site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

ABGAAL QABIILKA SOOMAALI UGU MUTACLIMIIN BADAN UGUNA SHARAF FIICAN UGUNA MAALKA BADAN

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Arimaha Qabiilada - Clan Politics: Arimaha Qabiilada - Clan Politics (Current): ABGAAL QABIILKA SOOMAALI UGU MUTACLIMIIN BADAN UGUNA SHARAF FIICAN UGUNA MAALKA BADAN
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

XAMAROOW

Wednesday, February 21, 2001 - 10:36 am
WAXAANA SHARFEY OO CILMI SIIYEY OO NIMCADIISA KA HAQAB TIREY ALLAAH SW OO QEYBSHAHAHA KARIIMKA AH EE WAAXIDKA AH OO XAQA LAGU CAABUDO ALHAMDU-LILLAHI.
ILAAHOW CADOWGA AFKA IO IYO KUWA ISHABA ADIGAAN KAA MAGAN GALNEY.

AL-MUSLIMIIN.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

WiilAbgaal

Wednesday, February 21, 2001 - 11:42 am
Afkaaga caana dhaay ah lagu qabay Xamaroow beena ma sheegin waa runtaa arinkaasna cid diidi karto maba jirto hadayna iska indha tireyn moogi.Alxamdu lilaah cadowgana huuf iyo haaf aan leenahay.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

wiil Ceyr

Saturday, February 24, 2001 - 03:49 am
waryaadahee maalka aad sheegeysaan iyo cilmiga aad sheegteen xagee yaalaa sow Kaaraan la iskuguma kiin geyn aleylehe cawaan baa tihiin ee Internetka iskaga baxa Xamar inaadan sheegan karina anagaa idin gaarsiinay Jebutina idinkaga sixiixnay

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Monday, February 26, 2001 - 02:46 pm
wWar waxaan ku waydiiyay kaagan naanaabka ah ee Hawiye naareed maxaad xoolo utaqaan maxaadse cilmi utaqaan,war Hawiye maal iyo cilmi toona wax kama oga waa dad hada is xorayn iyo bililiqo iyo experes dadnimo ku jira WAA XAQIIQDEE HAKA BOODIN,inaga daaya tii nimankeeraad mlaa barateene,boqorka lacagta,suugaanta,ilbaxnimada,qurbaawinimada,quruxda iyo geesinimada Soomaaliya dee waa lawada yaqaan inkastoo la is xasdo lana wada sheegto,xaqiiqdii yadoon xumaana iga ahayn maqabo in Hawiyuhu dhar xidhan jiray beri dhawayd ka hor,kalsoonina malahoo waa dad cuqdadi madoobaysay,qofkuna wuxuu wax baran karaa markuu kalsooni haysto,marka walaal malaa guryaha xaarka lo,daad xoolo utaqaan mise bililiqada hantidii dhulka Soomaaliyeed.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

gabar murusade

Tuesday, February 27, 2001 - 01:46 am
waxaan kuweydiiyay dhaadhaankaagan aan lafahameyan waxa uuyahay nin iyo naagaba maxaad aheyad meel kalane waan kugu soo arkaye adoo leh ajanbi baa wax iga dhalaye hadii ilaah siiyay sharaf iyo heyabad Abagaal maxaad ugu diideyasaa nacaskaagaan kale oo leh anaa kaa saxiixay hadii aan nahay hawiye waanu isa oganahay waan isnakhaan maskiin yahow ma iloowaday taariikhadii iyo cadharkii Abgaal kuu dhigay cayarna wax la sheego malahane shib idka dheh waxaanu nakhaan sacad ookaliya.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

WIIL/CEYR/H-EJI

Tuesday, February 27, 2001 - 06:44 am
Thanks Gabar Murursade sharaf baad leedahay kuwa magaca naga wasaqeynayo sida aad u gashay qalbiguu ka bukaa ku dhimo caddawadda aad qabto.

Maxaad isaga dhigaysaa qabiil aadan ahayn Anigaa
cayr ah una qirsan walaalkeen abgaal Maalka iyo sharafta ay leeyihiin marka doqon yohow dadka kala dhex bax qurunka aad la dhex waregeyso.

