahoraysay 1988kii waxay ahayen jilib Ogaden uu gumaysto wixii kadanbeeyay 1991kiina hawiye oo aysan udhalanin ayay magan galyo siyasadeed udhex galeene.
waar somali way istaqaanaa ee dadka Soo halgamay ee xoriyadii somaliya usoo le,day haloo dhiibo xukunka.
Halna wiligiin hayeelina nin awoowgii uu gumaysi bada ordi jiray yaan loo dhibin xukun.
Rer aan xukun iyo maamulna waxba ka aqoon oo 1991kii ugu horaysay wax mamul ah isna halaga ilalaiyo.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Kii-Daarood-Wasay

Tuesday, February 13, 2001 - 08:28 am
Daarood dhan ayaa dhalad ahayn waa midgo iyo Wacalo la isku wada keenay aabihiin wasee get a life.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Danjire

Tuesday, February 13, 2001 - 09:59 am
Waxaa layiri(Hashu ayadaa geela cunaysa ayadaana cabaadaysa)!.

Waxaan kayaabay adinkiibaa isku baa,bi,iyay Site-ka siadaad xukun jacayl meel kaste isugu baa,inaysaan, See yeeli lahaydeen haday Leelkase xukun doon yihiin sida Yeeyda waddankii u tirtiray Xukun jacaylka?!

Saaxibayaal kuwa Leelkase caayayna dulmi bay ku caayeen, kuwa Taageerayna way mahadsan yihiin waxaanse u sheegi lahaa, Leelkase waxaa uga fiican xukun Hormar iyo nabad!.

Marka magacayaga noodaaya Magaciina raq dameeraad laga wacye! waxaan wax isku falayn baad tihiine. haddaad adinkii kursi jacaqylka u rogmateen ma annakaad na fidmaynaysaan!.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Tuesday, February 13, 2001 - 03:19 pm
GADABURSI

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

REAL DHULBAHANTE

Wednesday, February 14, 2001 - 06:38 am
TO DANJIRE

WELL SAID WIIL LEEL KASE
ALLAYLEHE NAAGIHII NAAGUHU DHALEEN EE MAJEERTEEN MEEL BAAD UGA SOOO HADHAY.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

tuusiye

Wednesday, February 14, 2001 - 08:31 am
duqunka daaroodbaan wasaa yiriyay
adiga dameera kuna haboon aritaada shegtay
ee raga duuda si wacan ula wadaag ha caytamina
naagyahay waxmatarahaayi
mardanbana waxaa suu kale puplica hala dhex imaanin shame on you

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Iimey-King

Thursday, February 15, 2001 - 02:51 am
Karanle! Karanle! Karanle!

Waxaadba mooddaa in daarood la igu qaldayo oo Ninka ay caydu ku socoto laguna dhega hadlayaahi Aniga yahay,
war heedhahaya Anigu daarood ma ahi sinjina iima gelin waxaana ahay Karanle hawiye ee taas ogaada tan labaad daarood baan wasaa Ninka yidhiyow axmaqbaad tahaye xishoo
waxaas oo kalana halla soo shir tegin,

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Sunday, February 18, 2001 - 11:41 am
hadaan runta ka hadlo waxaa ugu sharafbadan soomaali oodhan maxamuudsaleebaan oo ah halyayda soomaaliyeedlaakiin waalidooda baa qasaysa oo xoogaa bay dadku caayaa laakiin ilaa hada lamahayo dadkafiican

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Sunday, February 18, 2001 - 04:10 pm
KARANLE SXB MAXAA KU QAADEY? MAXAA HAWIYE KAA DHIGEY ADOO IIMEY DEGA.KOLEY NIN SHARAF LEH AYAAD IILA EGTAHAY SIDAAD U HADLEYSAAN ARKAA.SXB QOLADAAD SHEEGATAY WELIGEY MA MAQAL EE II BAL BALAADHI. WAAR IDINKOO DHAN IS CASILA. CID AAN MADHIBAAN AHEYN AMA REER XAMARKA CAD AMA JAREER XUKUN UMA DHIIBEEN.WAXAA DALKII QARIBAY WAA QABIILADA WAAWEYN.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Iimey-king

Sunday, February 18, 2001 - 10:19 pm
To:Anonymous

Karanle!! Karanle!! Karanle!!!

