site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Daarood Waa History

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Arimaha Qabiilada - Clan Politics: Arimaha Qabiilada - Clan Politics (Current): Daarood Waa History
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Somalia-Without-The-Fucking-Daarood

Friday, February 09, 2001 - 08:45 am
ala aniga waan yaabee dadkaan Daaroodka la yiraa maxay ku taal jiraan,mexee neyaysanyihiin,maxaa u tala ah,dhinac isaaq aa u fadhiyo dhinac kalana hawiye,dadkaan waxay ku jiraan dhibaato aad u weyn oo waxaa macquul ah magaca daarood in taariikhda laga wada saaro waayo waa dad liita aan waxba garane aan guruucda madaxa ka garaacno.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Sunday, February 11, 2001 - 02:55 pm
CAQLIGAA KUGU YAR EE ILAAH CAQLI WEYDIISO.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

daaroodboy

Monday, February 12, 2001 - 11:13 am
Daarood waa kii kugu soo kor dagay,maantana waa dowlad ku farax ama ka caroo,soomaaliya waad u jeedaa sida aad u gasheen waligeedna hagaagi mayso ilaa la idinku soo celiyo gumaysigii aad ku jirteen, waana iman doontaa in mar kale aan ka soo dagno hobyo iyo xamar dhabarkaagana sii diyaari ileen wax kale oo aan ku soo dago ma jiraane.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Caaqil

Tuesday, February 13, 2001 - 08:26 am
To:DaaroodBoy

Xayawaan oo caaq iska weynaaday ayaa tahay dabaaloow iska soo deg miyaa waryaa wishinsi yahow,yurub iyo maraykanka ayaad qaxooti ku tihiine maxaad hobyo iyo xamar qabsaneysaa.mida labaad yaa gumaysi ku jiro bal ii sheeg ma anakaa mise idinka dhinaca Somaliland idinka heysato dhinaca kalane hawiye idinka heysto koley puntland wax soconaayo oo xaqiiq maahine,war ninyahow hurada ka kac,tan kale runta lagama xanaaqo ee dhiig baa la isku yeelaa asaa waxaa la isku dayaa inaad bedesho which is impossible becouse you filthy daaroods can not simply accomplish things in this world so the best way to survive is to hide yourselves under the curtain of refugee camps and poverty.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

nin carooday

Wednesday, February 14, 2001 - 08:46 am
walee waa yaab ciirtaa dhame ayaa ceebtaada yaqaana
war hawiye qurunle mu xuu kibray oo dad is mooday
waryaaya dameerayahow noluu waxaa idiin ku huraysay daarood idiinkuna danbaysay
qabiil maanta idinka gunsan oo idinka caqli xun soomaali ku ma jiro waligiin waan idiin talin jirnay hadana waaba marag maduun markii daarood madaxtinimadi idiinka daga xaarkaad ka kacdeen ilaan dubkiina daainba dawladnimo u qurinee
11sanu baa kasoo wareegtay malintoo siyaad katagay soomaaliya walina xaar baad ku fadhidiin
maxaad dawlad u nuqun waydeen waa adinka sidii abuurkii jiingadihii iyo mutuleeladii ka fuqfuqsateen guryihiiya
ayax bililiqu baad tihiin siyaad barana run boo sheegay markuu idinku tilmaamay (muuryaan)
dawladnimo markaas baa idiinku danbaysay waxaadna sugaysaan in daarood idiin soo labti
that is your only hope

