site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Qabiilkee daaroodka laga Aamini karaa?

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Arimaha Qabiilada - Clan Politics: Arimaha Qabiilada - Clan Politics (Current): Qabiilkee daaroodka laga Aamini karaa?
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

General Caydiid

Thursday, February 22, 2001 - 04:46 pm
War nimanyahow hadaan hawiye nahay Daarood dambe aamini mayno balse haday dhacdo in aan aamino qabiilkee laga aamini karaa? maxaa se lagu aamini karaa?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Calasow

Friday, February 23, 2001 - 03:31 am
Warsangeli

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

king

Friday, February 23, 2001 - 05:35 am
yes,warsangali,dhulbahante,ogaden,habar gidir,habaryoonis,habar jeclo,iyo ciida gale.
the rest don't trust them genenal.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Somali

Friday, February 23, 2001 - 05:45 am
King,
Maad Habar Gedir iyo Habar Yoonis ka reebtid bro...inta kale oo dhami waa qualified laakiin labadaas waa category ga Majeerteen...

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Somali

Friday, February 23, 2001 - 12:57 pm
Somalidii kaloo dhan waxay sameysteen maamul goboleed hawiye mooyee kolkaa su'aashu waxa weeye daarood keliya ayaa wax maamuli karee kuwee baa dawladnimada na tusi kara siday u shaqayso?
jawaabtuna waxa weeye dawladnimada waxaad u haysataan baayacmushtar ama waxaad bililiqaysataan taasna waxaa idiin cadaynaya qabiilooyinka kale waxay leeyihiin siyaasiyiin iyo ganacsdayaal mid waliba shaqadiisa ayuu ku egyahay kolkaa idinka waxaa idiin ah siyaasiyiin ganacsato.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ali Husein

Friday, February 23, 2001 - 05:15 pm
To generaal caydiid waxaan umaleehaa Mareexaanta iney ugu roonyihiin dhaqan hawiyana waa wataan waana na afgartaan qaarna wayba nasheegtaan oo hawiyeey sheegtaan hasayeeshee maxumaan badna ayagu waana na jecelyihiin, Hawiyana haduu sharafsiihaa qabiil ha siiyo Mareexaanta.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Quracjoomo

Thursday, March 01, 2001 - 08:00 am
To: somali lool bro

waa runtaa somali oo dhan maamul goboleedyo eey sameeysteen laakiin Hawiyye muxuu u sameeysan la'yahay soo maahan su'aashu?
sxb Hawiyye wuxuu rabaa inuu wadanka oodhan maamulo lol,,,,, oo wuxuu aaminsanyahay in isaga maahee cid kale awood u laheen ineey wax xukunto.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

cabdibile

Saturday, March 03, 2001 - 10:02 am
leelkaha aamina iyaggaaa muumulk kudheereeye oo wadaada oo xaqa iyo culumada ku badan. waaa heleesaan meel aad kugu soo hagaag taan

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

timajilic

Wednesday, March 07, 2001 - 08:05 am
Somaaliyeey Leelkase la aaminikaraa.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

professor

Saturday, March 10, 2001 - 09:53 am
SIDEEDABA DAAROOD AAMIN MABA GALO, BALLAN IYO HESHIISNA MA LAHAN. WAA SIDA YUHUUDU U BALLAN IYO HESHIIS XUN YIHIIN. MARKA HADDAAN SOOMAALI DHALLAD NAHNAY WAA INAAN MARNABA ISKA ILAALINAA QIYAAMADA DAAROOD.

HAWIYE & IRIR HA NOOLAADO

CADOWGOODANA HA JABO

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

HAWIYE

Monday, March 12, 2001 - 10:15 pm
TO: HAWIYE anigu kuguma raacsani iney daarood oo dhan yihiin dad aan la-aamini karin, MAREEXAAN IYO DHULBAHANTE IYO QABIILADA KALE EE DAAROOD WAA FIICANYIHIIN INTAAN KA AHEEN QAAR KAMIDA DADYOWGA REER BARI, WAXAANA SAAS KU IRI QAAR KAMIDA DADYOWGA REER BARI EE MAJEERTEIN WAXAY YIHIIN DADKA UGU JAAHILSDAN EE KUNOOL SOOMAALIYA MANA ISBADALAAN WALIGOOD MAXAA YEELEY JAAHILNIMADA AYAA KUBADAN, WAQTIGAAN WAXAANA RAJEYNAYAA INEY WAXBARTAAN OO AY KALA OGAADAAN SAX IYO QALAD............

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

calayaale

Tuesday, March 13, 2001 - 11:32 am
soomaalidu waxba lamasocdaan gaar'ahaan qaarbadan oo wax kuqora netka war meeshaan talo kuma haydaan waxaanse aad ulsii yaabanahay ninka labaxay professar waa nin waalanaan umalayhaa
aryaa soomaaliya wax aad kala socto lama'arkee
sheekadaada iska xir daarood aa wali kugu qufulan
waxaas waalaga gudbay. irir iyo samaale iyo
waxaas waqtimaa ugu dambeyday hawiye laftikiisaan
shaqaynayn habar gidirtiyaan is'aaminayn
warmoogaa tahay ...

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.