Friday, February 16, 2001 - 12:46 pm Maxay Hawiyuhu la khalkhalaan ee ay kalsoonidu uga luntaa markay hal qof oo Daarooda arkaan?Maxayse Daaroodka kalsoonidu uga luntaa markuu meesha nin Isaaqi yimaado?walaahay arintaa in badan ayaan arkay jawaabtase waan heli la,ahay ilaa hada.