site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

"HALAGU TALAALO SOOMAALIDA AIDS"CONCLUDED ETHIOPIAN DOCTORS

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Soomaalinimo - Nationalism : "HALAGU TALAALO SOOMAALIDA AIDS"CONCLUDED ETHIOPIAN DOCTORS
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

soomaali

Monday, February 12, 2001 - 01:50 pm
ASLAAAAAAAAAAAAA ALIKUUUUUUUUUUU
Walaale salaam kadib, warxuma tashiilku waa badan yahay laakiin nin wargal ah ayaa iisheegay hadal aan aad uga naxay oo ah:
In markii Itoobiyaanku ay soomaaliya xagii adeegsiga calood ushaqeeystayaalka ay wax aba ku waayeen kuna fashilmeen ay u adeegsadeen baabi'inta dadka Soomaaliyeed xeel kale oo aad khatar u ah haddii ay rumoowdo!!!!!!
Wuxuu igu yiri:

1- Soomaalida ku dhaqan Itoobiya ee Qaxootiga ah ayaa marka ay dhakhtarka aadaan waxaa lagu diraa cirbad sumaysan oo wadata dhiig AIDS leh. Waxaana qofka jiran lagu yiraahdaa Fitamiin baanu kugu durnay.

2- Soomaalida raadsatay cudukan oo latunta Itoobiyaanka oo aad ubadan iyagoon kawar qabin waxa uu yahay AIDS ku amaba ku oranaya kuma dhaco dadaka Islaamka ah.

3- Dadaka Itoobiyaanka ah ee jaariyadaha u ah oo dhiig sumaysan cuntada ugu dara dadka ay u shaqeeyaan

4- Shaqaalaha jaban ee Itoobiyaan ka ah ee shaqeeya Gobolada Puntland iyo Soomaliland oo iyagu inta badan AIDS qaba oo Soomaaliduna latumato iyaguna ay kufaafiyaan hab qarsoodi ah oo dadkay ushaqeeyaan ay ugu qaldaan dheecaano kala duwan cabitaanka iyo cuntada.

5- Goboladii ay haysatay ee Gedo, Bakool iyo Bay oo iyaguna ay sidaa kor ku xusan oo kale ay ugu faafiyeen.

6- Naagaha Itoobiyaanka ah ee jikooda ka ganacsada qabana cudurkan AIDS-ka oo aad ugusoo batay dalka oo dhan.

Markaa magaaladan Minneapolis ee aan deganahay warku aad baa looga warhayaaye maxaad kawar haysaan oo aad Shabagadihiina aad ugu sheegi weydeen. Walaalayaal bal idinkuna baara oo xataa hadaysan jirin dadka aad uga diga, waayo kuma baraarugsana. Warakiinana aad baa loo akhristaa!!!!.
OGAADA WAX WALIBA WAA SUURAGAL, SOOMAALIDU CAWAD KALE MALEH AAN AHAY ITOOBIA! !!!!!!!!!

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.