WIIL H/EJI

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Tuesday, February 27, 2001 - 07:18 pm
TIRADA IYO CILMIGA HAWIYE=DAMEERO

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Suufi

Wednesday, February 28, 2001 - 05:55 am
Qolkani waa qolkii midgaha.....bal hada aan eegno sida midguhu isu waraystaan

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Majeerteen

Wednesday, February 28, 2001 - 09:43 am
Faanka iyo anaa sidan ah, waxaa lagu yiqiin haweenka...goormaa raggii sidan isu baddaleen.

Qof walba iyo qabiil kasta waxay yihiin waa la wada ogsoon yahay, ee faanka dumarka aan u dayno...rag inuu faantamo wax laga yaq-yaqsoodo ayeey ahaan jirtay "Waxaa la yiri, Rag wuxuu ka sheekeeyaa halaagiisii, dumarna baraarahoodii!!" Middaa waa dhab, faanka ragga waa uu ka reeban yahay...

Majeerteen!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Karanle-Hawiye

Thursday, March 01, 2001 - 03:10 am
Waxaa la yiri beribaa Nin u yimid Sac meel daaqayo markaasbuu ku yiri "war Sacyahow haddaa hadashana hadalkaadu waa Caaaaaaac haddii aad aammustana CaaaaaaC ayaad la aammusantahay, haddaba daaroodkiinnaan ay cuqdaddu dillootay yaa idinka faan badan oo sharmuutannimo muqayilnimo AAlkuliistannimo iyo wax kastoo laga yaqyaqsoodaba idiinkaga faan badan,
Mise waxaad aragteen dad faanaya,
meeshaan wixii jiray uun baa looga hadlaye laguma faanin ee taas ogaada, Abgaal-cismaan Ilaahey wuxuu ugu deeqay Diin, Tiro, Maal ,Dad la dhaqan , intaasna sharaftu kama foga adinkana la'idinka warsammaayo oo meesha aad ka gubaneysaan ayaanu ognahay ee iska hadla kolley sacaas oo kale ayaad tihiin oo qeyr ku hadlimeysiin qeyrna lama aammusnidiine!!!!!!!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

qoslaaye

Thursday, March 01, 2001 - 05:09 am
kuligiinba hawiye qurunloow ismadhaantaane Xishooda oo meelaadan gaarinina ha is geeynina.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Wiil-Abgaal

Thursday, March 01, 2001 - 08:40 am
alaylahe waa yaab,war dadkaan daaroodka la yiraa maxaa na daba dhigay,war dadow meeqa asxaan ayaan idiin samaynay,Qurbaha ayaan idinku shubnay oo dadkiinii wax barteen,oo ee shaqaysteen oo lacagtaasi waxyaaba badan ayaad ku qabsateen,anagahiinii ee niman la'aanta iyo sharmuutanimo heysay ayaan niman idiin siinay,maxaad wali nooga daba niicleyneysaan,sidii naagahii ayaad Hawiye Hawiye ku heysaan,Hawiye hadaad wax ka qaadeysaan waa kaase maad wax ka qaadaan,Heybad iyo hanti,sharaf iyo dhaqan midanaba iguma gaartaane maxaad iskula key bar dhigaysaan,war horta asaaskiina soo dhisa kadib inoo imaada.Dawladii KMG maalintii la dhisay gudaheeda ayaa 10 dawladood oo caalami ah in ka badane aqoonsatay,Puntalnd waa taase Ruwanda xitaa ma aqoonsan marka garaadkiina iyo keyga bal isku fiiriya,Baasaboor aan caalamka ku wareego oo la caarifsanyahay baan sameestay ee adigu maxaad heysataa,war dadow iskumaba dhawine xaga iiga sigta oo cudurka iyo cuqdada aad wadaan iga leexiya.Hawiye boqol sano oo hada soo socotana maad gaareysiinee iska aamusa,mise sidii naagihii maqaaxida fareesta oo nacnacleeya taa uun baad ku fiicantihiine.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Cali-Ceelbuur

Friday, March 02, 2001 - 02:43 am
Maxaa dheriga karka ka keenay baa la yiri!!
war Nimankiinnaan daarood ee sidii dhoocilihi u caytamayow maxaa idiinkugu wacan qaxaanqaxa, waa ayaan isku deyey inaan wax ka dhaadhidhiciyo wuxuush adinka ah, markey sheekadi qabiil iyo nacncac kala dhamaan waayeen ayaan ku iri,

