site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Yaa Gubay Somalia?

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Soomaalinimo - Nationalism : Yaa Gubay Somalia?
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Wednesday, February 14, 2001 - 02:55 pm
Somalia Waxaa gubay somali oo dhan, haba ahaatee waxaa xilkaas la saray dadkii joogey ilaa muddadii uu siyaad bare talada hayey. Marka waxaa la yaab leh dadka isku sheegeya qaxootiga ma is weydeen yaa gubay somalia?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Fuushane

Wednesday, February 14, 2001 - 03:55 pm
TO: ANONYMOUS

Saaxiib ma wax kugu cusub baa Somalida inay ku jiraan qaar ay u caada tahay intay ku dhirbaaxaan inay misna oohinta kaala hormaraan. 30 sano ninkii Somaliya gubayey, Dhacayey, Dilayey, Boobayey haddii uu maanta ooyayo ka warran isagoo leh waa lay dhacayaa, waa lay dilayaa, iwm.

So what! Waar miyaadan aheyn 30 sano ninkii waxaasi iyo wax ka daranba isagu sameynayey! maxaa ku qaaday! Relax, Take easy, It is your victims turn and they need their 30 years as well

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Fuushane

Wednesday, February 14, 2001 - 03:57 pm

SiiFuushane

Wednesday, February 14, 2001 - 07:11 pm
Somalia waxaa gubay oo aan laga doodayn Hawiye Hawiye Hawiye. Waa dad cawaan ah oo Huutuu ah oo aan haba yaraatee wax ilbaxnimo ah lahayn. Waxaase ugu sii daran Ceyr. Waa ninman xaaraan ma ahee aan waligood xalaal arag, waa kuwo aad moodo in hadda geed laga soo furay. Waa inaan Huutuga adduunku la yaabtay ee dugaaga ah wadanka ka qabanaa.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

aragsan

Thursday, March 29, 2001 - 12:16 am
sii fuushane ceeeeeeeeeeeeeeeeeb afku yaanu ku qaloocane hawiyoo kaliya maxaa sheegay bal hada waqooyi eeeeeeeeeeeeeeeeeeeeg.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Runsheeg

Thursday, March 29, 2001 - 11:03 am
Soomaliya Yaagubay? 1991-present= Hawiye
Soomaaliya yaagubay? 1980-1990= Daarood

ninkii ka murmaana waa nin waalan

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

saacid

Thursday, March 29, 2001 - 03:54 pm
Caqliga ilaah idin siiyay gacmaha ayuu idinka galay,wax magarata yahay sidaa isku dhaama,waxaad weli garan la'adihiin cida ka mas'uulka ah burburkan war ma waxaad garan weydeen wadankan inay burburiyeen shakhsiyaad tiro yar oo xagiina sharaf ka leh balse jecel baabi'iina oo aad weli cisi iyo sharaf xagiina ka leh,dhagaha yar yar ee aad leedihiina idiinkugu sheegay qaybaha aad umad ahaan ka kooban tihiin.soomaali baad tahay,waxaad tahay muslin,waxaad ku nooshahay faqri iyo gaajo sharafta uu midkeen ku faani karo maxay tahay,aduunkoo dhan baa na og foolxumada iyo nolosha xun ee uu ku jiro qofka soomaaliga ah,yaa hadaba sharaf leh bay idin la tahay.
waxaan idin oran lahaa dadka hogaanka idiin haya ayaa ka mas'uul ah xanuunka gaaray umadda soomaaliyeed waayo waxay lumiyeen midnimadii umadda,waxay caadeysteen sad bursi,cadaalad daro,kala qoqob iyo xasilooni la'aan,dhaawaca gaaray umadda soomaaliyeedna iyaga ayaa ka mas'uul ah waxaanse dareensanahay xili aan fogeyn in maamulka dalka uu gacanta u geli doono shakhsiyaad fahansan magaca aynu umad ahaan leenahay soomaaliya ha israaaaaaaaaaaaaaaaacdo.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Kismaayo

Friday, March 30, 2001 - 03:06 am
To: Runsheeg

bro i agree with u 150%

no doubt it ,,, i'm Hawiyye and we take full responsibility what happen after the 1991 but what caused it? it's daarod who had ruling the country from 1969 till 1990 and did almost everything,,,, killing,,,,, looting,,,,, rape,,,, give some body a credit he/she does not deserve,,,,, and many more,,,,,,,,, so what is da deal? u wanna talk it next decade or wanna move forward?,,,, if yes let us rebuild the country 2gether , if not ,,,,,, everybody may stay his home,,,, i'm not the worst if im not the best,,, and i base this on economy, landscape,, quantity,,quality,,,,and etc,,,

i'm out like my cousin

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Midgaan

Friday, March 30, 2001 - 05:14 am
To Anonymous !

