Runsheeg | Thursday, February 15, 2001 - 06:36 pm Dr. Ismaciil Jimcaale maxaa uu diiday inuu runta iyo xaqa jira uu Ilaahey fary inuu ka hadlo? -Maxaa ka dhigay nin dan qabiil qaaday? -Ma magac qabiil buu ku hadla? -Maxaa ku qasbay inuu been aan jirin ka sheego waddanka gobollada ay nabaddu ka jirto sidaa Puntland? -Maa waxuu ku biiray BBC qaybta afsoomaliga? -Miyuusan ogsooneen intuu iska hadlin inuu ka fiirsado, hubsadonah wax yaalaha uu sheegaayo? -Ma lacagtii beenta aheed uu Abdiqasiim Salaad soo dajista baa dhowr million shilling Somali baa laga siiyay? -Haduu runta rabo inuu ka hadlo maxuu uga hadli waayey umadda somaliyeed oo lagu kufsaday, dhacay, dilay Xamar ilaa xuduudka Soomalia iyo Kenya? -Maxuu uga hadli waayey lacagta beenta ay tuugada Carta soo dajisteen keentay iney umadda soomaliyeed intii ka hartay oo danta yareed iney gaajo ugu dhintaan? -Maxuu uga hadli waayey mooryanta reer Abdiqasiim Salaad iyo Kofiyo guduudi reer Siyad Barre oo maanta heesta Jiubadda Hose dhaca, dilka, kufsiga, jir dilka, xag gudubka lagu hayo maatada reer Kisimayo? Hadii uu xaqa Ilaahey farah uu runta ka sheegi karin, binis xaanag ha badasho magaciisa hana ku biiro wasaarada warfaafinta tuugada reer Carta! |
yusuf | Tuesday, February 27, 2001 - 01:06 am Dr. Jimcaale the biggest mooryaan, all over world. |
somali professor | Thursday, March 01, 2001 - 04:36 am ISMACIIL JIMCAALE IS A DECENT HONEST MAN. SOMALIA NEEDS PEOPLE LIKE ISMACIIL TO SERVE. OUR NEW GOVERNMENT IS REACHING OUT TO SERVE EVERY SOMALI IN THE COUNTRY. THE SOMALI ARE POISENED BY PEOPLE LIKE "RUNSHEEG". ITS TIME THE SOMALI PEOPLE TO UNITE BEHIND ABDIQASSIM SALAD HASSAN WHO IS BEEN ELECTED BY A LARGE A MAJORITY OF SOMALI PEOPLE. ISMACIIL JIMCAALE IS SERVING THE SOMALI PEOPLE WITH JUSTICE AND FAIRNESS. THANK U ALL |
Anonymous | Sunday, April 15, 2001 - 08:31 am To those of you who know nothing about Dr Isma'il Jima'ale. Dr Isma'il Jima'ale passed away (died) in 1989 and dictator Mohamed Siad Barre was in power at the time of his death. Dr Isma'il Jima'ale wanted to save Somalia from collapse by preparing the Somali Manifesto signed by 114 Somali statesmen including the former President Aden Abdulle Osman. Had Siad Barre accepted Dr Isma'il's proposal, Somalia could have been saved from the collapse of the state system and the disastrous civil wars. Currently, there is an human rights organization in Mogadishu, which is named after Dr Isma'il Jima'ale. Most of you have mistaken the name of this organization with Dr Isma'il himself. I sympathize with your ignorance, an ignorance that goes back to Somali culture and finally brought Somalia to its knees. |