Sx salaan keddib waad iga qoslisay sababtoo ah waxaad tidhi "maxaa Hawiye kaa dhigay adigoo Iimey-dega" haddaba walaal Anigu Iimey waan degaa hawiyana waan ahay xataa Ilaa Harar baan degaa, hadaad Kililka shanaad (soomaali-galbeed)aqoon u leedahay waad i garaneysaa haddii kalana waa sida aan kuu sheegaye barasho wanaagsan, dhanka kale haddaan jalleeco hawiye wanaag kuma hadlo miyaad maqashay" Sx xishood-ka looma kala soocna ee taas ogow.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

PROFF:GUUDLE

Monday, February 19, 2001 - 01:28 am
ABGAAL

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

NASAB

Monday, February 19, 2001 - 11:27 am
GADABUURSI

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SAME

Monday, February 19, 2001 - 11:29 am
GADABUURSI

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

FAYSAL DACAWO

Monday, February 19, 2001 - 11:33 am
GADABUURSI

MUUSAFIIN

REER--CABDI

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

FAYSAL--DACAWO

Monday, February 19, 2001 - 11:36 am
GADABUURSI

MUUSA FIIN

REER-CABDI

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Tanade

Tuesday, February 20, 2001 - 07:45 am
Waryaaya nimankiinaan Majeerteen ee Dhulbahantaha Sheeganayaa maad meel cad soo istaagtaan oo magiciina sheegataan. Marka koowaad, Dhulbahante iyo leelkase Dhul ma wadagaan oo wax aan Daaroodnimo iyo walaaltinomo ahayn kama dhaxayso. Waa layaqaan cida geedaha ku soo dhuum dhuumata oo leelkase ifka ugu neceb. habargidir iyo leelkase dhulbay wadagaan waana diriraan. lakiin dariiqa iska ma xag xagtaan. lakiin majeerteen? Hawiye iyo daaroodba waa ogyahay in leelkase karti iyo oqoonba uu leyahay. Gaar ahaan majeereen wa yaqaanaa aritaas. Waxaan garan la ahay waxa majeerteenka ku kalifay in ay nebcaadaan leelkase. Dawlad idunkuma haysano. Dhul soomaaliyo dhan bar baad leedihiin waxaad nagu maageysaan? waxaan intaan ku darilahaa danjira ayaa horay u sheegay

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Danjiri

Tuesday, February 20, 2001 - 08:07 am
Saaxiib adaaba u eg mid meelo ku soo gabbanayee, bal kawarran?. annagu wali kuma hayno Ruux Majeerteen sheeganaya oo page-kaan Leelkase wax uga sheegayee maad adiga naftaadu is caddaysid? oo afkaaga ku hadashid?.

Adeer, Majeerteen waxaan isu nahay iyo waxaan kala qabno midna adiga lagu waydiin mayee, adigu maad bareerahaaga hadashid?!.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Tuesday, February 20, 2001 - 02:13 pm
IIMEY-KING. SXB WAXAA LEY SHEEGAY INEY JIRAAN HAWIYE DHAQMAY OO FIICAN INEY DEGAAN OGAADEENYA. SXB HADDII AAD ARKI LAHEYD SIDEY U DHAQMAYAAN HAWIYAHA JOOGA KONFURTA SOMALIYA XITAA SOMALINIMO MA AANAD SHEEGATEEN. INKASTOO UMAD WALBA AY LEEDAHAY DAD XUN IYO KUWO FIICAN,LAAKIIN KUWOODII XUMAA AYAA BATAY EE NACEYB HAWIYE AAN U QABO MA JIRTO WAAYO LAMABA DEGNO.WAXAA LEY SHEEGAY IN HAWIYAHA DEGA GALBEEDKU AY YIHIIN DAD DIINTA IYO DHAQANKOODUBA WANAAGSAN YAHAY. SORRY HADAAN KUU GAFEY.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