Somalia ma gubin somali oo dhan. waxaa somalia gubay waa Hawiye, Darood iyo Isaaq. Dadka kale sida midgaanta, yaxarta, tumaasha, jareerta, reer xamarka iyo dadka kale ee la yaso ma aysan ku lug laheyn baabinta' dalkeeni somaliyeed. Bar u fiirso qoloyinka weli dabka isku sita oo waa Hawiye, Darood iyo Isaaq.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Friday, March 30, 2001 - 06:51 am
With-out question, the people who started this hell is the Hawiye subclan. They don't know nothing they are idiots walking on this earth, and they don't deserve to be the leaders of Somalia. Lets say this president wants to bring change to Somalia, he is no different than Aideed and his other idiot followers. They are the ones who started this and don't deserve to lead our nation when they started it.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Tiredwoman

Friday, March 30, 2001 - 08:44 am
Okay guys, finger pointing and blaming each other won't get us anywhere. WHAT WE SOMALIS NEED ARE PRACTICAL SOLUTIONS FOR THE 21 CENTURY. Any ideas??

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

daacad

Friday, March 30, 2001 - 09:23 am
soomaalida waxay ku maahmaahdaa nin aan talin jirin haduu taliyo ninaan tagi jirin ayaa taga waxaa u maleenayaa su,aasha ah yaa dumiyey soomaalia waxa aan umaleenayaa in aan oga jawaabay labadeeda sadar ee ugu horeeya

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Runsheeg

Friday, March 30, 2001 - 11:00 am
waar meesha ha is caayina su aal baa la idin weydiiyey e ka jawaaba

Soomaaliya waynu wada ognahay cida gubtay

waana idiin sheegay

anigoo nin daarood ah oo og qiranayana dhibaatadaanu geysanay

1980-1990 darood ayaa soomaliya gubay

1990-present Hawiye ayaa gubay

Kismaanyo

like you said let us move on and rebuild what is left of our beloved nation

let us bring those who committed the well know crimes

let us not protect the war lords
let us as Somalis all together eliminate the Idiots and move on

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Hawiye &Daarood iskadhal

Friday, March 30, 2001 - 06:38 pm
HI: Kismayo and Runsheege

I agree with you guys 100%
Somalidu waxa ay ku maahmaahdaa maalintii hore tagtaye tan cusut yeeysan ku dhaafin
qofka biniaadamka ah waligiis wax uu xalinayo ma-ay jirto haduusan marka hore ogaanin qaladkiisa anaga Hawiye ahaan waan ogaanay waxa qaladka wada, waxa qaladka wada waa worlordhiska oo 10kii sano ee udambeysey wax qaribay

so totally I agree 100%the worlords was responsible
and the best way we can get back what we had losted is if we grow up and see the big bictures

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Xalane

Friday, March 30, 2001 - 07:15 pm
Kuligiin
Somaliya waxaa gubay waa Xukun Xumo,,1969 ilaa 1990...Somaliya oo dhan waxaa loo nebcaa oo waddanka baabi'inayey waa Mareexaan...1991 ilaa iyo haadda waxaa loo neceb yahay oo waddanka gubaya in kastoo lagula jiro waa Habar Gidir....Ilaahay uun baa og cidda kale oo ku Xigaysa oo lanici doono...marka dhibaataddu waa Xukun jacayl...Waddankanna waxa gubay waa Xukun Xumo...haddii xal loo helo in Xukunka awoodiisa la qaybiyo oo aan hal Qabiil awood buuxda lasiin in ay ku dhibaateeyaan shacabka Somaaliyeed qabyaaladani waa ay iska dhamaanaysaa ,,Marka Somaaliya waxaa Gubay waa Xukun Xumo ? ee hala Xaliyo arrintaa

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.