site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Waa su aal da ' waynee oo jawaab u baahanee soomaali wayn oo dhan maxaa majeerteen ku diray???????/?

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Siyaasdada Guud - General Politics: Waa su aal da ' waynee oo jawaab u baahanee soomaali wayn oo dhan maxaa majeerteen ku diray???????/?
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

gabar majeerteen

Friday, February 16, 2001 - 08:45 pm
bogaan waxaan u furay dhamaan qabiilda soomaaliyeed oo dhan waana hal su aal qura walaalayaal maxaa soomaali oo dhan ku diray majeerteen oo laga siiyaa plz waxaan u baahanay wax iga jaahil bixiya waayo meel walba majeerteen baa lagu haystaa odayaal habro gabdho wiillal walaalayaal maxaa nalaga rabaa oo aan soomaali weyn kasidanaaaaaa ?????????

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

WIIL MUDULOOD

Saturday, February 17, 2001 - 05:33 am
WAXAAD LEEDIHIIN DABEECADO AAD KAGA MID TIHIIN YAHUUDA SIDAA AWGEED BAA SOOMAALI IYO WIXII KALE OO IDINLA DEGAN AAD FAR DHEERTIHIIN, MARKA MA WEYSAN AHEYN IN XUMAANTA AAD LA WAREEGEYSAN OOD UMADDA LA DAMACSAN TIHIIN LEYDINKA WARHAYO OO LA IDINLA SODO LA ISKANA KIIN CELIYO, ILAA WANAAGSANAATAAN MANA OGI GOOR AAD WANAGI DOONTAAN ILEEN DHIIGIINA KU SHAQEEYA XUMAANTA, QABIILKA, EEXDA, KIBIRKA, SHAXAADKA & DOQONIMADA AAD LA CABTEEN SUNTA MOODEENAA CAANO, MA SUNBAA CAANO NOQOTA?? YAAB..HAKAGA FILATO INTAA WAXAASE JIRA DAD ANIGA IGA KIIN YAQAAN ILEEN ANIGU WAXAAN AHAY WIIL DA'DIISU TAHAY 15 HADANA INTAAS BAAN KA ARKEY MARKA WAXAAN KA SUGEYNAA DADKA IGA DA'DA WEYN OO IDIN YAQAANA WELIGIINBA SUN CABA IS OGAADA DOQONIMO IYO KIBIR HADII AY ISUGU KAA DARSAMAANA WAA ADUUN IYO AAQIRO BEEL.

WIIL HAWIYE

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

gabar majeerteen

Saturday, February 17, 2001 - 10:49 am
to will hawiye waa qofkii beegka furay qofka kula hadlaya horta marka koowaad been baad naftaada u sheegtay markaad tiri waxaan ahay 15 hawiye ahbeenlooow faalalow teeda kale mj hadaad doqonimo kusheegtay waxaad tahay beenlow suna idinka ayaa cabtaan iyo mariid ee duqa hadii cidi xaasidnimo leedahay wacadala wax hawiye madoobe ka qurun iyo xaasidnimo badan majiraanwaa kuwii wixii la ogaaa sameeyay ala hoogay hawiyoow dib baa loo noqonayaa danbigaad kagasheen soomaali wayn xagee lagu xisaabin doonaa ?alow ha i joojin meeshaas teeda adigu fikradaada baad kahadashay ee bal aan aragno soomaalida kale fikradaheeda mana jirtid 15 duqa waadna i dhalikartaaa ee raali ahow and thnx 4 nothing