BANAADIR

Tuesday, February 20, 2001 - 06:23 pm
Aabihiin wasa ruufiyaan Daarood, yaa idiin amray horta inaad ka hadashaan qabiil Hadaan Hawiye nahnay waxan idinku nacnay qabiil-qabiil,iyo qabiil aad ku hees-heestaan afkiina xira adinkeey dan idiinku jirtaa.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Iimey-king

Tuesday, February 20, 2001 - 10:39 pm
TO:Anonymous

Sx salaan keddib inkastoo aad aqyaarnimo u hadashay haddana maqaalkaaga waxaan ka dhadhansaday erayo-qabyaaladeed waxaadse ogaataa in soomaali meel ay joogtaba aysan xumihii waddanka burburiyey ka nasahneyn, tan labaad dhulka aad Ogaadeniya ku sheegeyso ma gobalka Soomaali-galbeed baa "Sx kelmedda tan (ogaadeeniya) waa figrad gumeystuhu ka dambeeyey waana tan sababtay in heeryada gumeysiga la'iska qaadi waayo, waa kelmad ay dadka ku abtirsado u xagliyaan dadka kalana ka maagaan, waana tan kala dhantaashay midnimadii qowmiyadda soomaaliyeed ee ku dhaqan "Soomaali galbeed" haddaba waxaad ogaataa in ay wax garadkii ka xoroobeen figraddaas gurracan ee gumeysi kalkaalka ah, hana u qaadan inaan cid durayo oo Ogaadeen waa dad wanaag iyo diin mooyaane aanan xumaan lagu sheegin.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ayaandaran.iljeex

Wednesday, February 21, 2001 - 01:16 am
waxaan umaleeyanaa in aad iyo aad layaskugu gafay sababtoo ah nin weyn ama naag weyn maah in ay lasoo is taagato wax aanan afkeyga soo mari karin ama aan gabadheyda ukhuureyn in ay guursadaan kaas ooah gudabiirsi kaas waxaa asana la mida carabmaxuudsaalax waxaan ka xigaa madhibaan ama maxuud gorgaarte yaanan leyasu gafine majeerteenku ama daarood idil ahaan wey ka ilbaxsan yahiin hawiye kuwaas oo guursada wax walba salaam

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

cosob

Wednesday, February 21, 2001 - 01:36 am
Asalaamu caleykum dadku waa soomaali sida aan ognahayna soomaali waa is dhashay isana guursatey waana isku dhakhan dadkun waa dadkii yaanan leyasku gafin run ahaantii waxaan ahay gabar hawiye waan aan jecalahay khabiilkastoo soomaali wanaan marmarka khaar ka xumaadaa ninka soomaaliga ama naagata soomaaliyada oo leyaskudiido khabiil ahaan gabadheenuna maanta ay raaceen niman gaalo dhakhan iyo isaku dad isa daaye waaba gaal hadii uuba xataa yahay muslim anigu waxaan ka xigaa mar walba ninka midfiican maleh kuli waa isku mid soomaali macsalaamo.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Cabdi

Wednesday, February 21, 2001 - 12:11 pm
Hold on,Hold on war u kaadiya Daarood wali ma noolyahiin aniga waxaan mooday intii hambadaa aheed ee soo hartay inay iyaga is laayeene waa maxay kuwaan Netka isku heysta war is laaya is laaya.Dhulbahante iyo Majeerteen is laaya.Warsangili iyo Mareexaan is laaya,Leelkase iyo Ogaadeen is laaya.Geri iyo qashinka kale oo soo haray is laaya is laaya...i am still waiting in Daarood aduunyada laga dhameeyo.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Wednesday, February 21, 2001 - 02:15 pm
OK MR IIMEY KING. SXB BARASHO WANAAGSAN.ANIGU FIGRADEYDII HORAAN U DHIIBTAY WAXAAN XUKUN U DHIIBI LAHAA DADKA LAGA TIRI BADAN YAHAY.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Jabane

Friday, February 23, 2001 - 08:03 pm
Somali Habargidir ayaa ugu sharaf badan xukuntana ee adeeca maxaa yeelay waa dadka Somali ugu geesisan uguna maal badan uguna caqli badan uguna karti badan ugu aragtida dheer uguna tayada badan ilaa tiro wax matartee

