site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Su'aal waxaan kaqabaa yaa badab isaaq iyo majeerteen?

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Arimaha Qabiilada - Clan Politics: Arimaha Qabiilada - Clan Politics (Current): Su'aal waxaan kaqabaa yaa badab isaaq iyo majeerteen?
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Sunday, February 18, 2001 - 10:59 am
su'aal waxaan kaqabaa yaa badan isaaq iyo majeerteen?

su'aal waxaan kqabaa habargidir iyo cumarmaxamuud yaa geesisan

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Sunday, February 18, 2001 - 02:58 pm
ISAQ AYAA BADA. BELEIVE ME IAM MAJEERTEEN

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Harti

Monday, February 19, 2001 - 03:30 am
Isaaq waxa uu leegyahay Maxamud Saleebaan..
Runtii Isaaq waxaa ka badan Dhulbahante iyo Warsangeli..meeshaa waa qayliyaan mooyee number ma jiro

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Cagayare

Monday, February 19, 2001 - 03:53 am
Anigu isuma tirin waxaanse qabaa in majeerteen badan yahay wax yar, sababtaan u idhina waa caddaynayaa waxaan isu eegay magaalooyinkooda iyo siday u kala dad badan yihiin, markaan haddaan ka soo qaado maanta dadka Boosaaso ku nool way ka badan yihiin dadka hargeysa ku nool dadka gaalkacayo ku nooli way ka badan yihiin dadka maanta burco ku nool Garoowena ka dad badan Berbera, Qardho iyana ka dad badan Oodweyne, Eyl iyo gebiley waxaan ka soo qaaday inay is le'egyihiin,iskushuban ayaana ka dad badan Shiikh,jirriiban iyo qandala iyo Buurtinle iyo benderbeyla, iyo calowla, xaafuun,kismaayo iyo qaar kaloo badan ayaa majeerteen u hadhay halka ay isaaq uga hadheen ceerigaabo oo ay nus sheegtaan iyo ceel afweyn iyo caynabo Hawd iyo reserve area labaduba way degaan.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

boosaaso

Tuesday, February 20, 2001 - 07:25 am
majeerteen

Dad&Dal Yaqaan

Tuesday, February 20, 2001 - 09:25 am
Majeerteenna waa 110,000
Dhulmahante waa 39,000
Warsangeli waa 20,000
-------------------------------
Total HARTE-------->169,000

Isaaq dadka la yiraahdo, Eebbe ha daayee, waa 3,000,000
Marka ninka habaartamay ee is barbar dhigay majeerteen oo ah laf Daarood ah iyo Mahiigaanka Isaaq isaga iyo qushigiis.

Majeerteen dal ballaaran waa leeyihiin laakiin stat-ka gobollada sidan buu ahaa intii Afweyne joogey.

Gobolka Bari waxa ku noolaa 14,000 (according wasaaradda Qorshaynta qaranka). Gobolkaas dadkiisii waa kuwii soo galay xamar illaa kismaanyo.
Gobolka Nugaal isaga waxa ku noolayd waagaas 45,000.

Gobolka Togdheer haddaan soo qaadanno Magaalada BURCO oo keliya ayay ku noolayd 150,000-200,000.

Inaga oon murmin aan is qiyaasno intaan gobolkaba iska deyno.

Dhulmahante intee ka leeg yahay majeerteen (I think inuu barkiis leeg yahay)
Dhulmahante intuu ka leeg yahay Habar Jeclo (Dhulus kama leeka HJ 1/10th).

Marka Majeerteenoow intaydnaan Isaaq isku taagin, horta dhulous intee ka leeg tihiin? Haddaa xitaa 10 jeer ka badan tihiin Qurjiilaha, ma leekaanaysaan HJ oo keliya macadallaa Isaaq.

Somaliland populationkeedu waa 3.5 milion oo ah sidatan
isaaq 3,000,000
Gadaboursi 440,000
Darud 59,000

Xaqiiqdu waa taas ee Ma XOOLAHA AYAA TIRINAYSAAN illeen dhulka SAHARA ah cidi kuma noola'e

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

XADHADHAN

Tuesday, February 20, 2001 - 10:31 am
DAL YAQAANOOW EESHCALAA BURAANBUR. SXB HABAARKA MEEL BACAD AH LA DOONO.
WAXAASE SOOMAALIDU KU MAAHMAAHDAA RIYIHU HADAY DID LEEHIHIIN FUTADOODAY KU QARSANLAHAAYEEN.
HADAAD SADEX MIL TAHAY MAA LAGU ARKO

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Moorasaante

Tuesday, February 20, 2001 - 10:45 am
Majeerteenna waa 1000,000
Dhulmahante waa 400,000
Warsangeli waa 400,000

Isaaq waa 400,000
Gadabursi waa 50,000

Runtu waa sidan....ama bood ama ha boodin...