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Caaqil

Thursday, February 15, 2001 - 10:21 am
War ninyahow carooday bal is daji oo yara fikir,i think lama socotid aduunka iyo waxyaabaha ka socda ma ogid miyaa somalia inay dawlad tahay maanta maxaad ka wadaa maa dawlad dhisataan,tan aan hada heysano aan adiga madaxa kaaga garaacnay oo aan iskugu kiin dirnay oo kuligiinaba iskugu kiin soo jeedinay ma adaa noo dhisay,mida labaad waa adigan leh siyaad tagay,Siyaad ma tagay mise dabada ayaa looga dhacay,nin carooday baa tahaye bal waxaad ku hadleyso ka fiirso yaanaan lugugu qosline,Hawiye maanta waa dawlad adiguuna kuu talinayaa,fad ama ha fadin waa lugu fadsiin.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Thursday, February 15, 2001 - 03:06 pm
CAAQIL IN AAD HAWIYE TAHAY WAXAA KUU CADEYNAYA CAQLI XUMIDAADA. WARYAA YAA HAWIYE UGA BADAN YURUB AMERICA IYO CANADA? MA IDINKAANAN QAXOOTI AHEYN? YAA YEMEN IDIINKAGA BADAN? CEEBTIINII WAXAY SOMALI BARATAY MARKII AAD DAMACDEEN INAAD XUKUN QABATAAN 1991.DAMEER FOWQUL DAMEER

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Saturday, February 17, 2001 - 12:03 am
WAR ALE KA BAQA HAWIYE DHAAFA DAAROOD DAAROOD WAA WALAALAHEEN SOOMAALIDU WAXEY KU MAAH-MAAHDAA (HADHOCO QABIIL IYO WIXIIWADA)MARKA AYNU ISKA DAYNO QABIIL HAWIYE/DAAROODCIISE. ALAHA NOOGA DHIGO DOWLADAAN SOOMALIDU SAMESAY MID WAARTA, OO SOO CELISO NAFTII SOOMAALIDA IYO AWOODII QARANKA IYO SHARAFTA DALKA.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

WAAYA ARAG

Saturday, February 17, 2001 - 12:28 am
MA OG TAHAY INUUSAN QABIILKU JIRINBA SIDIISABA MARKAAN DHEXGALAY TAARIIQDA SOOMAALIYEED WAXAAN OGAADEY INEY DADKANI SOOMAALIYEED AY YIHIIN ISKU DAD DHAMAANTOOD. WAXAAN KALOO SOO OGAADEY INAY DADKANI QAARKAMID AH AY YIHIIN MAANGAAB MAXAA YEELAY WAXAY WALI U MALEEYAAN INUU JIRO QABIIL AYAGOO BEEEN BEEN KUMAA-MAAHAY OO YIRI QABIILKU ALAA WUXUU USAMEEYAY IN LAYSUGU AQOOSADO. HADEY SOMALI JECESHAHAY INEY IS AQOONSATO MEY SAMEESTAAN TEESARO AQOONSI AMA BAASABOOR.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

kooshin

Sunday, February 18, 2001 - 11:57 am
war aan idiin caqliyeeyo kuligiin waad isku waalateen horta layskumahayo daarood la'aantii waxaa dhaanta cidlo markaa cayda halagadaayo daarood waad ogaydeen markii loo dhiibay aadan cade in uu waxwadiwaayey oo soomaali oo dhan dooratay cabdirashiid cali sharma'arke kabacdi uu dalka hormariyay laakiin ceebta taala waxaa waaye daarood baadilay cabdirashiid oo ahaa ninkii dalka saa uhaormariyey laakiin hadana wali wax daarood dhaama lamahayo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Caaqil

Wednesday, February 21, 2001 - 11:49 am
Kow,Kow waa yaab war nimanyahow shalay aan geel lahaa jiray waxaa dhaanta maanta ayaan dameer leeyahay,maanta aniga iyo adiga yaa sareeya,Yaa xukunka haaya,yaa la xukumaa,yaa danta lagu dhamaystaa,yaa la isku diraa oo la isku gubaa,shalay waa shalay maantana waa maanta qaladna qalad maaha ilaa aanan laga baran,marka nimanyahow sidii islaamihii ayaa meesha waxaa ku heysaan maantoolees.sheekooyinkaa shalay maanta barxada is keena oo bal isku barbar dhiga Daarood iyo Hawiye yaana la idinku qoslina ee isaga taga meesha,adinkoo kale waxaa ku haboon inay iska aamusaan ee is qariyaan sida uu maanta daarood badankiisu sameeyo taasna waa in aad sheegan qabiilkaaga waayo Daarood waa qasaaro iyo Ceeb socotee.Hurdada ka kaca.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