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Sunday, February 18, 2001 - 03:49 pm
MAJEERTEEN WAXAA LEYDINKU NACAY QABIILKA AAD KA HADASHAAN MAR WALBA IYO MEEL WALBA. HADDII QOF IDINKOO MEEL FADHIYA IDIIN YIMAADO WAXAAD TIRAAHDAAN WAA QOLOMA? YUU YAHAY? DADKA KALE WAX UMA OGOLIDIN. WAAD FAAN JECESHIHIIN SIDII DUMARKII. WAXAAD JECESHIHIIN MEESHII SOMALI ISUGU TIMAADO IN IDINKA KALIYA AAD KA MUUQATAAN. DACAAYADAHA IYO BORU BUGAANDHADA AAD AYAAD U FAAFISAAN OO WAAD KA HESHAAN. DAD DIINTA KU FIICAN MA IHIDIN. WAAD ISBEDBEDEL BADAN TIHIIN.WAXAAD TIHIIN DANEYSTAYAAL OO MA EEGTAAN DANTA GUUD TTINA KALIYA MOOYEE. AAD AYAAD U XUKUN JECESHIHIIN HADEYDAN XUKUNKA HEYNIN WAXAAD NOQONEYSAAN MUCAARAD XITAA HADDII KUTUBKA QURAANKA AH DALKA LAGU XUKUMO. WAAN SII WADI LAHAAYEE IN LAGU CAAJISO AYAAN KA BAQAY. HADDII AAD RABTAAN WAX DHEERAADA WAAN SII WADI KARAA.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Sunday, February 18, 2001 - 06:42 pm
gabar waxaad ogaataa sababta loo yiri wadar iyo waaxid kee baa waalan, sidaad adiguba u sheegtay maxaa majeerteen soomali oo dhami ku nacday? waad ogtahay in aanay soomali oo dhami ay is jeclayn laakiin ogoow markaad idinku soo dhex gashaan soomaalida kale inay usku jeclaanayaan sidii laba qof oo is dhalay. markaa bal adigu is waydii oo maxaa soomaalida oo dhami idunku nacday ilayn kama duwanidine hadaydaan ahayn dad xun.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

gabarmajerteen2

Monday, February 19, 2001 - 07:27 am
QOFKII WAX AH UUN BAA LA HADAL HAYAA!!

Nimaan wax ku ool aheen cidna soo ma hadal qaado ileen wax uu ku tooranyahay baaban jiiriin.

Majeerteen uuma baahna kalgaceel maryooley iyo mooryaanba. Weligeenba daacaadda, cayda iyo propogand-ka iska waada ileen qiil kale ma haaysaane.
MID OGGAADA LAKIIN, MAJEERTEEN ARE HERE TO STAY FOREVER AND WILL BE AT THE FORE-FRONT OF SOMALI POLITICS. WE ARE THE MOVERS AND SHAKERS. IT IS OUR DESTINY.

Ciilqabow caadabta gal!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

gabarmajerteen2

Monday, February 19, 2001 - 07:31 am
QOFKII WAX AH UUN BAA LA HADAL HAYAA!!

Nimaan wax ku ool aheen cidna soo ma hadal qaado ileen wax uu ku tooranyahay baaban jiiriin.

Majeerteen uuma baahna kalgaceel maryooley iyo mooryaanba. Weligeenba daacaayadda, cayda iyo propogand-ka iska waada ileen qiil kale oo aad haaysaane baanba jiiriin.

MID OGGAADA LAKIIN, MAJEERTEEN ARE HERE TO STAY FOREVER AND WILL BE AT THE FORE-FRONT OF SOMALI POLITICS. WE ARE THE MOVERS AND SHAKERS. IT IS OUR DESTINY.

Ciilqabow caadabta gal!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Nin yaabey

Wednesday, February 21, 2001 - 05:01 pm
don't forget the lesbians of somalia(gaar ahaan bossaso) this is according to the somali news media loooool!!!!!

