site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

MA DOONEYSAA SHAQO SAMAFAL AH?HADII JAWAABTU TAHAY HAA.

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Soomaalinimo - Nationalism : MA DOONEYSAA SHAQO SAMAFAL AH?HADII JAWAABTU TAHAY HAA.
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

8787--------U.S

Friday, February 16, 2001 - 07:09 pm
Fadlan la xiriir agaasinka arimaha maamulka ee ha'yadan samafaleed si aad u hesho warbin guud
oo la xiriirta howlaha hay'ada iyo nooca shaqo
ee ay qaban doonto.

Sidii aynu ku soo bandhignay boggag ay soomaalidu
ku kala qaataan wararka,ayaan hadana waxaan mar-
labaad u soo gudbinayaa fursadan dhamaan umadda
soomaaliyeed meel walba ay joogaan fursadan shaqo oo ah mid mustaqbal u ah ubadkeena maanta iyo beri

fursadan shaqo oo ah mid aan hore loo arag waxay hay'adu raadineysaa shaqaale gaaraya 100,000 oo -
qof,kuwaa oo loo balanqaadayo maalinta la ansaxiyo codsigooda shaqo,ama inta uu tababarku u socdo iney siin doonto hay'adu mushaharkooda. cidii daneyneysa fursadan fadlan la soo xiriir
Agaasimaha Arimaha Maamulka Md Jaamac Maxamed
E-mail Qaranimo1@hotmail.com.

Mahadsanidiin.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.