site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

DAAROODKA HORTA MAXAY UGU BADAN YIHIIN BADOW

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Arimaha Qabiilada - Clan Politics: Arimaha Qabiilada - Clan Politics (Current): DAAROODKA HORTA MAXAY UGU BADAN YIHIIN BADOW
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

WIIL HAWIYE

Sunday, February 18, 2001 - 07:34 am
MAXAY HORTA DAAROODKA UGU BADAN YIHIIN DAD WAXMA-GARAD AH WAA ARIN AAN LAYAABAY IN MUDA AH, BAL QOFKI IGU RAACOOW FIGRADAADA WAXKADHIIBO

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Samatar

Sunday, February 18, 2001 - 08:15 am
To: wiil hawiye horta kuguma raacsani iney Daaroodka yihiin dhamaatood badow, the Somalian Prime Minister Ali Galiif Galeyr waa nin Dhulbahantaa oo jecel wadankiisa. Haku darin dhulbahante Daarood,

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

DaroodGirl

Friday, March 02, 2001 - 08:56 am
WIIL HAWIYA


waryaa adigo Hawiya qurmuuno aha Daroood afkaaga ka daa waa kuwii madaxa kaa garacaye 21 years loser fooqala loser.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

tabiya

Wednesday, March 07, 2001 - 06:31 am
yes daroodgril ninka naga celi taariiqdana udhig
waxuu yaqaan baaba iskayare.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Haw

Wednesday, March 07, 2001 - 12:39 pm
awalba afweynaa baa soo saarey oo buunbuuninayey waxey yihiin lama arko waa qashin daarood waa jug-jug meeshiina joog ee hore ileen afweyne wuu dhintay'e xoolaha u raaca Hawiye iyo dhulbahante.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

crazy-boy

Thursday, March 08, 2001 - 05:01 am
TO haw waxaad tidhi darood xoolaha ha u raaco hawiye iyo dhulbahante? markaa dhulbahante darood ma aha miyaa??

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Hawi

Thursday, March 08, 2001 - 05:58 am
Dhulbahante weynu kasaarney Qabiilka Daarood maxaayeelay waxuu muujiyey dadaal weyn iyo anagoo ogaaney iney dadka uguroonee daarood oo waxfahmaya yihiin. waxaana kabalan qaadney inaan cadaadiska Isaaq ku hayo ka badbaadino mardhow.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Half-Dhuloos-n-half-MJ.

Thursday, March 08, 2001 - 06:25 am
Hawi

qurunyahow jaahilka ah. DHulbahante waa DArood wuuna ahaa til death do us apart.Maad garatay.Walaal Jaqiiq ha kugu ahaato. Dhulbahante waa darood. Hadee maanta DHulbahante soomali weyn doonayaa ineey isku keenaan, aad iyo aad ayaan ugu faraxsanahay.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

dhulbahante

Thursday, March 08, 2001 - 10:06 am
NAA MAXAAD NOOGU MEELDHIGEYSAA MA QANIISYADA GOBOLKA BARI anigu waxan ahay dhulbahante waana idinka sharaf badanahay maaanta dowlada KMG waxaan kanahay madax,

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Dhuloosgirl

Friday, March 09, 2001 - 08:45 am
HAWI walahi qosolkad iga dhameysay, abow walahi runtad sheegtey, I will like to hear more from u.

naagtaadan haf-haf ka ah yes u HALF dhul-mj. naaye wiilka dhaaf haduu runta ku dheegey ha ku qaraarin, hafkii kale(MJ) baa ku qasey aan u maleen :)

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

professor

Friday, March 09, 2001 - 01:34 pm
TAARIIKHDA BAA HORE U TIRI, DADKA SOOMAALIA AAD IYO AADKA U LIIDAYA INEEY DAAROOD YIHIIN. WAXAAN U RAJEEYNEEYNAA HADDAAN SOMALI DHALLAD NAHNAY INEY DAAROOD JAAHILNIMADA IYO XAASIDNIMADA AAY KA BAXAAN SI DEG-DEG AH. TAAS BAA IGA WAANO AH!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Hawi

Tuesday, March 13, 2001 - 10:03 am
TO:half dhuloos&half(MJ) Dhuloosgirl baaba kuu sheegtey Half kii kale(MJ) baa kaa waalooyo ee waxaad yeeshaa subaxwalbo Tylenol laq bal inaad roonaato mida kale maxaad kawadaa Until death do us party, meeshii bey waxay ka dhigtey dad is aroosey?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

rajo

Tuesday, March 13, 2001 - 11:20 am
soomaalida oodhanba waa jaahiliin
sababtoo ah waxay garan la'yihiin inay noolaadaan
wadan jira malaha dawlad jirta malaha hadana
cidi magumeysato hadaba dadka garan la'a sidii ay unoolaan lahaayeen maxaa lagu sheegi karaa
waa wada juhalo bal uguyaraan waxay ubaahanyihiin
in labaro qiimaha ay noloshu leedahay.
ninka doodaan furayoow adiga hadaa cilmi leedahay
ufaa'iideey dadka soomaaliyeed oo walaalahaa ah
adiga oon caayin cidkale
qabiilka magaciisa aad xumaanta kusheegaysana
waxay kamid tahay jaahilnimada.
saaxiib hawiyana matihide magaca hakahaleyn dadka
sababtoo ah sidaas umahadlaan .
waana kaxaal marinaa dadkii uu ninkaanu wax udhimay...nabad kuwada noolaada ///

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.