site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

SAYIDKUMARKII UU LAHAA" NAAGAAD U TIHIIN GAALADII NALASHTA DHEERAYDE, NAAR QUUTAYAAL IYO KUFRAAD NABIYO MOODEENE" MA WUXUU U JEEDAY ISAAQ OO DHAN MISE JILB KA MIDA.

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Arimaha Qabiilada - Clan Politics: Arimaha Qabiilada - Clan Politics (Current): SAYIDKUMARKII UU LAHAA" NAAGAAD U TIHIIN GAALADII NALASHTA DHEERAYDE, NAAR QUUTAYAAL IYO KUFRAAD NABIYO MOODEENE" MA WUXUU U JEEDAY ISAAQ OO DHAN MISE JILB KA MIDA.
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

TAARIIKHYAHAN

Friday, February 09, 2001 - 09:49 am
ARINKAA MEELO FARA BADAN IYADOO LOOGA DOODAYO AYAAN ARKAY EE HALAIGA SOO JAAHIL BIXIYO CEEBNA YAAN LOO QAADAN MAXAA YEELAY WAA TAARIIIKH .

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

CAYNAANSHE

Friday, February 09, 2001 - 09:52 am
WAAR WAA QOLADA HABAR AWAL IYAGAA CARABAHA AADAY OO NAGA REER MAGAAL SANAA . LAAKIIN SAYIDKA LAF TIGIISA AYAABA QANIIS AHAA MAXAA OGAYSIIYAY WAQTIGAA IN RAG RAG WASAA AY JIRAAN WAANA KII CAREEBIYA INOOGA YIMID

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xaqsoor

Friday, February 09, 2001 - 02:47 pm
caynaashe reer aakharoodka haladaayo.
tankale ina cabdile xasan issaq uma ciil qabin baan umalayn.
soomaalidana kama necbayna gaal kalkaalintuu necbaa oo taa xataa waxay isku gafeen qaar badan oo tolkii ah sida reer subeer oo uu laftooda gabayo badan utariyay.
marka saaxiib xaqiiqadu waxay tahay nin walboo kahoryimi in uu isagu maanta kana sharaf iyo magac dheeryahay xataa gaaladay ishayeen.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Saxnuun

Tuesday, February 13, 2001 - 04:10 am
Waamaxay Isaaq ???
Anigu Iidoor ayaan aqaanaye ma isaaq ayay hadana labaxeen ala wuxu is rogrog badanaa ma Oday jir-jiroolaa inaysan dhalad ahayn halkaas ayaa laga garan kolba oday ayay odhanayaan waa aabahano habro fowqal habro.
Sayidku Ridwanulahi Calayhi waa kii caruurtina oo John loo wada baxshay Ali ubadalay magacyadoodiiye
Adoo Hindi siikh siikh ah barbara canshuur kaga qadana kaa dulqaday heeryadii kusarayde ma afbaad kuciil bixi daboole yahow salka fudud-daba cayuun waxid

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

DARWIISH JEBIYE

Wednesday, February 14, 2001 - 10:17 am
Sayid ka nimanyohow maad inaga deysaan sheekadiisa....gaal waxba muu dhaamine....wuxu ahaa ey, waxase ka daraa kuwii raacsanaa ee uu ku adeegsanayey ee cawaanimadooda caruurta iyo dumarka dooxayey....
Waar naga aamusa jaahiin gubaye.....gaalka hanoo keeninee

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

taariikhyahan

Thursday, February 15, 2001 - 08:21 am
darwiish jabiye ka maadan jawaabin su aashii mowducu ahaa aan kuugu ceshee si danay ahayd su aashu marunbaa inaad gaalada naagu u hahaydeen?
ma idinkoo dhanbaa u ahaa gaalada naago mise qolo idinka mida ayaad u fadarayseen? maxaa yelay ingiriisku daraawiish ayuu idinka difaacayay maxaad ugu abaal gudayseen?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

DARWIISH JEBIYE

Friday, February 16, 2001 - 04:52 am
Taariikhyahan,
Imaad garan.Waanse kaaga baydhayaa nimankan aad ishaysaan....hadii aad caawimo u baahatana le me know....mar hadaad Iidoor la dagaalamaysid.....waanse ku daawanayaa.....siaan usoo ciidamiyo.....