+people like inam+weris diriye+david bowie!!!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

GABARSOMALI

Wednesday, February 21, 2001 - 09:34 pm
TO GABAR MAJEERTEEN MAXAA CIIL LAGA QABI MAJEENTEEN RAGOOD WAA DUMAR HABALHOODUNA WAA QAXAABADO MARKA MAXAA CIIL LAGA QABI. NIN SOOMALI AH OO SIDA DUMARKA U HADALAYO WAA LOOGU YIMIDA MAJEERTEEN? NAAGA AAN XISHOON OO RAGA SALOOLADA AMA JAMEEKAANKA RAACADO WAXAA LOOGU YIMIDA MAJEERTEEN. MARKA GABAR MAJEERTEEN MA II SHEEGI KARTAA WAXA CIILKA LOO QALABAY. SOMALINA WAXAA OO KALIYA AYAADA DHEERTIHIIN BEEN, FAAN, AAN MEEL JIRI ORDA OO XISHOODA.

Wednesday, February 21, 2001 - 10:14 pm

Message alert

Thursday, February 22, 2001 - 06:06 am
To ninyaabey iyo mooryaanta kale:People don't you know that IRIN and Horn Afrik are on a mission to smear, agitate and misrepresent the peace loving Daarood people in Puntland!

Beware of propoganda and the smear campaign of the mooryaan.

GARSOORAHA MAXKAMADDA BOSAASO OO BEENIYAY WARBIXIN BBC-DA IYO WARGEYSKA QARAN KALA XIGTEEN OO KU SAABSAN NAAGO ISKU GUURSADAY BOSAASO OO TOOGASHO LAGU XUKUMAY
Maxamed-deeq Cabdulqaadir
Sahan Bosaaso.
Email Maxdeeq50@hotmail.com
21 Feb. 2001

Garsooraha 1aad ee maxkamadda darajada 1aad ee magaalada Bosaaso Sh. Maxamed Cabdi Awaare ayaa beeniyay warbixin ku saabsan laba haween ah oo isku guursaday Bosaaso oo maxkamaddu ku xukuntay in la dilo.

Garsoore Awaare oo aan fiidnimadii 21ka bishan kula xiriiray gurigiisa ayaa ii xaqiijiyay in aan haba yaraatee waxaba ka jirin warkaas, isaga oo ka jawaabaya su’aal ahayd maxaa ka jira wararka sheegay in haweenka is guursaday maxkamadda la hor keenay oo aad xukunteen "Adeer arintaasi waxba kama jiraan, annagu ma arag, meel lagu hayana ma maqal, meel lagu xukumayna warkeedaba daah".

Garsooruhu waa uu sii waday hadalkiisii oo waxa uu yiri "wax daran ayaa warkaas sheegay, anagana waxaa markii noogu horaysay Taleefan nalagu soo waydiiyay anagoo maxkammadda joogna su’aalo ay ka mid ahaayeen Naagihii is guursaday ma maantaad maxkamadda saaraysaan? Maxaad ku xukumaysaan iyo kuwa la mid ah, ugu danbayntiina anaga laf ahaantayadii ayaa inta shaki na galay waxaan teleefano u dirnay dhamaan saldhigyadda magaalada, si ay noogu sheegaan haddii ay hayaan wax kiis ah oo arrintaas la xiriira, iyaguna anaga ayay nala yaabeen, marka adeer arinkaasi waa been, aan waxba ka jirin oo aan sal iyo raad toona lahayn, Ilaahaw ha inagu keenin hadana waxaas iyo wax la mid ah toona" ayuuna garsoore Awaare hadalkiisii ku soo afjaray.

Sidaas oo kale waxa aan booqday inta badan saldhigyada Magaalada isla habeenkii waxaana la kulmay qaar ka mid ah madaxda danbibaarayaasha saldhigyada Bosaaso kuwaasoo dhamaantood ii sheegay in aysan haba yaraatee hayn wax war ah oo ku saabsan naagaha la sheegay in ay isku guursadeen Bosaaso, maxkamad ay u gudbiyeena aysanba jirin.

Mursal oo ahaa danbi baaraha saldhigga Biyo kulule ayaa yiri "warkaasi waxa uu ka mid yahay warar aan sal lahayn oo ay faafiyaan dad aad xumaanta u jecel".