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

BOORAME

Saturday, February 24, 2001 - 11:02 am
ALLA MAXAAD BEEN ISKU SHEEGEYSAAN!!! WAR WAX SOMALINIMO LA YIRAAH MA JIRTEE NIN WALBA DHULKIISA HA U TALIYO.AYANDARAN ILJEEX KULA YAABI MAYO AWALBA HAWIYE IYO MIDGUHU WAA WADA DHASHEEN OO WAXAA LA KALA YIRAAH,MAXAMED GOOR GAARTE IYO MAXAMUUD GOOR GAARTE. INA GOOR GAARTE, BYE BYE

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ina libaax sanka taabte

Sunday, February 25, 2001 - 12:21 pm
war runta anaa inii sheegaya ee waxaa loo dhiibi
karaa nin ah wacal oo cidiisa garanayn sida
wacala siyaad bare korinjiray oo wax bari jiray
sabab too ah cidna uma hiilinayo oo cadaalad ayuu
ku shaqaynayaa ineen waa wacal xukun loo dhiibtay e bay

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Iimey-king

Monday, February 26, 2001 - 03:24 am
Karanle! Karanle!! Karanle !!!

Waarheedhahaya waa adinkan is wada qoomaye maad Aniga xukunka ii dhiibataan illayn daacad baan ahay oo wanaag mooyee wax yeello la'iguma barane.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Monday, February 26, 2001 - 02:47 pm
KARENLI,AMA KARANLE. WALAALE WAAN KUU DHIIBI LAHEYN XUKUNKEE MAGACAAGAA IGU ADAG OO MABA KARO EE NAGA RAALI NOQO.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Iimey-king

Tuesday, February 27, 2001 - 02:46 am
Anonymous

SX haddii kii magaciisa la karay laga maagay kii kalana magaciisu u baas-baxo halkeebaa loo ciirsadaa, K! A! R! A! N! L! E! weeye lamana kari waayo, ee haddii kuwii hore xukunka la marin habaabeen bal aniga ii dhiiba ...........

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

AMINA

Tuesday, February 27, 2001 - 07:22 pm
IIMEY KING. MAANDHOOW HAWIYE MAAN DIRSAN MAANTA KA HOR. BUSTIHII HABAQSANAA QAADO OO XUKUNKA NOO QABO. HAHAHA. SIDEE KUU AAMINAA CAQLI IYO CILMI AAD UMAD KU XUKUNTO HADAAD LEEDAHAY 10 SANO AYAAN IDIN SUGEYNAY.MARKII PRIME-MINISTER LAYDIN KAGA DHIGAY DAAROOD AYAAD WAX U EG DOWLAD LA TIMAADEEN.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

farascade

Tuesday, February 27, 2001 - 08:59 pm
leeelkase yaa kale wwaaan ognahay

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SHAMSA

Wednesday, February 28, 2001 - 12:34 am
Aamina
Ragga isaga dhex bax, waxaan ahay gabar KARANLE ah intaa oo dhana waan aqrinayay waxda ragu soo qorayaan, kamana hadlayn, Gabdhihiina daarood kama xishootaan miyaa inaad ragga ka dhex jaq-jaqeysaan?.
Prime-ministerka aad sheegayso, ha ceebayn .

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Iimey-king

Wednesday, February 28, 2001 - 02:19 am
Aamina maxaa ku qaaday waa maxay caydu

gabdha-karanle wax garadbaa tahay haddaad ka xishootay inaad ragga ka dhax qeyliso.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Run

Wednesday, February 28, 2001 - 05:08 am
Qabiil sharaf le oo Soomaali ahi ma jiro....waa wada inkaar laysu soo urushey

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

duriyada

Thursday, March 01, 2001 - 12:49 am
waar duriyada reer sheekh isxaaq u dhiibta anagaa idiin jid bixinaynee sida s/land ayaad horumar iyo mooryaan la´aan mushahar shaqaale ku noolaanaysaan
nabaday