FIIDOOW

Wednesday, February 21, 2001 - 06:39 pm
TO:AAQIL MARKAHORE WAXMAKUWEYDIIYAA YAA WANAGSAN DAAROOD IYO NAGOHODA SAAXIIB NAGAHA DAROOD BAABA ILAROON WAABA LAWASAYAA ATLEAST,XAGEE LAGEEHAA DAROODSE,

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Sheeq Marka

Thursday, February 22, 2001 - 05:59 am
Somaali sey ukala koreyso HAWIYE Isaaq daarood

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

run

Thursday, February 22, 2001 - 11:04 am
Soomaalida waxa laga abuurey caar? mise

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Jigga-Man

Thursday, February 22, 2001 - 01:07 pm
Naagaha daarood ilaahey cimri dheer iyo qurux saa'id ah hasiiyo,aniga naagahooda lee ka helaa,beenteey maaha.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ismail-jeberti

Thursday, February 22, 2001 - 11:59 pm
To:hawiye

Idinkuna ma hadlaysaan (mooryaan)!!!


qaxotigana idinkaa ku badan sharaftii somalidana
meel kaga dhacde ilaa dameero qurbe yimid baad ahaydeen.ceelgaabtii aad masarada ku dafayseen ayaa qurbahana la joogtaan iyo tuugonimo iyo magac xumo.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

halyay

Wednesday, February 28, 2001 - 08:29 am
to caaqil
caaqil magaca calila'aan ayaa laguu bixiyay
hadaad dawladtahay daroodna qaxuutiyahay maxaa inta qaarad aduunka jirta la idiinka helaa
maxaadse dawlad dhisataa si loo maamulaba mataqaanide,muuryaanyahow. waxaad isku qirtay in hawiye isku dir iyo sixir ioy musuqmaasuq oo aabe iyo hooyu u yahay, caqli kalana malihidin iyo tabarkale in aad jaajuus nuquto muuyee. uradoo digirtii iyo muxugaagii karsu taasaad la caqli tahee.nincaroday beentaadsheegaysu buu ka carooday iyo murti xumadaada.alow yaa rag lamu'dkaan riyahaa nagu afbaray bal dameeraduudii may iska wataan.maxaa nuluhuud haysataa siyaad kadib

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Caaqil

Thursday, March 01, 2001 - 08:52 am
Halyay inaa la baxdo ma istaahishid,aan ku jawaabo maandhoow,qaaradaha aduunka waxaa i geeyay waayo-aragnimo,ilbaxnimo iyo cilmi doon,mida kale anagu waxaan nahay dad ganacsata u badan oo beecmushtar ah,marka sxb qaxooti hanugu sheegin,Dawlad aan maamuli aqaano ama yaanan aqaanin maanta waan ahay waa run jirto mana iska indha tiri kartid,adiga oo qaxooti ahna kama rabo aqoonsi iyo ictiraaf waayo adiga anaaba ku quudiyo,aduunka dadku waxay u kala baxaan laba categories,leaders and followers,maanta adiga follower ayaad tahay,jeclaaw ama necbaaw,Yes dameerka waan dhaqanaa,moxoga iyo digirta waan cunaa,sidaas ayaan adiga shaqaale kaan dhigtay aana iigu jaajuuseysaa,bal ka waran hee xooloow.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