"habeen markaan dib u dhigay, habeen labaadna uu ku soo celiyay C/shukuur Yuusuf Cali (Tifaftiraha Wargeys cusub oo dhawaan laga soo saaray Bosaaso oo la yiraahdo War ogaal), oo nooga soo warama Buntilaan ayaan sii daynay warkaas.
Tifaftire Nerro
Ugu danbayntiina waxaa ii suuro gashay in aan khadka isgaarsiinta Taleefanka ee Magaalada Muqdisho kula xiriiro Tifaftiraha Wargeyska Qaran ee ay BBC-du warkaas ka xigatay Qaasim Nerro, waxa aana waydiiyay sida uu warkaas beenta ahi ku helay, kuna faafiyay isaga oo taas ka jawaabayana waxa uu Tifaftire Nerro ku jawaabay "habeen markaan dib u dhigay, habeen labaadna uu ku soo celiyay C/shukuur Yuusuf Cali (Tifaftiraha Wargeys cusub oo dhawaan laga soo saaray Bosaaso oo la yiraahdo War ogaal), oo nooga soo warama Buntilaan ayaan sii daynay warkaas, anoo rumaystay in uu yahay xaqiiqa baahday, mana rumaysnayn in nin wariyenimo rajo qabaa uu sheegi karo been taas oo kale ah, waliba si aan u dhawro amaankiisa, maadaama warkaasi ahaa mid xasaasi ah waxaan qarinay magiciisa, laakiin hadda qarin mayno, warkana cidda aan ka helnay waa cadahay" ayuu yiri Tifaftire Nerro.

Mar uu ka jawaabayay su'aal kale oo aan ku celiyay oo ku aadanayd waxa ay haatan yeelayaan waxa uu yiri "waxaa waajib nagu ah in aan akhristayaasha qaran ka raali galino warkaas aan salka lahayn isla Beritaba, go’aanka kaas xigaana waxa ka tashan doona masuuliyiinta wargeyska si wada jir ah"

BBC-da qaybteeda ururisa wararka afafka qalaad ku baxa ee la yiraahdo BBC Monitoring Service - United Kingdom; ayaa bishan 20keedii shabakadda internet-ka dariishadda ay ku leedahay ku daabacday warkaas oo lagu turjumay afka Ingiriiska ciwaankiisuna ahaa Lesbians sentenced to death in Somalia (naago isku guursaday Soomaaliya oo dhimasho lagu xukumay) kaasoo ay ka soo xigatay sida ay ku muujisay qoraalkeeda dariishadda Internetka ee wargeyska Qaran caddadkiisii soo baxay isla 20kii bishaan.

waraysigii Sahan ay Dr. Gaagaab kala yeesheen war been ah ee sheegayay in la afduubay isaga iyo marwada madaxweynaha Buntilaan
>> Akhri halkan

AN OPEN LETTER to the BBC World Service and the BBC Somali Section Leadership
>> Check Media Watch

Appellant - Employees of the BBC Somali Service vs Defendant
>>Check Gaashaan Column

BBC Monitoring Service - United Kingdom
>>Check ft.com website

Ma aha markii ugu horeysay ee ay wakaaladaha wararka ee caalamka oo dhan laga akhristaa ama laga dhageytaa ay faafiyaan warar aan sal iyo raad toona lahayn oo naxdin, ceeb iyo niyad jab ku ah, wadaniyadda, Amniga, sharafka, diinta iyo dhaqanka dadka Soomaaliyeed, iyadoo markasta wararkaasi yihiin kuwo ay bixiyaan dad Soomaaliyeed oo mararka qaarkood u bareera sheegidda been ay la tahay in ay cid ku xumaynayaan ama ay ku riixayaan degaan amaba ay qaarkood ku raadinayaan in ay ku helaan dhaqaale iyo sharaf; tasoo dhanka kalana dhaawacyo waaweyn u geysata ilaha ay wararka siiyaan oo macaamiishoodu kala laabtaan kalsoonidii wareed ee ay ka qaadan jireen.