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

XIRFADLE

Friday, March 02, 2001 - 11:02 pm
WAXAY ILA TAHAY SHARAFTA QOFKA KUMA XIRNA QABIIL, MAXAAYELLAY, ILLAAH QABIIL GOONI AH MA UUSAN SIIN SHARAF, CILMI, AMA NASAB DHEERI, LAAKIIN WAXA HABOON IN QOFKA LAGU AMAANO XIRFADIISA,AAMIN NIMADIISA, IYO WAXKAS NIMADIISA EE AAN LOO FIIRIN QABIIL HEBEL BUUYAHAY, SIDA KUCAD DAWLADAN LA DHOODHOOBAY EE XAMAR TAAL. WAANA SIDIN MEESHA AY INA DHIGTAY. SO, STOP BLAMING QABIIL AND TRY TO LOOK AT THE SITUATION THE OTHER SIDE, WHICH I THINK A LOT OF YOU HAVE HARD TIME SEEING.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

shamso

Saturday, March 03, 2001 - 09:56 am
LLNigas aa ugu sharaf badan. Gaaska

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Sunday, March 04, 2001 - 05:51 pm
SHAMSO NIN KEEDA HALOO DHIIBO

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

owkuulku DK:

Monday, March 05, 2001 - 08:51 am
Waar sheekadu weey dheratay ana aan markeyga soo gale uu kadi:= waxaan ahay wiil dhalan yaro ah oo dhiigto iskuul jamacadeeyd ingiriiska waxaan idiin weeydina"??? markan damcoo inaan somalida kale meleey wax ku qoorayan inaan imado" maxaa igu qaasbay ileen waa jaa hiilin aan waxba aqoonin::?? anaa laga dhalaaniin:..??+ ileen umad hoormar taqano oo la socoto aduunka maha waa umad iyago miiyan oo isku maqaan:??..--- marka idiinkina ku soo qortiin halkan qabiil hebeel waa sidan iyo waa sidaan" maxaa dhaalan yaradii soo koreysey ku dhacayo ee ku dhalataay quurbaha aaminayaan waa qalaad ilma adeerayaal waa idiin tuga kuwaa dhlaanayo ha loo noxoo.anagii waan is layney waan is ceeynna intaan ilaheey heydiin ka cafiyo somaliyeey, qoof usaan ku jiriin somali manta waa yartahay walahii ilaahey ha naga baxsho muhiimka waa intas iyo idiinko ku baraajuya rayi wanag saan ."":O!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Shirshoore

Monday, March 05, 2001 - 09:18 am
Dhulos ka warama?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

wiilsoomaali

Monday, March 05, 2001 - 04:10 pm
war nimanyahow wadanku waxa uu horay ugu sicon la yahay waxaa weeye qaabiilkasata inuu madaxweyne noqduu doonayaa. Anigu waxaan oran lahaa inta qabiilka laga tansulo. in nin aqoon leh oon aan ka qayb qaadan dagaaladii dacay 10 sano oola soo dhaafay wax loo dhiibto. hadene waan kafakar oo waa dhib si lahu helo qof saas ah. marka waxaan is iri toloow dumarka ma udhiibanaa. waxay iila egtahay. in ay arintaasu macquul tahay. waayo dumarku intaas dabkii rugu shiday daminayeen. qabiil qabiil ka fiican majiro. qabiil walba nin xun iyo nin fiican buu leeyahay. waad aragteen wiixii siyaad bare dhigay. marka halaga taanaasulo qabiil hebla ayaa noqonaaya waayo madaxweynuhu waa inuu yahay soomaali maha inuu yahay qabiil.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Iimey-king

Tuesday, March 06, 2001 - 02:33 am
Wiil-soomaalieed

Sx haddii ay sheekadu kaftan tahay waa sidii aynu u hadalnay laakiin haddii sheekada lagu qotimiyo Xaqiiq ama Caqliga saxiixa ahba waxaa habboon inay arrintu noqoto "kummaa aqoon u leh"
figradaaduna wey wanaagsantahay.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

samsam

Friday, March 09, 2001 - 02:57 am
Samsam waryaa qabiil caydiisa iskdaara oo israaca soomaali hadaad tihiin

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Friday, March 09, 2001 - 03:10 am
sabaax qabiika maxamuud saleebaan ayaa ugu wanaagsan oo xilka loo dhiibayaa