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Moorasaante

Tuesday, February 20, 2001 - 10:49 am
Actually Warsangeli iyo Dhulobahante ayaa ka badan Isaaq oo dhan....

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

fiasa

Tuesday, February 20, 2001 - 12:48 pm
moors..•••• you you said 50,000 samaroon who told you, somaroon idoormaahe ha tirsan, suaasha lagu waydiiyey waxey ahey ayaa badan majeerteen iyo iidoor ka jawaab taa laguma weydiin samaroon intuu leegyahay gadabuursi wuxu ka badan yahey iidoor oo dhan hadaa xaqiiqo rabto waxuna dagaankayagu u badan yahay itoopia ee sidaa ula soco, idiot fowqal idiot..

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Tuesday, February 20, 2001 - 01:45 pm
FAISA. SAMAROON WAA 10,000,000 MILLION. IIDOORNA 9,OOO OOO. MILLION. LOOOOOOOOOOOL

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ISAMALURA

Wednesday, February 21, 2001 - 06:06 am
Waxaan idin iri miyedaan dad waaweyn aheyn miyeeydaanse ika ilaabin maabka beentaa ood iska dhaadhacineysaan nin walba waa ogyahay dadka isaakh waa dad yar oo ducfo ah kalana googooyo dadka soomaaliyeed marka meesh ay joogaan alah ku nabadyeelo ileen waa walaalah yage kudarsoo hakululaan hadii runta laguu sheegay. Majeerteen mawaadan ilaawin dhulkii beenta ahaay ee uu kusiiyay siyaad bare adigoo halkaas ku yimid carar kadibna kunokhaday meelaad iska dagato waa kismaayo riyada kadaa internetka. waanu isa nakhaane salaam

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ISAMALURA

Wednesday, February 21, 2001 - 06:08 am

Darood-yaqaan

Wednesday, February 21, 2001 - 07:49 am
u guys make me laugh man, by comparing The great power isaaq with men and weapons, and the great women of darood.

listen waligiinba badow nimada waa laydiku yiqiin, oo waxaan aan jirin baa isugu shekeysaan.

Isaaq waa qabiil dhan,and majeerten waa jilib yar oo ka mid ah Darood.

so why don't u go and find the facts are figures, which i have it here at my fingure tips.

Majeertenkaad sheegeysid maba le' aka , qabiilka haber jeclo, harti oo dhan waxaay le'eg yihiin haber jeclo.

runtii wax tiro koop oo dowaan dhacay majiro. laakiin runtii qabiilka somalia ugu badan waa isaaq sabab too ah waxey degenyihiin region isku dhan.

majeertenkan aad shegeysid wuxuu degaa boosaso, oo keliye, duuse ma reeb iyo galkacyo labadaba waxaa la dega hawiye.

on the other hand isaaq occupies soley hargeisa oo aheyd the SECOND CAPITAL CITY OF THE WHOLE OF SOMALIA. and burco was the fourth.

basoosa is a village with 100 qof.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Moorasaante

Wednesday, February 21, 2001 - 08:14 am
Waar maxaa ciil haya ninka....haduu habaar ula kala jeestey.....gunta waa lagu yaqaan sidaa

Kan Daarood Yaqaan isku sheegaya i am sure aabihii iyo awoowayaashiiba Harti baa diley...

Baarka Soomaali....dhaladnimo....dhul.....qurux....hanti........ Harti ayaa ilaah DEEQ USIIYEY