Sahan Information Center "Bosaaso, Buntilaan Soomaaliya

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Royalty

Thursday, February 22, 2001 - 06:56 am
Gabar somaliyeed, qabiilkaaga ma cuqdaad baa ka qabtaa? maxaad uu af lagaadeeneeysaa Majeerteen oo idil. Taas waa cuuqdaad iyo kalsooni daro kugu jirta. Waxaad isku darsatay qaashin iyo qashiiniimo sabaabtoo ah garaadkaaga baa ku siiyey inaad qabiil dhan aad aflagaadeeyso!.

Alelahee, ciil qaboow cadaabta gal.
Gobanimmo waa loo dhashaa, Majeerteenna waa gob.
Ileen ninkii wax ah uun baa la hadla hayaa, ileen nimaan wax aheen cidii masoo hadal qaado maadaama uunan waxba ku toorneen.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

WADANIYAD

Thursday, February 22, 2001 - 10:11 am
SU'AAL?

YAA LAGAHELAY NAAGIHII UGU HOREEYEY EE NOQDA"LESBIANS?"

ANS. MAJEERTEEN DABADILIF AMXAARO.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anon

Thursday, February 22, 2001 - 04:34 pm
wadaniyad, baa been-been-siidii mooryaanta warkooda ayaad fiidiineeysa. Nacalaa wixii been sheega ku yaal!
Amxaaro mooryaankii ugu weynaa Caydid baa kal hore heeshiis lagala, marka hantataaca iska dhaaf mooryaan iyo dhabdhilifkeeday

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Tip

Thursday, February 22, 2001 - 05:39 pm
Beware of propoganda and the smear campaign of the mooryaan.

GARSOORAHA MAXKAMADDA BOSAASO OO BEENIYAY WARBIXIN BBC-DA IYO WARGEYSKA QARAN KALA XIGTEEN OO KU SAABSAN NAAGO ISKU GUURSADAY BOSAASO OO TOOGASHO LAGU XUKUMAY
Maxamed-deeq Cabdulqaadir
Sahan Bosaaso.
Email Maxdeeq50@hotmail.com
21 Feb. 2001

Garsooraha 1aad ee maxkamadda darajada 1aad ee magaalada Bosaaso Sh. Maxamed Cabdi Awaare ayaa beeniyay warbixin ku saabsan laba haween ah oo isku guursaday Bosaaso oo maxkamaddu ku xukuntay in la dilo.

Garsoore Awaare oo aan fiidnimadii 21ka bishan kula xiriiray gurigiisa ayaa ii xaqiijiyay in aan haba yaraatee waxaba ka jirin warkaas, isaga oo ka jawaabaya su’aal ahayd maxaa ka jira wararka sheegay in haweenka is guursaday maxkamadda la hor keenay oo aad xukunteen "Adeer arintaasi waxba kama jiraan, annagu ma arag, meel lagu hayana ma maqal, meel lagu xukumayna warkeedaba daah".

Garsooruhu waa uu sii waday hadalkiisii oo waxa uu yiri "wax daran ayaa warkaas sheegay, anagana waxaa markii noogu horaysay Taleefan nalagu soo waydiiyay anagoo maxkammadda joogna su’aalo ay ka mid ahaayeen Naagihii is guursaday ma maantaad maxkamadda saaraysaan? Maxaad ku xukumaysaan iyo kuwa la mid ah, ugu danbayntiina anaga laf ahaantayadii ayaa inta shaki na galay waxaan teleefano u dirnay dhamaan saldhigyadda magaalada, si ay noogu sheegaan haddii ay hayaan wax kiis ah oo arrintaas la xiriira, iyaguna anaga ayay nala yaabeen, marka adeer arinkaasi waa been, aan waxba ka jirin oo aan sal iyo raad toona lahayn, Ilaahaw ha inagu keenin hadana waxaas iyo wax la mid ah toona" ayuuna garsoore Awaare hadalkiisii ku soo afjaray.

