site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

CUSMAAN MAXAMUUD ADOONTA MA KA GUURSADAAN?

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Arimaha Qabiilada - Clan Politics: Arimaha Qabiilada - Clan Politics (Current): CUSMAAN MAXAMUUD ADOONTA MA KA GUURSADAAN?
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Abuukar

Monday, February 19, 2001 - 11:37 pm
Wax isweydiin ma xumee wax is weydaarsi baa daran waxaan jeclaan lahaa in la iga jaahil bixiyo inay
cusmaan maxamudku guursadaan adoonta la degta beyla.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

BOSASO

Tuesday, February 20, 2001 - 01:48 pm
DADKU WAA WADA ILMO AADEN. HADDII AY KA GUURSADAANA DEMBI AMA CEEB KUMA JIDHO.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

AWEES

Tuesday, February 20, 2001 - 04:34 pm
TO: ABUUKAR DADKU WAXBA ISMA DHAAMAN WAXAA NAHAY AFRICAAN SOOMAALI AH ANIGUBA HOOYADEY WAA MAJERTEEN WAXA AHAY SOOMAALI.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Monday, February 26, 2001 - 02:20 pm
Ninkaagan su,aasha keenay wax baa kuu dhiman dad yagiiba adoona baad leedhay ma ka guuradsadaan,oo makala garan kartaa yaga iyo adoonta,maya walaahi.waa uun isl ilmo gafuur all Daarood futonaagoodle

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

HANUUNIYE

Friday, March 02, 2001 - 11:13 pm
ANANAMOUS WAXAAD UMUUQATAA INAAD KALIIDATO ABUUKAR, MAXAAYELAY WAXAAD U GEFTAY LABO REER OO LAGA YAABO INAY ADI KAA NASAB IYO ARAGTI QURXOONYIHIIN. HADII AAD MOODAY IN AAD WAX DHAANTID DADKA SIDAA UMAADAN HADASHEEN OO WAAD IS FIIRIN LAHAYD.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

REALY CISMAAN

Saturday, March 03, 2001 - 11:58 am
REALY CISMAAN TO ABUUKAR
HADAAD MOODEY CISMAAN IN LEYSKA SOO HADAL QABSADO
SAAS MAAHEE AAN KU BARO .
CISMAAN MAXAMUUDKU WAA DAD TAARIIKH DHEER LEH ILBAXTINIMO SARE LEH AQOONYAHANO SARENA LEH .
MARKA HORTA BARO WAXAA KA DHASHEY BOQORKA SOOMALIDA WAXAANA KALE OO KA DHASHEY MADAXWEYNIHII UGU SHARAFTA BADNAA SOOMALIYA OO SI CADAALAD AH LOOSOO DOORTO .
LAAKIN LAMA CALFAN MADAXWEYNAHAAS WAXAYNA MAANTA INKAARTA SOOMALIYA KA JIRTAA KA TIMID WAA ASAGAAS .
AAN U NOQDO HADALKEGII HORE MARKA MAJEERTEEN LASOO QAATO AMA LAGA HADLO MADAXA U SAREEYA WAA CISMAAN MAXAMUUD XADAARADOODANA WAA MID AAD U SAREYSA WAA NA MID SOO JIREEN WAXAAN KU DHIHI KARAA WAA DADKA SOOMALIDA UGU ILBAXSAN BEY KAHASHEEN .
AAN U NOQDO SUAASHA MAGUURSADAAN ADOONTA SUAASHU WAA HAAAAAAAAAAAAAAAAAAA .
ADIGA NAFTAADU MAXAA TAHEY ADOON UMADAAN ADOON ADUUNKA AAN KU NOOL NAHEY KU NOOL OO DHAN WAA ADOON .
DADKA AAN YASEYSID OO WALAALAHEEN AH WAXAA SOOMALIYA KU BEERAY HADAAN KU DHAHO WAXAA KEENAY WAA CISMAN MAXAMUUD HADAAN KU DHAHO BEEN MA SHEEGIN .
MIDEEDA KALE DADKAAN WAA GANACSATO ADUUNKA OO DHAN MARAY DADKAAS EY BANDERBEYLA KEENEEN WAA DADKII MARAAKIIBTA DOONYAHA U WADI JIREY OO SHAQAALAHA U AHAA KA DIBNA MEESHAAS AAD SHEEGTEY KU BEERMEY HADANA WAA JOOGAAN WAXAAN MUSTAQBALKA LA JECEL YAHEY INEY KU SOO BATAAN ILBAXTIMADA OO SII SIYAADEYSA .
MIDEEDA KALE CISMAAN HALKAAN LAGUUGUMA SHARIXI KARO EE ORODOO P LAND TAG OO BAL SIDEY U EG YIHIIN FIIRI WAA FARACII NABI YUUSUF.
MASII WADI KAREE HADAL WXAAN KU SOO KOOBEY WAAD GEFTEY EE DIB ISUGU NOQO OO BAL ISA SAX HADII KALE ISKA AAMUS.
WAXAAN KUGU XUKUMEY 10 BERI OO ISKU XIGTA INAAD BIYAHA BADDA KU QUBEYSATO KA DIBNA ILAAHEY CAFIS WEYDIISATO .
ARINTAA ADOON QOF DANBE HA DHIHIN MAXAA DHACEY SOOMALIDA OO DHAN HADAA´N KU IRAAHDO MAGACOODU WAXAA UU KA BILOWDAA ADOON OO AH CABDI.
MARKA KALA SAAR SIYAASADAADA IYO WEERARKAAGA AAD BULSHO WEERAREYSO WELIBA HADAL XUN OO CEEB AH .
WAXAASOO KALE YAAN MAR DANBE LAGAA MAQAL XISHOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOO WAA CEEB WAXAASOO KALE LAGUMA HADLO .
SOOMALIYANA HA ISRACDO
PEACE AND BYE
JAWAAB HADAAD U BAAHATO ISOO WEYDII ADOO SI WANAAGSAN U HADLAYA .
OKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKK

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

REALY CISMAAN

Saturday, March 03, 2001 - 12:09 pm
TO ANONMOAUS
WALAAHI TAAS KUGUMA RAACSANI SABABTOO ADIGA NAFTADU UMAD BAAD CEYSEY MARKA DIB ISUGU NOQO .
WAXAANA KU XUKUMEY HADAAD XAAS LEEDAHEY IYO CARUUR U TAG OO U SHEEG ´WAXAAD HALKAAN KUSOO QORTEY KADIBNA AYAGA CAFIS WEYDIISO .
HADII KALE OO AADAN XAAS LAHEYN GUURSO LACAGNA U URURSO WAXAA LAGA YAABAA MARKAAD GUURSATO INAAD NOQOTO QOF EDEB LEH OO WAXAA XUN KALA SAARA
MAXAA DHACEY HADER WAXAAD U HADASHEY QEYRU MASUUL
MARKAAS DANBE MASUUL SIDIISII BAAD U HADLEYSAA WAXAAD KU HADLEYSAA WAAD KOONTOROOLEYSAA .
AFKAAGA LATALI HABOWSAN
JAAAW ISMA DHAAFNO EDEBNA YEELO .
HADII KALE CAWAAQIB XUMADEEDAAD ARKEYSAA .

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

daruus

Wednesday, March 07, 2001 - 06:04 am
aniguba waxaan ahay half jareer iyo half cusmaan maxamuud hooyadey waa jareer aabahey waa cusmaan maxamuud dadkana waa ii siman yihiin oo kalama jecli soomali iyo jareer waa ii mid anigu ee ilaahiina u toobad keena waxaa nahay ilmo aadan dhamaanten.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.