maangaab

Thursday, March 01, 2001 - 04:44 pm
To: so call Caaqil(balse runtii Caaqow)
Ugu horeyn waxaan ka xumahay in aan qabiil ku faano ama aan buunbuuniyo wax aan jirin, hase yeeshee wax marag madoonta ah dowladnimadii Soomaaliyeed oo dhibka lagu dhaliyey ay Hawiye meel xun dhigeen oo hashii Maandeeg ay meel xun iyo si foolxun ugu tunteen, waxaad kaloo iloowsan tahay burburka magaaladii xamar gaarey badankeed in u ka yimid dagaalkii dhexmarey caaqyadii Habargidir iyo kuwii Abgaal, hadana dowlada aad sheegayso inkastoo aan ka mid ahay dadka sida weyn u taageersan maba laha awood ay xataa garoonkii dayuuradaha iyo dekedii magaalada ay joogto ku furto, waxa hortaagana waa waxmagarato sheegata Hawiye,marka hadii la idinka dhexbaxana waad isqalaneysaan hadii la damco in wax la idin la qabtana doqonkiina isku tilmaama Caaqil baa hortaagan dantii guud, gunaanadka hadalkaygu waa daaroodba doqon waa dhalaa balse waxaad moodaa in ay iska qabankaraan ee uusan sida dabaalka hawiye dhulka cagta marineen,hadii hawiye talo leeyahay maanta ha taageero soo noqoshada dowlad soomaaliyed,Maandow Hawiye in aad halyey leedahay waa la hubsandoonaa?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Caaqil

Friday, March 02, 2001 - 08:19 am
Maangaab waxaad leedahay Qabiil inaan faaniyo waa xuntahay isla markaana adaa is faaninaaya,bal aan wax kuu sheegee burburka iyo balaayada aad sheegeyso yaa ku yiri inuu Hawiye sabab u ahaa,hadii tuuga la iska qabto,oo cadowga la iska dhiciyo,oo xaqdarada la hor istaago ma dambiyaa,Hawiye wax qalad ah uu sameeyay ma jiraan ee tuugo uun buu iska qabtay,Dawlada waa jirtaa waana jiri doontaa,and everything does not happen overnight,it takes time and hardwork,Hawiyana waa kii is wada raaca oo wax qabsado.aniga waxaan ku jiraa process of rebuilding ee bal adiga maxaad isku ogtahay,naagahiinii baa is guursanayee war dad ma tihiine iska aamusa.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

maangaab

Friday, March 02, 2001 - 11:35 am
To>isku magacaabe Caaqil(balse Bahaahinow).
Waxaa yaab leh in arintu kaa tahay aragti gaabi iyo aad xaqiiqada iska indhatirayso, marka hore waxbaan iska qabtey baa tiri balse runtu halaag iyo dulli uun baad kororsatey muddadii tobanka sano ahayd ee mooryaantiinu magaaladii camirneyd aad u qeybsateen dhowr dhinac oo midaba sheegto in uu ka taliyo, oo waxaad ogtahay intaan dowladan lagu dhawaaqin in dhowr jeer oo la damcay in la isku keeno Hawiye ay dhicisowdey oo wax isku raaciwaayeen,balse waxa hada wareegi calaamka oo leh yaan la aqoonsan dowladu waa dadqalatada sheegata hawiye ee Caato,Husseen caydiid,Muuse suudi iyo wax aan dhaamin,waxaan kaloo kuu sheegayaa sababta aan ula baxey magaca maangaab waa fikrad xumada aan qof aan mudneen in waqti lagu qasaariyo aan ku lumiyey oo ah sida aad sheeganeyso Caaqilka Hawiye, waan ka xumahay in aad u gafto qabiil dhan oo aan hubo in ay ku tahay meel kadhac in aad sheegato caaqilkooda,waxaan qabaa wixii xumaan ahaa oo dadka iyo dalkaba loo gaystey aan loo wada sineen oo in badan oo Hawiye iyo Daaroodba dambiilayaal yihiin,hadana loo baahan yahay in laga gudbo oo inta liidata ee weli ku fakareysa qabiiltanka la iska wada qabto waayo qabiil waa midka keenay in jilib jilib, reer reer ,baho baho dadka iskaga horkeenay waana midka gebi ahaan meesha xun dhigay qarankii Soomaaliyeed, hadaanan laga waantoobina oo lagu daydo dadka adoo kale ah ,waxaan dib ugu noqonaynaa hoog iyo jabkii sida maahmaahdan leedahay(He who never learns his mistakes is doom to repeat) oo macnaheedu yahay (qofkaan qaladkiisa wax ka faa,idaysan waxaa la hubaa in uu dib ugu noqon doono qaladkii).
gebogebo iskadaa faanka wax aadan adigu shaqsiyan ahayn cid kaa dhigi kartaa ma jirto ee naftaada wanaageeda baa laguu diray ,kuna raali ahow wax wax kuu sheegayo waa maangaab ee ?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