Sidaas oo kale waxa aan booqday inta badan saldhigyada Magaalada isla habeenkii waxaana la kulmay qaar ka mid ah madaxda danbibaarayaasha saldhigyada Bosaaso kuwaasoo dhamaantood ii sheegay in aysan haba yaraatee hayn wax war ah oo ku saabsan naagaha la sheegay in ay isku guursadeen Bosaaso, maxkamad ay u gudbiyeena aysanba jirin.

Mursal oo ahaa danbi baaraha saldhigga Biyo kulule ayaa yiri "warkaasi waxa uu ka mid yahay warar aan sal lahayn oo ay faafiyaan dad aad xumaanta u jecel".

"habeen markaan dib u dhigay, habeen labaadna uu ku soo celiyay C/shukuur Yuusuf Cali (Tifaftiraha Wargeys cusub oo dhawaan laga soo saaray Bosaaso oo la yiraahdo War ogaal), oo nooga soo warama Buntilaan ayaan sii daynay warkaas.
Tifaftire Nerro
Ugu danbayntiina waxaa ii suuro gashay in aan khadka isgaarsiinta Taleefanka ee Magaalada Muqdisho kula xiriiro Tifaftiraha Wargeyska Qaran ee ay BBC-du warkaas ka xigatay Qaasim Nerro, waxa aana waydiiyay sida uu warkaas beenta ahi ku helay, kuna faafiyay isaga oo taas ka jawaabayana waxa uu Tifaftire Nerro ku jawaabay "habeen markaan dib u dhigay, habeen labaadna uu ku soo celiyay C/shukuur Yuusuf Cali (Tifaftiraha Wargeys cusub oo dhawaan laga soo saaray Bosaaso oo la yiraahdo War ogaal), oo nooga soo warama Buntilaan ayaan sii daynay warkaas, anoo rumaystay in uu yahay xaqiiqa baahday, mana rumaysnayn in nin wariyenimo rajo qabaa uu sheegi karo been taas oo kale ah, waliba si aan u dhawro amaankiisa, maadaama warkaasi ahaa mid xasaasi ah waxaan qarinay magiciisa, laakiin hadda qarin mayno, warkana cidda aan ka helnay waa cadahay" ayuu yiri Tifaftire Nerro.

Mar uu ka jawaabayay su'aal kale oo aan ku celiyay oo ku aadanayd waxa ay haatan yeelayaan waxa uu yiri "waxaa waajib nagu ah in aan akhristayaasha qaran ka raali galino warkaas aan salka lahayn isla Beritaba, go’aanka kaas xigaana waxa ka tashan doona masuuliyiinta wargeyska si wada jir ah"

BBC-da qaybteeda ururisa wararka afafka qalaad ku baxa ee la yiraahdo BBC Monitoring Service - United Kingdom; ayaa bishan 20keedii shabakadda internet-ka dariishadda ay ku leedahay ku daabacday warkaas oo lagu turjumay afka Ingiriiska ciwaankiisuna ahaa Lesbians sentenced to death in Somalia (naago isku guursaday Soomaaliya oo dhimasho lagu xukumay) kaasoo ay ka soo xigatay sida ay ku muujisay qoraalkeeda dariishadda Internetka ee wargeyska Qaran caddadkiisii soo baxay isla 20kii bishaan.

waraysigii Sahan ay Dr. Gaagaab kala yeesheen war been ah ee sheegayay in la afduubay isaga iyo marwada madaxweynaha Buntilaan
>> Akhri halkan

AN OPEN LETTER to the BBC World Service and the BBC Somali Section Leadership
>> Check Media Watch

Appellant - Employees of the BBC Somali Service vs Defendant
>>Check Gaashaan Column