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Friday, March 09, 2001 - 03:20 am
Waryaada waxaa dagaal galin waa dumarka maxamuud saleebaan haloo dhiibo xilka ku wanaagsan

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ayaan

Friday, March 09, 2001 - 03:24 am
Waryaada waxaa dagaal galin waa dumarka maxamuud saleebaan haloo dhiibo xilka ku wanaagsan

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

amran

Friday, March 09, 2001 - 03:33 am
Majeerteen waa kan isku kiina duubay oo gobalkiisa hada aadaan oo isku duba dhacay tacliin iyo waxkastaleh asgaan kufiican inuu qabto xilka

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Gaasdhagool

Friday, March 09, 2001 - 09:22 pm
leeelkase Number one ayaa ugu sharaf badan.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

dheereeye

Saturday, March 10, 2001 - 10:12 am
waryaa maad beenta iskadeeysaan qabiilka soomaali xukun loodhiibi karo waa.isaaq iyo majeerteen marka walaalyaal haxaasidina wallaalahiin eebekacabsada

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ashari

Thursday, April 05, 2001 - 04:02 am
intaan majeerteen iyo isaaq xukun u dhiiban lahayn maan xabashi u dhiibano maxaa yeelay naagay naga adeejinayaan

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

qiil_ umahayo qaniilada

Thursday, April 05, 2001 - 12:40 pm
soomaali oo dhan wax sharaf leh ma arag meeshaana
waxaan u jeedaa ninkasta wuxuu soo sharaxey qabiilkiisa anigu keyga dhihimaayee wax sharafleh
malahan qabiilada oo dhan waa dameer iyo laba diisa dhagood

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

real gaas

Thursday, April 05, 2001 - 04:43 pm
dont' be hater leelkase

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Sunday, April 08, 2001 - 08:21 am
XAWAADLE AMA LAYLA KASE ha la siiyo iska ilaaliya HABARGIDIR IYO MAJEERTEEN

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ahmed

Sunday, April 08, 2001 - 01:44 pm
Bal hada xoog bey mareyssaye baryaha daaye ee xoog wax ku raadsada. Habar gidirba xoogeeda iyo maalkeeda ayey ku heshaye. Hadii aad aragto in laga xoog badan yahayna waan fiicanahay ee xukun ha la ii dhiibo iyo buuqa meesha kala tag. 114 aqaan kaam aqrisan ayaa ka adage.

Tabarlaaweyaaloow Caytin wax matareysee, Hawiyaa saan ah iyo Habar Gidrbaa tan ah iska daayo tashado oo ku fikira sidii aad 100 sano ka dib wax ku noqon laheydeen. Qorshaha habargidir wax ku qabsatay waa mid ilaa Xornimada markii la qaatay la dhisaayey oo wax madaxa looga taagnaadaba ay ku
tashadeen siday maalin uun uga bixi lahaayeen. It took 40 yrs, may be kuwwina hada dhiban hadii aad dadaashan in ay idinku qaadato 80 sano waa hadii aad aad u dadaashaan.

Tani tagtay tu kale mooyee

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SIMAN

Monday, April 09, 2001 - 12:11 pm
REEEEEEEEEEEEEEER OW XASAN, YAAKALE HEE. BEEN MAA ISKU SHEEGAYNAA. AYAGA LEE JIRO WAX LISKU AAMINI KARO. AHLO BAYDKA HALOODAAYO AYAGAA DAACAD EHE.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

suuban

Monday, April 09, 2001 - 12:30 pm
Gadabursi

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

faysal

Monday, April 09, 2001 - 01:42 pm
gaas dhagool

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

what about qabiil walba hadii uu noqdo lix bilood kursiga madaxweynaha loodhiibo

Monday, April 09, 2001 - 02:59 pm
QABIIL WALBO WAA UU FIICAN YAHAY
BALSE WAXAA KU JIRO DAD XUN XUN

EE KAWARAMA QABIIL WALBA OO DHAN HADII AAN
LIX BILOOD U DHIIBNO KURSIGA MADAXWEYNANIMADA
JAGADA DOWLADANA LOO WADA QEYBIYO DHAMAAN QABIILADA,
SABABTAA SIDAA KU IRINA WAXBA MAKU HESHIISAAN QABIILNA WAXAAD U NOQOTEEN SLAVE
MARKA 20KA SANO EE SOO SOCDO WAXAAN DHIHI LAHAA SIDAA AAN KOR KUSHEEGEY WAX KAFIICAN MA JIRTO EE MAANTA MAAN SIDAA YEELNO.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