danti yaqaan

Wednesday, March 07, 2001 - 06:28 am
to caaqil
markaan waalagu helay meelaad u cirsatana ma haysatid been taadiina meel waa gariwayday
waxaan ku iri walaalow miyaadan waxkaletuu meherada haynin except the internet and arimaha qabiilada.
war bal isku xishuud oo wax iskula har.Dantaadana ka fikir tararakhlayahow
saasaan ku iri adeer

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Habar Awal

Wednesday, March 07, 2001 - 02:33 pm
To:Fiidoow marka waan kugu raacsanahay gabdhaha daarood futo macaan ayuu ale siiyey dabaalaba ha-iska ahaadaan'e anigu hada saaxibtey kumeelgaarka ah waxeey tahay daarood,

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

soomali

Friday, March 09, 2001 - 03:52 am
to habar awal
doqun maxishoodaa afka bel af xumaa
gabardarood maheli kartid waxana kuu jirtaa inta cirku kuu jiro ee afkaaga ka jeedi gabdhaha islaamka ah nacasyaw caada qaatahaa

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

WIIL-BELLO

Friday, March 09, 2001 - 07:45 am
BULSHO-BILLE.HAWIYOW DAMEERAHAAGA KU LAABO.ISAAQOW ADNA QAADKAAGA.DAAROODOW ADNA XAFIISYADA&MAAMULKA.SOOMAALIYA HA NOOLAATO.BULSHO-BILLE.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Cabud-waaq

Saturday, March 10, 2001 - 05:18 pm
War Soomaliyey,waa waqtigii lagu baraarugi lahaa inta wada xumaanta kuna adeegsata qabiil,meel walbana la taagan anaa reer hebel ka fiican,
in la iska qabto oo la wada cambareeyo waayo qabiil qaran dumi,si gaar ah waxaan ugu dardaarmayaa inta ku soo qorta ereyada ku qalafsan diinta iyo damiirka oo badanaa lagu aflagaadeeyo gabdhaha taas oo iigu muuqata wax aad u liita, arintu ha noqoto dood wax isweydaarsi ku dhisan oo qof walbaa soo bandhiga aragtidiisa ku saabsan sidii wax u qaldameen iyo sida mustaqbalka looga hortagi lahaa in arintaas
oo kale dhacdo.
nabadgelyo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Hawiye11man

Monday, March 12, 2001 - 11:16 pm
anigu waxaan ahay nin hawiya ah waxaana rabaa inaan sheego runta (1)waxaan kasoo hor jeedaa dadyowga caayaya qabiil dhan sida HAWIYE AMA DAAROOD, dadku waa isku dhexjir mid fiican iyo mid xun qolo kastana wey leedahay mid fiican iyo mid xun soow ma'aha qalad in lacaayo daarood oo dhan iyo hawiye oodhan. (2) hadii ay dadku wax bartaan oo ay aqoontodu siyaado waxay oganlahayeen qaladkoda waxan ayadana dhihi lahaa waxhalabarto (3) waxan kaloo ogaadey iney jiraan dad ethiopian ah oo afsoomaaliga yaqaan oo marwalba iskudaya iney isku diraan soomaali, HAWIY&DAAROOD longlive SOMALIA longlive~~

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mix race

Wednesday, March 14, 2001 - 06:29 am
TO HAWIYE11IMAN
war ninyahaw waa runtaaye yaaku dhagasanaya waxaad tahay ninkii hawiye ugu caqli ruunaaye maad utakisid i am sure daroodna in oo midsidaadukala ku jiro kulayba anigu waan kugu raacay in aan lays caayin because dad walaala baanu nahay

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

A.S.