BBC Monitoring Service - United Kingdom
>>Check ft.com website

Ma aha markii ugu horeysay ee ay wakaaladaha wararka ee caalamka oo dhan laga akhristaa ama laga dhageytaa ay faafiyaan warar aan sal iyo raad toona lahayn oo naxdin, ceeb iyo niyad jab ku ah, wadaniyadda, Amniga, sharafka, diinta iyo dhaqanka dadka Soomaaliyeed, iyadoo markasta wararkaasi yihiin kuwo ay bixiyaan dad Soomaaliyeed oo mararka qaarkood u bareera sheegidda been ay la tahay in ay cid ku xumaynayaan ama ay ku riixayaan degaan amaba ay qaarkood ku raadinayaan in ay ku helaan dhaqaale iyo sharaf; tasoo dhanka kalana dhaawacyo waaweyn u geysata ilaha ay wararka siiyaan oo macaamiishoodu kala laabtaan kalsoonidii wareed ee ay ka qaadan jireen.

Sahan Information Center "Bosaaso, Buntilaan Soomaaliya

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

professor

Saturday, February 24, 2001 - 04:07 pm
MAJEERTEENS ARE STATELESS PEOPLE WHO ARE ASSOCIATED WITH DRUGS,PROSTITUTION,CRIMES SUCH TERRORISM AND SO ON. MAJEERTEENS ARE THE PEOPLE WHO ARE RESPONSBLE THE TRAGEDIES THE SOMALI PEOPLE SUFFERED FOR THE LAST 10 YEARS. WE THE SOMALI PEOPLE MUST MAKE CLEAR TO THE MAJEERTEEN PEOPLE THAT THEY ARE NOT WELCOMED IN SOMALIA, AND MUST LEAVE OUR COUNTRY AND GO BACK TO WHERE THEY CAME FROM. THEIR PRESENCE POSE A REAL THREAT TO THE SECURITY AND UNITY OF SOMALIA. WITHOUT THE MAJEERTEENS SOMALIA WOULD HAVE BEEN THE WEALTHIEST AND MOST INDUSTRIALIZED NATION IN THE WORLD. THE SOMALI PEOPLE MUST OVERCOME THE THREAT THE MAJEEERTEENS POSING IN OUR NATION. THANK YOU FOR LETTING ME TAKE PART THIS VALUABLE DISCUSSION.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

PROFESSOR

Saturday, February 24, 2001 - 07:33 pm
PROFESSOR IS MORYAAN WHO CHANGES HIS TRIBE DEPENDING ON THE TOPIC. BASTARD I KNOW U

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

professor

Sunday, February 25, 2001 - 04:12 pm
SOMALI HISTORY OBSERVERS IN THE UNIVERSITY OF WASHINGTON REPORTED THAT THE REAL ENEMY OF SOMALI UNITY ARE THE MAJEERTEENS. THE REPORT CONCLUDED THAT THE MAJEERTEENS WHO ORIGINALLY CAME FROM UNKNOWN PLACE IN THE HEART OF AFRICA ARE THE REAL THREAT TO THE SECURITY OF SOMALIA AND TO THE WHOLE REGION. THEY ARE THE PEOPLE WHO ARE SETTING FIRE IN THE HORN AFRICA. THE REPORT ALSO SAID THAT THE SOMALIS MUST OVERCOME THE MAJEERTEEN PEOPLE'S AGGRESSION.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

professor

Sunday, February 25, 2001 - 06:34 pm
nimanka hawiye caajsanaa! ileen moryaan ilkaha sare ayaa xaarantimeeyey

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Thursday, March 01, 2001 - 12:59 am
waxaa dadka ku diriy iyagoo intaa ka hadla qabyaalada wadadkooda iyo faasiqooduba wax kale kuma hadlaan waar hadhe kii boowe yuu ahaa tii yay ahayd...iwm
raanta kala itaxaadnimadiina laydinku fahan