Doodaha qabyaaladda
Damanaanta hadalkiyo
danaaniga iyo banaaxiga
doqomahan xishood gabay
Door weeye la habboon

Doqonyahay daguuguman
Dulligii daboolnaa
Dacartii qurmooneyd
Daruurihi uraayiyo
Durdur boosanneeraba
Dushiinney ku hooraan

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Friday, March 02, 2001 - 08:34 am
Hi

Karanle Hawiya waryaa madigoo hawiya aha baad haddalysa ohhhhhhhhhh lord have mercy walaahi aduunka waa isbadaley nin hawiya ha baa iska dhigya qatara oo Daarood afka kutagaye waa aduunyo gaduunyo gadoon.
Waxaan kalo layaabe goorma Abagaal tacliin barateye sowtii dameerka lagu oga, mise Dameerki waa laga ilbaxaye if ya think i'm Darood i'm not but to tell ya da true Darood are batter then ya.
Hawiya aan maqalo waxa igu horeyasye 1984 laakin darood waa layqaan waan dada la fahami karo. Hawiya aduunki waad nagu ceebeysen hadana waxada keenten inaad taclin kufantaan alah aduunkii waa isbadaley walaahi, dumarka marka loogu yeedho naaga waye ka xanaaqan hawiya marka hawiya la dhaho waa ka xanaqana sabata dumarka naga uga xanaaqan waa la liida, hawiyan waa sidaadasa oo kale markaa faan idnma eke iska amusa plz.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

BYE-BYE

Friday, March 02, 2001 - 10:13 am
WALLAHI ANIGA MARQAATI WAXAAN KA AHIY IN ABGAALKA DAD SHARAF LEH AAY YIHIIN LAAKIN BALAAYO BARI LOO NAGA IMATIY ACUUDUBILLAAHI, MUGGOO SHARTIINA ALLAHA NA MOOTIYO, NAAGO IS FUULAAYO KUWO XUKUN IYO QALIN XOOLAHA DADOOW INAY KU QAATAAN RABAA TIHIIN, XASAN ABSHIR IYO MAXAMED SIYAAD IYO MEESHIIS KA YIMIDBA DAD FIICAN MA KU NOOLA MIYAA ACUUDU-BILLAHI ILAAHAA XAQDARADII AA NAGU HEYSEEN HAWIYE NOOGU KEENEY INAY IDIN JAFAAN WELIGIININA SIDASAA AHANEYSIIN, ABGAALNA SHARAF IYO MAALBA MA KAA TUUGAAYO EE SOO TUGSO DEEQ AA LAGUU FIDIYAA.
DAD XUN NAAGO XUN XUKUN LEE RABAAN, YAA XAKUMEYSIINEE HA LA ISWEYDIIYEE, INSHA-ALLAH SIDII LA'IDIINKA KORMAREY LEE WAAYE.
KUWA MAJEYRKEYGA LA DHAHO DULLI MA IDIN RABNO MANA IDIN JECLIN HAWIYE IYO ANUKABA EE BYEEEEEEEEEEEEEEE.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Karanle-Hawiye

Saturday, March 03, 2001 - 02:03 am
Magaclaawe

ma wada aqrin dacarta aad meesha kula daacsatay waayo siduu Cali-Ceelbuur sheegayba waxaad tihiin wuxuush aanan laga jid bixin,
Hawiyana waa kuwa aad maanta hoos hoganeyso inay sidii dad kuula dhaqmaan ama ay sidii 1991-kii galaanna iyaga ayey jirtaa, laakiin maxaad af ku qaadeysaa haddaad itaal weysay axmaqyahow Daarood