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

BAASHA

Thursday, February 22, 2001 - 08:51 pm
FAQASHEEY MASAMRI WAYDEEN AFWYENE HADUU DHINTAYNA
LOL.ISSAQS AND JILIB OF FAQASH CANT BE COMPARABLE.
DAROD DABOLE IYO POWER OF ISSAQS CANT BE COMPARABLE!!!!! U GET IT SLAVES? WAXA IDIN CADAYN KARA
1-HARGEISA #2 MAGALO
2-BURCO #3 MAGALO
3-BERBERA#4 MAGALO
MIYAYDIN SUUXI???????? LOOOOOOOOOL BADAWYAHY SHAMBOGA LAXOOXDA KU DARSATAY EE KU DHIMATAY
SUJUUGU WAA WADA ISSAQ(NOT QOXOTIGA IYAGU WA DOROD
IYO HAWIY)
-DJIBOUTI WA 30% IYO WALIBA DADKA UGU TAAJIRSAN
I MEAN THE HIGHEST CLASS.
EHTIOPIA KAMA HADLAYO OGADENKA GAJADA DABADA LOO SUDHAY LOOOOOL WAA IS OGTIHIIN REER HUNGER AND POVERTY MAGALOOYINKA HAGAAGSAN WAXA UGU BADAN SOMALIDA ISSAQ IN BADAN DEGENA WAA SABABTA DAWLADA EHTIOPIA HADYA JEER MADAXDA NOOGA QADATO.
ADUUNKA MEEL KASTA IYAGA IDINKAGA BADAN
MARKA XARAN IYO XAQA NAAS BAA LAYDINKU SOO KORIYAY OO WAXBA GARANMAYSAANEE AMUSAAAAAAA
CUT THE CRUB YOU FAQASHS.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ahmed

Saturday, February 24, 2001 - 08:40 am
dhalinyaro run hala isku sheego.
ninka yiri h/jeclo ayaa kabadan harti taasi waa habaar xaga kale ninka yiri majerten ayaa kabadan isaaq taasi waahabaar.
xaqiiqdii harti and isaaq wax saa ah makala badna ee way is aageeyaan.
siday iskuleg yihiin waatan:
majeerteen=== h/yoonis++ ciidagale
dhulbahante=== h/jeclo++ arab
wersangeli==== h/awal
walii waxaa hadhay qabiilo kalee oon harti ah sida deshishe, liibaangashle laakiin waxaan raaciyey majeerteen sababtoo ah waxay sheegtaan mj

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anon

Saturday, February 24, 2001 - 09:38 am
axmed = moryaan uu naageeynaaya iidoor

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

history_man

Saturday, February 24, 2001 - 09:48 am
to.all
idinkoo raali ah waxan idin waydiiyay waxa daarood ka loo gumaysna waayay ee uu ula dagaalamay ingriiska halka laga gumaystay isaaqa iyo hawiyaha ma ayaagaa rabay in la gumaysto mise sida cadowga la isaga dhiciyo ayaysan garnay waayo sayidku waa kii diiday gumaysiga oo dagaal dheer oo socday 21 sano ku qaaday ingriiska waxaaba taas ka sii daran waxaa la yiraahdaa daaroodku waa dad kaliya ee africa lagula dagaalamay diyaarado markuu ingriisku u taag waayay waxaan u arkaa inay dadka hada dagaalmaya dagaalku ku cusub yahay,waxaad arkaysaa mid baa ku dhahaya daarood iyo hawiye kee geesisan Runtu waxay tahay yaa halyaay lahaa"""""
waa tii sayidku markuu diray nin hawiye xamar si uu u soo ogaado talyaaniga iyo waxa uu dmacsan yahay waxa uu ku yiri::
Maandhow Hawiye Maan dirsan maanta ka horowe
Bal inay halyeey leeyihiin la hubsan doonaaye
Hugaagii xumaa iyo bustahaagii habacsanaa qaado
waxaa fiican marka la doodayo in taariiq la isticmaalo
have good day

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hasan

Saturday, February 24, 2001 - 12:55 pm
run ahaantii waxaan ahay ninkii su;aashan qoray balse ilaa hada cay mooyaan e mahelin jawaab sax ah anigoo baaray taariikh oo la tashtaday oday yaal waawayn ayaan waxaan ogaaday inuu
isaq iyo majeerteen badan yahay

MAJEERTEEN
MAXAAYEELAY majeerteen waxa uu degaa sadex
gobol oo ay siidheer yihiin kismaayo.mogdisho

ISAAQ
WAXA UU DEGAA LABO GOBOL OO LALA DEGO
markaa caqli baaleedihin ee isu qiyaasa

xubnaha majeerteen ugu waa wayn waa
cumar maxamuud
cusmaan maxamuud
ciise maxamuud
cali saleebaan
siwaaq roon
reerbiciid yahan
iyo kuwakale
ISAAQNA WAAASIDAN
habar awal
garxagis
habar jeclo
iyo lafo yar yar

markaa waxaa isu qalma

cumar maxamuud iyo habar awal
gar xajis iyo cusmaan maxamuud
habar jeclo iyo ciise maxamuud
siwaaq roon iyo inta kale oo isaaq oodhan ah
marka saa haloola socdo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

