site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

GALABTEEY GOLLOLEEY TAGEEN GALAAL MAKEENIN GEED QURXOON

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Arimaha Qabiilada - Clan Politics: Arimaha Qabiilada - Clan Politics (Current): GALABTEEY GOLLOLEEY TAGEEN GALAAL MAKEENIN GEED QURXOON
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

A Ade

Monday, February 12, 2001 - 12:36 am
Taas waxey aad uga turjumeysa dagaalki xaqdarada ahaa eey kuwa wax magaratada, magudbayaasha, nabad ceybka, daneesteyaasha, lacagbeen abuurayaalka iyo dib usocodka ey kuqaadeen Balcad taaso dhirbaaxo adag oo awoodooda ku shaqo leh ku soo dhuftey Alxaaji Muuse Suudi Yalaxoow oo aanan marna ogolaan doonin daandaansi noocaas ah, isagoo wali jecel inuu ilaalsho xadka uu laleeyahey beeshiisa taasoo ah inuu isaga wax gacan ah u geeyseen intey MASKIINTA MININ MUDULOOD MAGABN U YIHIIN( WAA KUWA HOTEELKA SHUBANKA KU DILEY). Markaasaa laashinka weyn ee Mudulood, jabki kadib si qabow ugu shegey galaal guuldaradi waxwalba laheed ee kasoo gaartey BALCAD isagoo markale u noqon doonin.


Abdullahi Ade

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Macoow Ow Diinle

Monday, February 12, 2001 - 03:24 am
Waa saas Shirib goormaa iigu dambeesey ineysan good qurxoon keenin anaa kamaraga laakinse dhiigaa aa lagadaadshey Muuse aa idiin joogo mahaas ee minaad maan qabtiin ka fogaad maal muslin.
Aryaa halkaas maqandhow qabey markoow balvcad howl kabillowey laakin waxaan rajeyhaa iney mudulood intaas ku kaceen haddi kale sidi salaad loo diley ayaa geesi kastana lagaga dilaa ee kakaca meesha.

any how that is good start to show our freedom of expression into what we inherited from our tree.

Cool

Macoow Owdiinle

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

muxumad

Monday, February 12, 2001 - 05:57 am
Ar Galabteey Gollolley tageen Gallaal makeenin geed qurxoon, bUbbbbnb.. Anaa is moodey inaan ku jiro shiribka yawuuw Mineey Fatturo
Laashinkaan u deynaa.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

wiil Harti

Wednesday, February 14, 2001 - 06:38 am
Shirib lee haaya inti aduunka idin dhaafayo abgaal fooqala aagaal

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

.

Thursday, February 15, 2001 - 03:03 am
Waryaa waxaan nagu baray sida Internetka loo isticmaalo walaalayaalow iska aammuso illeen doqonku inuu aamusow ku roonyahaye

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Maro

Saturday, February 17, 2001 - 12:22 am
Areey ma anaa mudaayo mise wax aa soo galey nin layaqaano maha areey laaashinkaan yoo ahaay, its very funy kan macanahiisa yaqaano kan kalen ha iska aamuso.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

BUUFLE

Thursday, March 15, 2001 - 09:47 am
ABGAAL BUUN YEERIS IYO SHIRIB LEE KU JIRTEEEN
EE WAX MA ISKA CELINAYSAAN.

YAAHUUU WAXAAD TAQAANNAAN SIDA MAATADA LOOGA
DHACO CALOOLAYDA IYO WAXAY KU KORSAN LAHAAYEEN
ILMAHOODA.

YAAHUUU"""""""

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.