sofia ali

Saturday, April 14, 2001 - 10:59 am
soomaaliyeeeeeeeeeeeeeey,
ka kaca hurdada,waayo ilaa iyo hadda qof walbo
qabiilkiisuu soo sheegtay,maxay kula tahay in
siyaad barre allaha u naxariistee uu maalinkuu
dowladnimada qabsaday uu uga dan lahaa inuu
dadkiisa ama qabiilkiisa wax ku tarto?
jawaabtu waa maya wuxuu rabay xukun isaga shaqsiyan ugaar ah iyo soomaalinimo waayo
soomaali tii hore iyo tan hada joogta marwalbo
waa isku mid. ee siyaad barre waxay aniga
ila tahay wuxuu ahaa nin aad u caqli badan
markii danbana,wuxuu u dagi waxay ahayd waxaa
la macaatay saldannada,oo qof walba oo afrikaan
ahna ay lawada macaatay,marka soomaaliyeey
daaroodna wax uu soo xukumay ma jirto hawiyana
wax laxukumaayay ma jirto, ee waxaa wax xukumay
qof kaliya iyo intii isaga raacsaneyd
maxaa daarood kaliya loo leeyahay wey ka faaii-
deysteen siyaad oo wax bey xukumeen
meeqa hawiye iyo soomaali kale ayaa siyaad saaxiib
la ahaa,wxa dowlada hada ku wada jiro kuligood
iyo c/qaasim salaad waxay waligood la duubnaayeen
siyaad iyodowladiisa marka soomaaliyeey wax qabiil
la yiraahdo ma jiro, ninwalba wuxuu eeganaayaa
danahiisa gaarka ah ee soomaaliyeey qabiilka iska dhaafa wax faadddo ah nooma laha
aniga qaas ahaan waxaan abaal weyn uhayaa
siyaad barre waayo waxaan dhashay sanadkii 1970
oo wax cuqdad qabiil kuma soo korin saaxiibaday
waligay qabiil kuma aanan dooran guurkeygana
qabiil kuma aanan guursan waxaana ahay qof aad
u faraxsan oo waxaan wali wada xiriirnaa saaxiibadey kuligood iyo qabiil kasta oo ey yihiin ilaa iyo maanta marka taas waxaan mahad
uga celinayaa ilaahey, waalidkey,sanadkaan dhashay
iyo inaan dhalinyaronimadeyda ku soo raaxeystay
oo aanan waqti u helin qabiil iyo qurun.
iyo siyaad barre aniga shaqsiyan qof kale
shaqsigiisa lama raacin.
waxaan ka heystaa soomaaliya xusuus fiican
waxaan rajeynayaa inaan caruurteyda soo tuso
meeshaan ku soo koray oo aan aad u jeclahay
oo iga dhigtay qofkaan maanta ahay.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

sofia ali

Saturday, April 14, 2001 - 11:04 am

What about qabiil walbo hadii uu noqdo lix bilood kursiga madaxweynimada loo dhiibo

Saturday, April 14, 2001 - 05:34 pm
TO: safia

walaal aniga waxaan ahay wiilkii kaa horeeyey ee kugu xigey waxaana rabaa inaan kuu shego
waxaad tahay Gabar walaashey ah oo aad u aqli badan waana kugu raacsanahay waxii aad tiri waana runtaa
dadkaan meesha ka hadlooyo waxay u maleeyaan in qabiil-qabiil uu faaiido u dhalinayo runtina wey qaldan yihiin balse ayagu ma-ogo taas maxaa yeeley waa dad ay ku yartahay ilbaxnimada

figradaada iyo figradeyda baa ugu fiican meeshan

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.