DDJ:

Saturday, February 24, 2001 - 11:01 pm
TO:hassan.waxaan qabaa in majeerteen uu ka badan yahay isaaq,sababta aan u iri waa sidaan:anigu ma tiro koobin laakiinse waxaan kaashaday aragtidayda,markii aad aduunka u fiirsato waxaad arkaysaa in isaaqa looga badanyahay,waxaan socdaalo ku soo maray wadama fara badan,ka soo bilow,ingiriiska,jarmalka,faransiiska,holand,norwey,iswidhan,denmark,finland,italia,ruushka,kanada,
maraykan,ausrtalia,newseland, intaba waxaa isaaq kaga badan majeerteen,wadankiina markii aad u fiirsato sida loo kala daganyahay waad arkaysaa in majeerteen uu ka badan yahay isaaq,bal ka soo bilow,ugandha,sambiya,tansania,kenya,itobiya,koofurta somalia,ceel cad,xataa jabuuti majeerteenka ayaa ku badan...:

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

DDJ:

Saturday, February 24, 2001 - 11:04 pm

Nin duuso layaabey

Sunday, February 25, 2001 - 06:18 am
Dream on DAROOD!
markaad raganimo iyo caqli ku gaadhi waydeen ISAAQ baad maanta caruurtii ugu shekeyseen majeerten baa isaaq u dhigma.

majeerten waa laf yar oo darood ka mid ah isaaq waa qabiil kaligii meel taagan.

dee hadaad habaartan taan ilaahey idinkama aqbalo.

ninka yiri isaaq wuxuu degaa laba gobol baan layabey. Darood = Duuse wayni

Isaaq miyaanu aheyn ka degen sool iyo sanaag, waqooyi berbera iyo awdal.

miyaad dee habartameysaan?? mise waxbaad kala faa ideysaneysaa?

isaaq is a nation and umud dhan, harti depends on somalia.

ISAAQ WAXA UGU DEGAAN BADAN HABERJECLO una badan, waxay degaan from berbera region 30%, burco region 70%, sanaag region 70%, and sool 55%.
markaa ii sheeg harti gan aad la carareysaan meeshaey degaan miyaaney ladegi hawiye? and isaaq.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

RUNSHEEGE

Sunday, February 25, 2001 - 11:03 am
QABIILKA UGU BADAN SOOMALIYA WAA;ISAAQ IYO HABARGIDIR, WAXAA KU SOO XIGA ABGAAL IYO RAHANWEYN.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

aa

Sunday, February 25, 2001 - 11:21 am
Anigu ma ahi majeerteen, laakiin majeerteen abaa badan baan u malaynayaa.
Dhulka majeerteen waa uu ka badan yahay dhulka isaaqa
Majeerteen baa badan baan filayaa

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Baran

Sunday, February 25, 2001 - 12:03 pm
To: History_Man

Runtii aad baad ugu mahadsantahay taariikhda dhabta ee aad na xasuusisay.

Haddii aan u soo laabto Isaaq iy Majeerteen keebaa badan?

Isaaq waa qabiil u dhigma Daarood. Taa macnaheed ma aha in uu ka badan yahay Majeerteen. Waxaanse la yaabanahay waxa isku dhereriyey Isaaq iyo Majeerteen waayo Isaaq waxaan moodayey anagoo Maxamuud Harti ah in uusan naga badneyn. Markaa Maxamed Harti waxaan oran lahaa xaal qaata!!! ragu Maxamuud iyo Saciid bay Harti bay soo dhaafi la' yihiine.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hassan

Sunday, February 25, 2001 - 12:13 pm
to ninduuso layaabay nacas
war heedhee mawaxaad tiri isaaq baa dega shan gobal war waxaan ku dhihi lahaa soo baro gobolada soomaaliya isaaq waxa uu degaa labo gobal oo ah
togdheer iyo waqooyi galbeed oo wali ba lala dego
markaa la is kuma hayo inuu badan yahay majeerteen.waligaaba dadka cay.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Moorasaante