Inaga doodeena ina Cabdulle Xasan ha danbayso...

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

HAABIIL

Friday, February 16, 2001 - 09:53 am
WAAR NIMAKII IIDOOR MEEYE MAY ODAYGA UGA JAWAABAAN ANAGUNA BAL AANU OGAANEE.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

TAARIIKHYAHAN

Friday, February 16, 2001 - 09:57 am
THANKS DARWIISH TAAKULEEYE. BUT I DON'T NEED ANY HELP WITH THESE LADIES CAUSE ISMA'IL MIRE SAID BEFORE:NIN WAHSADAY WACAYSOW MAHELO WAR IYO LIIBAANE
NIMANKAA WADADA JOOGSADAY EE LAGA WAYIIGAAYO
WALAALAHAAN KU DHAARTAYE NAAGAHAA IGALA WAAWAYNE.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Wade

Friday, February 16, 2001 - 10:35 pm
Meeshaan ma Guntii reer Kuumbe kaambe kiimbe kabayare Kablaxlax baa kuuntadii weyneyd iska fartaynaya.
waryaa Ehlu Luud shib dhaha edeb malihidine.

Siyidka wuxu ahaa laga-rooone Badhi weyn weyn weyn weyn. Nimankii eryanayey markii la jebshey waxay is weydiiyeen "War ninku siduu u eeg yahay"
Nin Yaqaanney Ina Calaacal Xasan baa yidhi.
"Ma garan waayaysaan oo waa ninka labada buurood (sal) daba guureyso ee waran ka gelsha markaa qabataan oo ku dhaha "WALAABI".
Nasiib baanu lahayn oo waqaanu dhulkayaga ugu dhimane oo waatii baqtigiisii uu IIMEY ku fuuray ee la yidhi.
NINKA FUURSANOOW FUTO-HANGOOL


Wasaq yohow wasqaanku uu dhalee ina walaaxawli
Adigaa walaabi iyo ahaa weliyo shaydaane
Waatay wadnaa kuu galeen waraci reer sheekhe
Waatay ku weeteynayeen weer sidaad tahaye
...
Sidi waxar yar baad xaar kaga wash siisaaye
Futadaada weynta ah inaan waran gelshaa weeye
Qoodhaha waldeysta ah inaan kugu wasaa weeye
Adiguna wuxuush yahay inaad walamsataa weeye
Wajigaagu nama hayn karoo weak xun baad tahaye
marka aan ku weeraray inad baqaa wagac ka siin weeye

Dhuusada wareerka leh inaad kaga wash siin weeye

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Saturday, February 17, 2001 - 03:32 am
To:caynaashe

In aad tahay waxa uu Seyidku sheegay waxaa lagu garanayaa, sida uu ku ogaaday in ay jiraan rag ragga isticmaalaa waxay ku qoran tahay kitaabka quraanka ah ee muslimiintu haystaan"qooman luudh" markaa sidaas ayaa kuu cadaynaysa in aadan gaalka ka duwanayn oo diin islaam lahayn:

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Moorasaante

Monday, February 19, 2001 - 03:50 am
Wade:
Inaadan nasab ahayn waxa cadaynaya sida aad u hadlaysid.Car ku hadal wax xaqiiqa ah oon cay ahayn.....Guntu way caytantaa......Hartina afkaag huurada leh wax kaga qaadi maysid......."nin laga adag yahay maba caytan amba habaaran".....
Mida kale raga dabadooda maxaa intaa u hadal haysaa ma wiilashii Ingiriisku tababaraad ka hadhay mise reerihiin waxaa ku gu koruyey oo wiilashii Ingiriiska kasoo farcamay

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Shirshoore

Monday, February 19, 2001 - 03:52 am
Waar heedhee Caynaanshe goormuu Isaaq noqday miyaanu garacii Warsangeli ahayn.....
Miyaadan maqal gabay gii qarnigii hore:
Caynaanshe iyo Muxumud bay galab carawhseene.
Cidihiina waa lagu yiqiin cunug ay qaataane..

