site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Ma ogtahay in Shaati Gaduud yahay nin Gugundhabe ah?

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Arimaha Qabiilada - Clan Politics: Arimaha Qabiilada - Clan Politics (Current): Ma ogtahay in Shaati Gaduud yahay nin Gugundhabe ah?
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

farlibaax

Friday, February 23, 2001 - 01:46 am
hadii aan kuu sheego siduu ku yahay waa sidaan:

shaati gaduud waa shirmooge/ jajeele / gugundhabe /hawiyye.

shirmooge waa laf ka tirsan jajeele oo iyagoo shir beesha laheed ka maqan laga xoogay ugaasnimaadii, sidaasna ku xanaaqay oo dhex dagay raxanweeyn sida somali kale oo badanba laga helaayo raxanweeynta.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Dad yaqaan

Friday, February 23, 2001 - 03:17 am
Shaati Guduud waa nin Warsangeli ah....waa la ayaqaan.Waa nin Cismaan Ibrahim ah oo Ismaaciil ah

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Kismaayo

Friday, February 23, 2001 - 03:53 am
Shaati Guduud waa nin Warsangeli ah oo Cawramale ah, waa laguu yaqaan

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Shirshoore

Friday, February 23, 2001 - 04:26 am
Shaati Guduud waa nin Harti ah oo Warsangeli ah oo Cawramale ah....

Tani mid muran ka taaganyahay maaha

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Samiira

Friday, February 23, 2001 - 04:43 am
Shaati Guduud Hawiye maahan waa nin oo Warsangeli ah waa la yaqaan aboowe.....kan haku murmina....

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Hiiraan

Saturday, February 24, 2001 - 06:47 am
Farlibaax...lol.... sxb, adna maxaad u abtirsan weyday hee... Ma waxaad tahay Dudbiye mise Xaramege.. Ha lagu ogaado koleyba magacaaga Farlibaax wuxuu ii sheegay inaad tahay JEJEELE..

Jaaw...
Walaalkaa

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Monday, February 26, 2001 - 02:23 pm
Gundhabe Hawiye maaha xaqiiqdii ii sheega yay galaan,Shati guduud maaha daarood isga iyo Cali caliyawba waa niisaan waxayna galaan midna H7yoonis ka kalena Cali calyaw H/Awal xaqiiqdii....Dhalinta Daarood wax kasta nimanyaw muran ha gelinina.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

farlibaax

Tuesday, February 27, 2001 - 03:36 am
To: Hiiraan

abtoow see camal dudubiye iyo xarmage labadaba waa jejeele intee noo kala bixineeeeeee loool.

camon guys both cali caliyoow iyo shaati gaduud waa jajeele, we know, they know and everybody knows except u guys from waqooyi land lool.

need more details visit this site. www.jajeele.com all the inf. will be availabe next 48 hours.

samiira lol warsengali oo baay ku dhashay,,,,,, taas waa sheeko.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

maadey

Tuesday, February 27, 2001 - 03:47 am
guys stop, quit ,,,,,,,lol

hadana aderkeey maa keenteen waa warsangeli see idinka noqotay.

cali caliyoow waa adeerkeey somaaliyeey wuxuu yahayna waa la yaqaaan oo uma baahna in internetka looga doodo get it?

To: jajeele

sxb waa maxay dadkaan ma marqaankii baa ku kala go'ay.
shaati gaduud waa nin shirmooge ah waana la yaqaanaa shirmoogana waa jajeele soo quit yo all, so is cali caliyooow.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Shirshoore

Tuesday, February 27, 2001 - 05:36 am
Maadey,
Go •••• yourself....shaatiguduud waa nin Harti ah.Why do u think bay Morgan isugu dhowyihiin?
Idiot

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

farlibaax

Tuesday, March 06, 2001 - 06:41 am
u r mum thinks ineey isku dhow yihiin fool,,

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.