site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Su'aal waxaan kaqabaa yaa badab isaaq iyo majeerteen?

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Arimaha Qabiilada - Clan Politics: Arimaha Qabiilada - Clan Politics (Current): Su'aal waxaan kaqabaa yaa badab isaaq iyo majeerteen?
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Sunday, February 18, 2001 - 11:01 am
su'aal waxaan kaqabaa yaa badan isaaq iyo majeerteen?

su'aal waxaan kqabaa habargidir iyo cumarmaxamuud yaa geesisan

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

wiil Qardo

Monday, February 26, 2001 - 09:42 am
waxaan u maleenayaa inuu majeerteen badan yahay .mida kale sacad iyo cumar maxamuud waa naago.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Monday, February 26, 2001 - 02:35 pm
Walaahay niyaw anigu su,aashaada markaan eegay Isaaq iyo jadheedha Soomaaliya dee waxa badan jadheedha waa yo dhulku waa mid afrikaan,adigu jadheedhoo dhan hadii la iosku daro way naga badan yihiin,yacni adiga jadheedhaada Hawiye duguf ahaan iyo Jadheedhan kalee Daarood la yidhaahdo,waxaanse layaabay jadheedhihiina laftigoodaa is guumaystoo jadheedhiinan Hawiye waxay tan kale ku qafisho mooyee wax kale mataqaan,hooyadaadii digirta cuni jirtay wase kabo qaad yahaw Daarood hadaad Isaaq taqaano laf yar oo adiga caqliga kaa wastay waxay kaa dhaadhicisay lamaad shir toimaadeen,orodoo dee hadaad sidaa qabtaan labo dible dee noosoo qaqabta weligiinba faqshyahay been isugu raaxeeya Majeerteen iyo madax madaw baa lagugu guumaysnayay markaasaanu ku xoraynay markaasaada hada waxaa la shir timi majeer... iyo Isaaq kee badan nacaclaa adoon kuyaal.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Dal & Dad Yaqaan

Tuesday, February 27, 2001 - 08:40 am
Horta waxan ognahay in Majeerteen=dhulmahanteX2.
Maaddaama Majeerteen dhulous laba-jibbaarkiis yahay, then waan qiyaasi karnaa inta majeerteen isaaq ka leeeg yahay ama tiradiisaba.

Waxan kaloo ognahay in
Shirshoore=85-90% of dhulmahante
waxaan kaloo ognahay in
Shirshoore=jilib habar jeclo ah sida Faarax Cabdulle oo kale.

Therefore, we can conclude in
Majeerteen = 2 jilib oo HJ ah sida Farah Abdulle+Adan Madoobe or Biciide+Cali Barre

Tiro ahaan hadaan qiyaas ku dhufto waa sidan
Dhulmahante=40,000
Majeerteen=80,000
Warsangelis=25,000
------------------------
Harte=145,000

Habar Jeclo=850,000
Garhajis=950,000
Habar Awal= 750,000
Rest of Isaaqs=400,000
-------------------------
Isaaq=2.95 Million

Gobollada
Bari=25,000 (Used to be 14,000 before 1991 exodus)
Nugaal=35,000
Mudug Sare=20,000
-------------------
Total =80,000

Southern Sool=40,000 (Northern Sool belongs to Habar Jeclo, therefore I doesn't include in this total)
Eastern Sanaag=25,000 (The rest of Sanaag belongs to Isaaq and is not part of the total)

GebaGebooooooooooo.
Wax isu dhigma ayaa la isu qiyaasaa ee miyaysan Habaar ahayn in Isaaq oo Bad ah loo compare gareeyo Majeerteen oo marka gunta la degta ee midgaha, yibraha, tumaallada, jareera lagu daro aan Habar jeclo leekayn.
Waa nin yidhi Guss iyo siill baan isu qiyaasayaa.
aamusa siilyohow siilku dhalay iyo dhashoodu.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

sisin

Friday, March 23, 2001 - 01:17 pm
waxaa badan majeerten saxib maxaa iskula simee majeerten waxay degaan mudug kismaayo, bari iyo nugaal markaa maxaa idoor oo dega burco iyo hargayso ula simee waa habaar. idoor waxuu u dhigmaa hawiye iyo darood lakiin ilaahay baa yareeyay dhul badana maleh

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

sahro

Wednesday, March 28, 2001 - 11:36 pm
wad salamantihin. waxaan idin shegi , kiyiri majeerten waa nago, haye mabargidir maxaad ku timamtay. heer badiyeyow, waa sidodiye bu u hadli, tugonimo ismamul daro ayaa gesi ah miya. anaa wax aqaan aduuyo ku dhamayseen. maxay yaqanan. wax dhoco xaraan cun teg putland xiradeeda rashinka ha idin siyene intaat wax dhicilahed iskuul haku geyaan farta halugu baree. maxaad caysaa sas aba tahay, geesi maxa lugu yaqan ki dalkisa ma mula wayaan
nabadey

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Friday, April 06, 2001 - 11:32 am
waryaada isaaq ma netkaad carruur ku dhalaysaan waa maxay tirada aad alifaysaan. intaad qayilayseen ragbaa naagahiinna ka dhalayay. saasaana la idiinka batay.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.