Wednesday, March 21, 2001 - 04:48 am
Dadkiina halkan iscaayahaya waxaan idin leeyahay hadaad dhalinyara tihiin waxaad tihiin dad lunsan. War waxaan idin leeyahay hawiye iyo daarood waa dad Soomalyeed oo aan marnaba kala maarmin. Idinka maxaa idiin mustaq bal ah?.Odayaasha aad sheegeysaan wakhtigoodii waa dhamaadey ( haday runtahay oo ay jireen, odayaashaas dhib ayaan ka dhaxalay, allaha ha u naxariistee ).Waxaa aniga ila fiican in aad nollol aad sameysataan oo aad ka fakartaan mustaqbalka. Soomaalidu waa mid qora, waana isku qasbanahay in aan wada noolano kuligeenba, ee ka hadla cilmigaad barateen iyo waxaad dhalinyarada asaagiina ah ee reer Africa (like Ethiopia which have more than 150 different ethnic grops)la hortagi lahaydeen. Waxaan ku soo gabagabeyn hayaa warka Soomaliya ha noolato, dadkeeda oo dhan ha israacaan.
A.s.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

baroon

Thursday, March 29, 2001 - 03:30 am
waxaan rabaa inaan laba arimood u sheego wiilka hawiye oo qaatay magac uu eedi doono [caaqil] sxb mida hore qoraaladaada waxaan ku arkay adoo iidoor isku lamaaninaya xaqiiqdii iidoor wuxuu kuu arkaa dad aad u liita agtiisana sharaf kama lihid taas waxaa u daliila markii dawladii burburtay kuwa badan oo hawiye ah ayaa isku dhiibay jabhadii iidoor ee snm markaasay ku yiraahdeen maxaad ahaydeen? markaasay dheheen hawiye ayaan nahay waxay ku dheheen waxba idiin gaysan mayno kaliya waxaad dhisaysaan guryihii aad jiingada ka fuqsateen markaasay dheheen waa nalaku qasbay hadana qasab ku dhisa ayaa loogu jawaabay. marka iidoor wuxuu ka cararayo waa dhaqan xumadiina waligiina saas baad ku jiaysaan xor matihid tan labaad waxaa in badan sheegtaan inaad naagaha daarood wastaan waa gartaa naaga hadaad leedihiin ayagaad lajoogi lahaydeen dumbul miiran baa ilaahay idiin xareeyey ninkastoo hawiya ah wuxuu qalbiga ku hayaa siduu gabar daarood ah ku heli lahaa sida runta ahna waagii hore mamnuuc bay ahayd in nin hawiye uu guursado gabar daarood waxaa idin xoreeyey siyaad barre siyaarta qabrigiisa hadaad caqli leedihiin

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xoriyo

Saturday, March 31, 2001 - 01:14 pm
to baaroon waan kuu mashxarady ululululul inaad ninkarmeetahay waa kaa muuqataa

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Hawiye11man

Saturday, March 31, 2001 - 01:37 pm
TO: A.S.warninyahoow waa runtaa waankugu raacsanahay anigaba waxaad tiri
Somaliyeey let us see the big Pictures

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ciyaalfaaycali

Sunday, April 01, 2001 - 05:11 am
Baroon iyo maangaab

hahahah,,,,,,, i wonder why u hate hawiyye that much? is't coz they •••• every one of u?,, lol,,,
is't that they r power the noly power in the country? or is't that xamar develops like the westren capital,,, Tv's, internet access,,, airplanes,,albarakat,, olympic,,, news papers,, and more...

whatever it's that u hate this ppl does make deal,,,,,,,,, the only one who can defeat Hawiyye is hawiyye it self,,,, and allah ofcourse the almighty,,,

and remember only hawiyye can bring this country stability and can lead it a prosperity,,,

whoever u r i don't care,,,, the power is mine,,,,,,,,,, that's what matters..

i'm out

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.