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

BOOSASO

Saturday, March 03, 2001 - 02:56 pm
to.karanle. sxb been inaad naftaada u sheegto ma wanaagsana daarood maanta waxaa qurbe uga badan iyo qaxootinimo waa hawiye.cid maanta hawiye ka liidata ineysan jirin oo aan aheyn jareer waan ku dhaaran karaa. daarood kaa dhalasho, dhaqan dadnimo,ilbaxnimo,tiro,dhaqaale,raganimo,diin,dal intaba idinka fiican.maba aheynba in aan la murano ama la doodno ilmo goor-gaarte. abgaal haduu badan yahay ama cilmi iyo dhaqaale leeyahay ilaah ayaa intaa baxsha ciduu doonana siiya anigu waan ku faraxasa nahay waayo wax rabi baxshey kama xumaado.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

QURUXLOOW

Sunday, March 04, 2001 - 03:03 am
YAA XASUUSTA GABAYGII SAYIDKA UU KA TIRIYAY ABGAAL

" DAD LALA DAGO IYO DARISNIMOBA ABGAAL IS KALEH

NAAG DHINAC QAAWAN IYO TU AAN MAYADABA AQOON ABGAAL BAA ISKA LEH


MA SII WADAAHEE

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Dhabad

Sunday, March 04, 2001 - 07:00 am
To:Quruxlow
Fadlan,soo dhamaystir gabayga,si ismoogta hada ku faanaya wax aysan ab iyo isir ulaheen loogu baraarujiyo badigoob runta waafaqsan in ay u galaan xaqiiqada,waxaan qirayaa in Abgaal iyo Hawiyeba laga heli karo dad aqoon tacliin iyo maal adduunyaba meel fiican ka gaarey balse waxaa ku badan mooryaan aan dad iyo dal waxba uga tagin oo wax kaleba daayee furfurtay xargihii korontada iyo kuwii telefoonada wixii wadanku maal lahaana biliqeystay markii dambena ayagii gumaad isugu dhaqaaqey,marka waxaan maqli jirey in mudug Daaroodku ku yiraahdo (Hawiyaha seenta leh) inkastoo aan markaan Xamar ku noolaa ereygaas aad uga didijirey hadana sidii wax seenleh oo kale ayey markay gacantooda gashey hantidii wadanka iyo dadkiiba ula dhaqmeen,hadaba waxaan ku soo gebagebaynayaa Maandow Hawiye hadaad halyey leedihiin laba ogaandoonee? ha ku sifoobina (ismadhaanto iyo dhasheed) oo sida dadka la yiraahdo Hutu oo ku nool Rwanda oo ah cawaan ha noqonina. nabadgelyo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Karanle-Hawiye

Monday, March 05, 2001 - 02:14 am
TO: Dhabad iyo Biisaaso

Waxaa la yiri Ninkii doono inuu malabka ammaano ayaado quraan ah ayuu soo daliishadaa, haddii uu damco inuu Malabka Caayana wuxuu yiraa "waa Shinni mataggeed" waa sidaasoo haddaad wanaagga Hawiye dafira is leedihiin, Ilaahbaan dafarin sharaftoona sida qorrax maalmeed u muujiyey, meeshaanna waxay u furantahay dhallinyarada Abgaal ee nacnacda kala dhaqaaqa, yaa doonaya inuu hadal la wadaago wuxuush wixii loo geystay uun ka damqaneysa laakiin aanan marna xasuusan wixii loo galay.

TO:Waxgaradka

Sx-yaal kuwaan waqti haku dhumina sababtoo ah uma qalmaan, doqontana aammuskaa lagu ciilaaye yaanan juuq loo oran ee sheekadiinna ka wata.
Asalaamu caleykum.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Moro

Monday, March 05, 2001 - 09:19 am
Harti ayaa Somali ugu mutacalinsan...

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Monday, March 05, 2001 - 12:50 pm
WALAALA YAAL WAXAA JIRA DAD SOO QAATA MAGAC QABIIL AMA MAGAALO AANEY U DHALAN KADIBNA CAAYA QOLO AMA SHAQSIYAAD. MARKA HA MOODINA QOFKII HALKAN WAX KU QORA INUU U DHASHAY MAGAALADA AMA QLADA UU SHEEGANAYO. ANIGU WAXAAN AHAY REER BOOSAASO ABGAAL AMA UMAD SOMALIYA OO AAN WAX KA SHEEGAYO MA JIDHO. WALAALKEY FURAY BOGGAN WUU ILA QALDAN YAHAY WAAYO HADAAD FURTO BOG AAD ILAAH KU AMAANEYSO QOF CAAYA MA WEYNEYSID,MAXAAD MOODAA HADDII AAD KA HADASHO QOLO AMA MAGAALO? KABA SII DARAN MARKA HADDII ABGAAL UU BADAN YAHAY IYO HADDII UU LACAG LEE YAHAYBA INAAD HALAKAN KA SHEEG SHEEGTO MA AHEYN WAAYO QOF CAAYA MA WAAYEYSID.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