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Dhabad

Thursday, March 08, 2001 - 01:29 pm
TO: Cidii ay khuseyso(To whom it my concern)
Hadaan isku dayo in aan ka jawaabo su,aasha doodan oo ah maxaa soomaali ku diray Majeerteen?
waxay aniga ila tahay jawaabtu waa ayagoo qaar badan oo ka mid ahi ku sifoobeen foolxumadan looga bartey 1)kaligood u wax walba isla raba(Selfishness)2)Dad isku dir aan laga daalin(Putting a lot of effort to create division among society)3)labo wajiilanimo-kule jire kaa jire(Double standard or Hyprocisy) 4)xukun jaceyl(Power hungery)5)dacaayad raqiis ah oo la faafiyo(Spreading a cheap shots) 6)isugu gargaar gardaro(to support each other aggresion)7)wadanid la,aan (No love for the country)8)Daandansi ay ku xigto isdhiib (intiating war followed by sudden givein)
9)Isla weyni aan meel jirin(Pride with nothing to based) 10)gargaarsi cadow(Sleeping bed with their enemy). intaas hadey ka buskoodaan wax waa lala qeybsan karaa Majeerteen. nabadgelyo;
Majeerteenow dadkaaga dhinac ka raaci.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Haybad waa deeq Ilaah

Friday, March 09, 2001 - 07:33 am
dhabad khuraafaadiikii coffe-shop yadda lagu hayey baa la shir timid.
Runta ma laga hadlo! Majeerteen are a power to reckon with. period. full stop that is it.

Naceeb iyo kalgaceel midna idinkama baahna Majeerteen. Marka dacaayadda raqiiska ah naga daaya. Nobody gives a •••• about your retard opinion.
I am Majerteen, and I don't beleive inuu jiro Somali iga fiican, ama iga goobsan, I DON'T CARE WHAT ANY INFERIOR THINKS.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

zero

Friday, March 09, 2001 - 09:45 am
they are jelous of us. simple!!!!!

we are the best.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

run ma diido

Monday, April 02, 2001 - 08:54 am
to gabadha furtay pageka
walaalay markaad su'aashaan dadka waydiisay ayaad gardarnayd because it is obvous what some peolple will say anigu Majeerteen caayimaayo laakiin waxaan xasuustaa markii aan yaraa oo amxaarada lala dagaalayay ayadoo majeerteenku amxaarada nagu soo hugaansh laguna magacaabijiray (mahbar) dadbadan oo familkayga kamid ahina ay dileen amxaaro majeerteen hugaaminayo marka aniga ahaan anigoon hada umada soomaliyeed midna xumaan uqabin
hadii aan majeerteen nbcaadu walaalay would you blame me? cadawga u hureeyay eenku barbaaray waxuu ahaa amxaaro iyo majeerteen.
Tankale markuu darood meel isku raacu majeerteen oon baa ka hurjeesta oo dhabarka kajabiya daarood
wixii u hureeyay ee mucaarad noqda bayna ahaayeen
marka walaalee waxaan kaaga qaldanahay waad ii sheeegi kartaa

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

dhabayaco

Tuesday, April 03, 2001 - 11:04 am
waxaan la yaabanahay idoorka iyo hawiyaha meesha iskugu yimid oo riwaayada dhigaya?.....war hurdada ka kaca.........illaahey wuxuu hawiyaha u sameeyey naar loogu magacdarey qabiilkooda oo la yiraahdo haawiya "majeerteenkuna dealka wax bey uga jireen...."iidooka meelaha war xumada la marayoow...........sow anigu kuma ogi........orodoo ingiriiska daboda u dhigo ileyn waa idinka dhileystaane

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

shaarmarke

Tuesday, April 03, 2001 - 11:19 pm
macna yare malay xadhig ku dabe muran naagoodlay.
macaan iyo qadhaadh aan islahayn meel iskugu keenay. Gabay majeerteen leh

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.