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Monday, February 19, 2001 - 08:17 am
Taariikhda ahadaan dib ugu noqono

Caynaashe wuxuu ahaa inan Warsangeli ah
waana la iidoorayda ama iidoor baa laga dhigay
Sida Arabka. Hadii Wakhtigaana wakhti ma aha
Waxaa sii caday naysa in iyaga laftoodu Ogyihiina
ayna sheegtaan Warsangeli. Iidoorku way is ogyihiin reer kasta oo iidoorsheegta reerka ay kayimaadeen. For example Habar Geclo oodhami waa isu yimi isku deegaan noqday oo magaca oo magaca Habar Geclo samaystay.

Sida kelyaa aan arintan kusoo gaba gabaykaro
waxa weeye, iidoor waa raxanwayne waa dad isu tegay oo hadeer taariikh samaysanay.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Monday, February 26, 2001 - 02:17 pm
Waar waa bilaa siyid baa lagaa yidhi hooyadaadii Daaroode taariikh doonka ahayd wase,sheekadaa gacan yarahaaguun baa kaa dhegaysan doonay nala tahay,Hawiyaha iyo dhako xuntiinaas ugu sheekee waxaas.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ruug-caddaa

Tuesday, February 27, 2001 - 04:19 am
Anigu waxaan kuu hubaa in Sayidku markuu Iiddpoor ka hadlayo uu u jeedey uun nimanka H/yoonis waayo weligeed laguma maqal gabayada sayidka kelmedda habar jeclo iyo ayuub toona, Inkastoo H/jecladuba raggi daraawiish wax ka aasaasay ay ka mid ahaayeen weliba taliskii sare ee loo yiqiin Khusuusiga ,Soomaali oo dhanna afar reer qudha ayaa ka mid noqday taliskaa H/jeclo oo Aadan madoobe ka sii ah, iyo Majeerteen oo cumar maxamuud ka sii ah weliba reer Khalaf,Dhulbahante weliba Bahararsame iyo CaliGeri Markaa horta H/jeclo looma jeedo. Nimanka la yidhaahdo H/Awal ma ahayn niman weerar qaadi karayey oo iyaguna aad bay isu ururin jireen oo Sayidka lama ciyaari jirin.Nimanka ugu indhaha adag uguna fulaysan ee sayidku sheegayey waa habaryoonis weliba ninkaa doonto weydii.Waxaase isku fuuqsaday dhacdo la ogyahay in ay ahayd sababtii gabaygan loo tiriyey cidda lala hadlayeyna waa la og yahay in uu nin H/yoonis ah yahay.
Ku shaqayso hadaba

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

cismaan

Tuesday, March 06, 2001 - 06:01 pm
Ruug Cadda=dacawo ilko yar ah

miyanad maqal gabaygii sayidka;

hadal aan wax tarin hawa been ah habar awali baa iska leh

cad hungri ah nin habaryoonis ah iyo nin harar joogaa leh

dacawo hulof................xagaa ka sii wad


waxba ha iska dhaadhicinin ragan wayno isnaqaan sayidkana habaryoonis mooyaane cid kale ka moo baqan jirin waa kii u gabyey uu yedhii isaaq aan habaryoonis lahayn naf ma leh

markaa adeer futada maryo alooka meelahaa la qabo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Hiiraan-boy

Thursday, March 08, 2001 - 09:57 am
waryaa waar hawiiye faraha ka qaad loool

sxb daarood waxba nooma sheegi karo sxb wuxuu ahaa history,, abtoow anaaa kaa xoreeyay hadii aanan taariikhda la beeneeyn,mida kale dee walaalo baanu nahay marka waa leeysku leeyahay,

Hawiyye waa doowlad, calan leh, maal leh, dhul leh, dad leh marka yaan lala tartamin,,,, Hawiyye rules,hawiyye rules,, ok?

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.