keysaneey

Friday, April 13, 2001 - 04:48 pm
NINWALBA WAA ISKA HADLAY
LAAKIIN RUNTA WAXEEY TAHAY
DAAROOD WAA DAD TIROYAR OO
WAXAA LEEFTAY RASAASTII UGU
HOREEYSAY INTA MAANTA KANOOLNA
WAXEEY UBAAHANYIHIIN XANAANO

H/GIDIRNA WAXAA UDHIMAN INLAGU
SOOQAADO HALWEERAR OO LAMID AH
KII LOOGA SOO SAARAY BAYDHABO
keysaneey

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

XAMAARI-MACALINKIIS

Friday, April 13, 2001 - 08:18 pm
XAMAAAR
cilmiga,sharafta iyo lacagta aad sheegatay sowtan kuu gaysay maahan inaad tidhaahdo,'ALLAH SW(Sallalaahu Wasalam)cilmigaad sheegaysaa ma kaasaa?

war anoo somalida inteeda kala ah,kuwii wax ku barayna ah hadana doonaaya inuuu ku soxo waxaan ku odhan lahaa dheh,"NABI MAX'ED ,SALALAAHU WASALAM NOT ALLAH SALALAAHU WASALAM".

ABGAAL CILMIGIIS HILIBKII LA QALAAYAY MIYAA?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

HABARGIDIR_CAYR

Saturday, April 14, 2001 - 02:09 am
TO WIIL CEYR

WACALKAAGAAS DAAROODKA CADAWGA KU AH HAWIYE MAXAA ISAGA DHIGEYSAA CEYR????? WARYAA WAXAAN KU DHIHI LAHAA MIDGAAN YAHOW HAWIYE SAAS ISUGUMA DIRI KARTIDEE MEESHA KA BAX ABGAAL WAA WALAALAHEEN HAWIYE WAANA KU TAGEERSAN NAHAY WAX KASTA EY NADHAHAAN MARKA HAWIYE SAAS LOOMA KALA QEYBIN KARO DABA CADE YAHOW QANIISKA AH

TAN KALE WAXAAN U MAHAD CELINAYAA WIIL/CEYR/HEEJI OO SIDA A SHRAFTA LEH UGU JAWAABAY XAYAWAANKAAS CADAWGA HAWIYE KU AH THANK U BRO UGU DANBEYNTIINA WAXAAN U SHEEGI LAHAA WALAALAHEYGA HAWIYE OO DHAN IN EY SAN U BIXIN WAXA XUN EE UU DAAROODKA NAGU KALA QEYBINAYO ANIGA AYAANA AH CEYR AFHAYEENKIISII

HAWIYE HANOOLAADO
H/GIDIR HANOOLAATO
ABGAAL HANOOLAADO
MURUSADE HANOOLAADO
DUDUBLE HANOOLAADO IYO WIXII KALE OO AAN HILMAAMAYOO DHAN

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Hawiyewoman

Saturday, April 14, 2001 - 05:48 am
HABARGIDIR ceyr iljeex walaahi runtaad u sheegtay.

WARYADA Somali waa :Isaaq, Hawiye & others.

Mutacalin iyo Sharaf iyo geesinimo alla waana siyaay...

Fuleynimo & nacasnimo & Qaraar Daarood aa loo dhaafay...Duliga Xamaroow isku sheegay aqligiisa intuu la'egyahay waaba u jeedaan....oo weli Xamaruu ka raja Qabaa.

Meeshaan ka Qeylo dhaami walee SOMALIA Cag madhigtid.

Socda oo Futadii white man ku raxeeysta..Hawiye futadiisa black ha u soo xiisnina.waligiinba futomadow nagu sheega aqligiinaba intaas buu la'eg yahay.ma white baad noo maleyseen aqu & aqli,hahhahhaha.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.