Monday, February 26, 2001 - 03:46 am
Isaaq wuxu degaa 50% Togdheer, 50% Woqooyi galbeed, 10% Sanaag....Xaqiiqadu sidaa weeye....
Hadaad raganimo iyo fara leedihiin maxaad 91 kii markaad Ethiopia ka soo laabateen ee rag idinka mid ahi ku taliyeen in Hartiga lagu duulo aad u baqdeen.Warsangeli iyo Dhulbahantaad ka baqdeen, do u know why? because labadooda ayaa idinka bada waadna ogtihiin inay goob walba oo lagu dagaalamo idinku jebshaan....
Sidan weeye sida ay isugu dhigmaan:
Dhulbahante = H/jeclo iyo Arab iyo Habar Yoonis
Warsangeli = H/Awal iyo Cida gale iyo jaaba jaabada yar

Markaa Harti ha ku dherersan...wiilow yay luquntu ku jabine

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

RER-HAGAR ADAN

Monday, February 26, 2001 - 05:11 am
THESE SHORT UGLY AND DARK ISAQQ NIGGERS
MAN GET A LIFE U PEICES OF ••••

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

iidoor yare.

Monday, February 26, 2001 - 08:04 am
waryaara, mashaqo kalaad weydeen markaad shaqo ka
dhiganey saan majerten iyo isaaq, ma is waydiiseen adigu wadankee sharci kaqaadatay wadan
keese sharcigiisa haysataan? waa niman kiinaan isku hirdinaayo shaqo aan loodirsanin.
midakale intaad ku dagaalay saan shaqo la aanta
idinka badatay maad gobaladuu nin kastaaba kadhashay tago oo uu dhisto si aad uqaadato sarci
somali nimadaada kuu ogolaanayo .

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Caaqil

Thursday, March 01, 2001 - 03:21 am
To Mr.history_man

sxb runtii waxaa u hadashay wax jiray iyo wax jiri jiray rageedii ayaa tahay bro sidasa ku wad sxb hadaa gabyo aad xifdisan tahay bal ii sheek aan kaa dhuuxee

byee

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Moorasaante

Thursday, March 01, 2001 - 03:38 am
Hadaad aragtid nin caytamaya oo habaartamaya oo qaylinaya oo intaa raadinaya in la dhegeysto.......waa gunimada........

Runtii Darood ka Somalia dega wuxu leegyahay Soomalida kale badhkeed...ilaahay ayaa sidaa ka dhigay.There is nothing you can do about it..Amba bood bood amba qayli amba sawaxan.....Isaaq iyo Harti na hadii aad is bar bardhigto waxan u arkaa habaar inay tahay.....Hartiga woqooyi iyo Isaaq waan odhan karaa way is leegyihiin amba waynu is bar bar dhigi karaa laakiin Majeerteen isaga debeda haynaga joogo haku darin sheekada hadii kale dee Soomaali da kalena kusoo dar Isaaq.

Isaaq wuxu leegyahay Dhulbahante iyo Warsangeli....I know inay niman badan oo Isaaq ahi halkan ka habaartami doonaan amba caytami doonaan......laakiin dee wayska gun iyo xaaladeed

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Meelkasta ka taliye!

Thursday, March 01, 2001 - 06:48 am
Darood abaal ma leh!!!!!

Faqash=darood!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

DIRLAD

Thursday, March 01, 2001 - 08:46 am
DHUUSE WAYNI

DREAM ON DROOD,
WHEN U COULDN'T MATCH ISAAQ'S INGINUITY AND YOU EVEN PAGERISED AND COPY HIS IDEAS, NOW U WANA SEE IF U COULD COMPARE YOUR SELF TO ISAAQ.

YOU MUST BE MAD, LONELY POOR DROOD NOW WANT TO COMPARE THEMSELVES TO ISAAQ. I FIND THAT QUITE AMUSING.

THE SIMPLE SOLUTION IS THAT ISAAQ ARE NATION AND COULD GO ALONE.

DROOD NEED THE HELP OF ISAAQ AND SOMALI IN GENERAL.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

lol

Monday, March 05, 2001 - 04:53 am
waaw

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

QUMANE

Friday, March 09, 2001 - 03:28 pm
TO DHAMAAN majeerteen inaanu ahayn qabiil fara badan waxaad ku garaneysaa dagaalkii ssdf ta wa kuwii markay mudo yar dagaalamayeen isa soo dhiibay maxay isu dhiibeen may sii wadaan dagaalka hadii ay fara badan yihiin halkaa waxaa ka muuqaneysa laan gaabnimo isaaqa laakiin ilaa iyo 1980 ila 1991 waa kii halganka waday ilaa uu dalkiisii xoog ku qabsaday HADAA QABIIL NIMO ISAAQ HIBO ILAH SII

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.