site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Dad yahow soomaaliyeed bal kawarama abdilahi yusuf wuxuu uqabtay puntland mahalyey baa mise waa dadcun

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Soomaalinimo - Nationalism : Dad yahow soomaaliyeed bal kawarama abdilahi yusuf wuxuu uqabtay puntland mahalyey baa mise waa dadcun
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

IDIFACLEH

Sunday, February 11, 2001 - 06:50 pm
waala idinsalaamay
waxaan umalaynayaa in qofbaliba ra'iyigiisa kadhiibandoono. waxaan rabaa in aan ogaado ra'iyiga laga qabo wooyo qof walba oo hogaamiye ah ama waa la amaanay ama waa lacaayey.
kaftan hufan ku kaftama.
NABADEEY SOOMAALIYEEY.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Berdinqaasim

Monday, February 12, 2001 - 01:17 am
Waa dad cun aan dawo lahayn. Subax kasta marka uu tooso haddii aanu arag dhiig waa in wax is bedelaan. Sidaas darteed dadka la joogaa waxay subax kasta u sii diyaariyaan dhiiga xoolaha saylada lagu qalo. Si niyadu ugu fiicnaato,,,maalin kasta. Ugu dambayntii ninka walaalihii laayey Puntland, Funtaland iyo Cabdulaahiland midna wax uma soo wado, ee inta waqtigiisa ka hartay ayuu dadka masaakiinta ah qasayaa.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Puntlander

Monday, February 12, 2001 - 01:16 pm
Boogga waxaa furtay mooryaan
Feejignaadda reer Puntland, yeenan khalalaasaha laladamacsanyahay reer puntland wax yeelin midnimadeena. Raag badan baa ku hamiya inay fidno ka abuuraan Puntland.
Watch out!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Idifacleh

Monday, February 12, 2001 - 02:14 pm
Hay the man who called him self puntlander. Don't be silly and don't insult me. If there is a puntlander I am the real one but guess what I am againest Abdilahi yusuf, waxaan kuraacay saaxiib kayga berdinqaasim. A.Y waa dhiigyacab ku quraacda dhiiga dadka, I understand maybe u are cumar maxamuud and that is way u are saporting A. Y or maybe reer xirsi. Judge the fact and talk about it. We say gool Arta pple.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

IDIFACLEH

Wednesday, February 14, 2001 - 08:00 pm
salaamucalaykum
maxaa loo baqay maa la soo baxo. Mise haddii laga hadlo ina yey. waa in beer galay. Rayigaaga ka dhiibo qof walaowba, hahalkaa taytalka ku qoran. Mise waxaad ka baqdeen in uu iskiriinka idinka soo dhexbaxo.
NABADEEY.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Monday, February 19, 2001 - 06:10 pm
salaan
Hadii aan ka yare dadlo waar yaa ninkaas idifacle maxaad ka rabtaa odaygaa beelka la'a ee adeerkayo ah. haddii uusan adiga ku xukumin anaguu na xukumaaye. Waa nin ka majeerteen, dhul iyo warsangeliba xukumee.
ma qaraaraa ka haya hadii uu si fiican xukunkiisu u socdo maxaa idifacle isugu maga caabee matihide.
Guuuuuuuuul ine yusuf yey.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

WARSAN

Monday, February 19, 2001 - 11:30 pm
WAXAAN LA YAABAY SHAQA LA'AANTA IDIN HAYSATA,WAAN
DAREENASANAHAY RAGA HALKA KU SOO QORAY C/LAAHI WAA CUSMAAN MAXAMUD WAXAASE IDIN ORAN LAHAA INAAD
HARTI IYO DAAROOD IIBGEYSAAN MIYEEY TAARIIKHDIINI
KU DHAMAATAY,TEEDA KALE C/LAAHI WAA NIN KURSI RAADINAYA IDIN KUSE MAXAAD RAADINEYSAAN NINKA RAGA AH WAA INUU UJEEDO IYO KA JEEDO LEEYAHAY,WAR HADII AADAN ORANEYN ANIGAA WAX MAAMULAYA,WAR HADAADAN AHAYN QOF DHIB GEYSTAY WAR HADAADAN AHAYN QOF AWOOD LOO SHEEGTAY,AWOODA ALA KAA QARIYE MAAD TIRAAHDO ANIGA AYAA WAX MAAMULAYA
SIDEE UGU OGOLAATAY HABARGIDIR INEY HALKII AAD MAAMUUSKA KU LAHAYD INEY GASHO ADIGOO AWOOD IYO
ITAALBA DHAAMA,WAR DANBIGA AAD QIRANEYSO YAA GALAY
WAR MA WAXAAD MOOG TIHIIN DENBIGA AY HABAR GIDIR KA GASHAY SOOMAALI,WAR MAANTA MA WAXAAD U BURBURINEYSAAN NOLOSHA DADKIINA RAJO AAN LAHAYN MUUQAAL DHAB AH,WAR SOW MA GARATAAN IN HABAR GIDIR
AY YIHIIN ILKO HOOS KAWADA XIRIIRA WAR MA ILOWDAY.
WALEE RAGBAAN IDIIN HAYSTAY LAAKIIN XAGEYGA DUMAR BAAD KA TIHIIN.C/LAALI WAA NIN XUN BALSE UMA BURBURINAYO PUNLAND INA BOOY.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Daad

Tuesday, February 20, 2001 - 01:51 am
C/llahi waxuu ahaa nin soomaaliyeed laakiin hada kuma tilmaami karno dano soomaalibuu wadaa waxuu yahayba waxuu yoonka aaqiro ayuu xisaabtiisa helayaa

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

dhafoorqiiq

Tuesday, February 20, 2001 - 10:36 am
TO CABDULAAHI YUSUF WAA KHNIIS OO xabsigii mingistaa lagu wasi jiray tiibuu u doontaa adisababa waa dhiigya cab.
Habar gidir waa gob waxay laayaan munaafiqiinta wadan qaaimiinta iyo gaal kalkaaliyaha waa soomli dhab ah ee majeerteen m,axaa idinsiiyay kursiga marwalba ma waxaad wali aaminsantihiin halkudhigii beenta ahaa ee ahaa inta madax madow iyo majtn baa is leg
Ma ilowdeen gabaygii ahaa
majeerteen laad ku dhacay laylkasay noqdaan!!!!


lasoco sheekada way socotaayee dhafoorqiiq

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.