site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Muse Suudi..

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Arimaha Qabiilada - Clan Politics: Arimaha Qabiilada - Clan Politics (Current): Muse Suudi..
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

geedi

Tuesday, February 20, 2001 - 12:06 am
Waxaan ka arkaa meeshaan rag badan oo isu jawaabayo, waxeey ila tahay in aad looga fiirsado waxa isku keen haayomarka hore.ma waxeey idin la tahay in aay dhamaatay,taasi ma jirto oo wax dhamaanayo waa ka fog tahay sida,Muse waa sida dad ka oo kali marne waa qaldamaa marne waa fiican yahay,Muse waa kii Madiino shalay joogay waa ne kan maantay joogo kaaraan. Marka ma woow san xaq ula heeyn in uu heeysto hubkiisa inta uu isleeyahay arinka wiil waxbaa si ah,hadii usaa yeelo ma mudul00d dhibaato ayuu u keenay ,Muse iskadaayee nin wili hubkiisa geeyay majira ninkasto waa raacsanahay ayuu leeyahay ee meesha aay joogan ku soo qalabeeya hana lagu shaqaaleeyo mana jirto wili qof la weereray hadii aan nagala arkine lama yeeleen , wax kale maahee walaal nimada kaliya ha leesku ogaado.

Halaga horyimaado mahee bal anagu yaanan sidii niman meel wax ku og aan muse kaliya ee deeyn kuwii la soo ogleeysiiya Xamar dad ka u siman gobalada kalene ninkii la haa aa wili katalinaayo........

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Tuesday, February 20, 2001 - 05:05 pm
... MA ILOOWDAY QARANIMADA UMADA SOOMAALIYEED AY HELIKARTO MARKAY ISKU DUUBANTAHAY OO AY ISJECESHAHAY FAA-IIDADA KA IMANKARTO AYNA MARKAAS AADI KARAYAAN MEELO FARABADAN SIDA JAPAN YAMAN AMERICA FRANCE KAARAAN IYO MADIINO,IYO MEELO KALOO FARABADAN SAXIIB MEELHOOSE LEE UJEEDAA BAL ISKU DAY KOR INAD FIRISO.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Haahuu

Wednesday, February 21, 2001 - 12:01 pm
Geedi aniga boqolkiiba boqol waa ku raacsanahay,Qadiyada waa la jiraa Nooloow Muuse.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

guleed

Friday, February 23, 2001 - 06:14 am
Ila maxuma sida aad u ha dashay,laakiin meesh aan u waday ii la ma wedin,mar labaad war nin yaan la weerarin nine yaan alaabtiisa loo celini, balcad maxaa loo weerary, aaway in arinta lagu dhameeyo wada hadalo ee aan qoray caaradiis wax lagu raadin, dadka aad sheegeeyso kuwa balcad degan soo kuma jiraan "marka arika see ayuu kula ahaa"

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MAD MAC

Monday, March 05, 2001 - 05:36 am
Musa Sudi is an old acquaintence of mine. Anyone know how he's doing?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Mareeg

Wednesday, March 21, 2001 - 10:45 pm
Geedi, please sheekadan xir oo meel kale uga hadal..waayo dad quruna ayaa ka buuxa ee la soco, arrinkana uga sheekeyso meelaha fadhi ku dirirka.
Annigaba hadalkaaga waa ila saxsanyahay, laakiin halkan maaha meeshii, sidaa ula soco walaal.
yur brother
agtaada iga filo!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

aniga

Friday, March 23, 2001 - 08:15 am
i would have rather nominee muse sudi the best comedian of the century rather than a political person.he is so funy that when ever i listen his interveiw that i end up laughing hard.
that man is funy.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

warshiiq

Friday, April 13, 2001 - 04:12 pm
TO: MAREEG

RUNTA WAA RUN MEELKASTA OO LAGU SHEEGO
ANIGABA WAA RAACSANAHAY HADALKA GEEDI
WAXAAN AAMINSANAHAY IN MUUSE SUUDI
XAMAR QABSANDOONO ABAALKOODANA KAWARAABI DOONO
CIDWALBA EE KU XADGUDUBTO SHARCIGOW
U DAJIYO GOBOLKA BANAADIR.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Heridiid

Friday, April 13, 2001 - 04:48 pm
Aqligiina wasa waxa dad ilaahey badiyey ma waxaa ka jeclaateen nin aalkuliiste ah oo markii ay lacagta ka dhamaato qafaashanayo hayadaha samafalka ee daaweeyo caruurta iyo hooyooyinkooda taasi waa waxa ugu chipsan ee qof uu ku kaco hada waa laga wada tegey sida aan maqley Beeshiisa dadkii raaacsanaa awal
maxaa yeeley falalka uu kukacay iyo kuwo horeba waxa asaga laga sugaa waa meel cidla ah iyo lugooyo
ee Somali hasoo raaco baan dhihi lahaa walaalkeey Suudi

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Heridiid

Friday, April 13, 2001 - 04:50 pm
Waxa dad ilaahey badiyey ma waxaa ka jeclaateen nin aalkuliiste ah oo markii ay lacagta ka dhamaato qafaashanayo hayadaha samafalka ee daaweeyo caruurta iyo hooyooyinkooda taasi waa waxa ugu chipsan ee qof uu ku kaco hada waa laga wada tegey sida aan maqley Beeshiisa dadkii raaacsanaa awal
maxaa yeeley falalka uu kukacay iyo kuwo horeba waxa asaga laga sugaa waa meel cidla ah iyo lugooyo
ee Somali hasoo raaco baan dhihi lahaa walaalkeey Suudi

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

cisaleey

Saturday, April 14, 2001 - 08:27 pm
TO: HERIDIID

MARKAAD JAAHIL TAHAY WAA LAYSKA
AAMUSAA OO WAXBAA LADHAGEYSTAA,
NINWALIBA WUXUU YAHAY WAXAA LAGA
ARKAA FAGAARAHA,
MUUSE SUUDINA ARIMAHIISA
WAXBA KALAMA SOCOTIDE AAMIN WAXA
DADKA INDHAHOODDA HORYAALA OO AH
IN MUUSE UGU AWOODBADABYAHAY XAMAR
OO AAN LAFULIN KARIN GO`AAN UUSAN
RAALI KANOQON WUXUUNA INTAAS KU
GAARAY XAQ UDIRIRNIMADIISA
EE ADIGA ARINTA MUUSE FAD AMA HAFADIN
WAALAGU FADSIIIIIIIIIIIIIIIIIIN.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.