site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

SOMALI CHRISTIAN MOVEMENT'

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Arimaha Qabiilada - Clan Politics: Arimaha Qabiilada - Clan Politics (Current): SOMALI CHRISTIAN MOVEMENT'
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

NUUR

Saturday, February 24, 2001 - 10:11 am
QAYBTAN WAXALEH SOMALI KIRISHTAAN MINORITY AH OO SIYAASADA AAN KU JIRI JIRIN ILAA HADANA SI BUUXDA UGA SOO HORJEEDO XUKUUMADA ISLAAMKA EE DKM WAXANA AYNU NAHAY DAD JIRA OO BARYIHII HORE LOO OGALAANJIRIN INEY DHACSADAAN XAQOODA SIDA AYAGOO XATAA SHEEGAN KARIN DIINTOODA RAXMADA BADAN EE KIRISTAANKA MAANTANA ALXAMDULILAAH WAAN SII BADANEY WAXAANA KU GUULEYSANDOONAA MUSTAQBALKA INAAN KU YEELANO BAARLAMAANKA XOOG, DADBAA WAXAYNA YIRAAHDAAN MABADNIDIIN LA YAABI MAYNO OO WAA MID KA MIDA WAXYAALIHII NALAGU SAMEYNJIREY SIDA DIINTIINU WAA QALAD, AMA DIINTIINU WAXAA KA FIICAN DIINTEYDA, HOREY BAAN UGA DAALNEY MAQALKEEDA AFLAGAADADA, ANAGU HADEYNU NAHAY SOMALI CRISTIAN MOVEMENT MANAQAAN QABIIL IYO ISKALA SOOC EE WAXAAN KU DADAALEYNAA NABAD&BARWAQO MUSTAQBALKA IYO DOORASHADA LABAAD ADIGANA WEYNU KU SOO DHAWEYNEYNAA HADAAD ILAHAGA USOO NOQOTO, NASOO RAACA WALAALAYAAL KUWA AAN WALI AQOONSANEEN JESUS.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

BOSAASO

Saturday, February 24, 2001 - 10:46 am
ROTTEN IN HELL. KUFFAR. GAAL URAYA OO AAN XAARKA ISKA DHIQIN XABAD AYAA INAGA DHAXEYSA.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MUSLIM BOY

Monday, February 26, 2001 - 11:14 am
Inaailaahi Wa inaa ilayhi Raajicuun ma nimankii ridoobay ayaa ismuujinayo walaahi waayaab wale ternetka wax baa lagu arkay.hadaba somaliyay waa in lagu jihaadaa kufaartaas somalida ah ee doonaya in ay nasoo galaan waana kuwo ku iibsaday diintooda wax yare oo qaymo lahayn hadaba si kuwaan looga shaqeeeyo waa in la laayaa oo laxasuuqaa
sidaas iyo balan wacan

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

muna

Monday, February 26, 2001 - 12:10 pm
acuudubilaahi mina sheydaani rajiin ma maantaa somaali yidhi gaalbaan ahey. alaahu agbar, war waalagula yaabi ee waxaa ha la horimin soomaali, ilaahey ha kusoo hanuuniyo..

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Monday, February 26, 2001 - 02:05 pm
waa yaaab ?? anigu umalayn maayo inay jiraan dad soomaaliya oo gaalo sheeganaya waa xabashi af soomaali baratay ama talyaanigii xamar joogay hadaad jirto bal car sheeg xagaad joogtaa? anigu hadaan ku arko naf kuugu talin maayo nin kii jano doonayaana waa ila mid gaal gaal dhalay illaahay waxaan ka bar yayaa inaan gaaladaa arko iyagoo soomaaliya jooga nin kuu digay kuma dilin BY

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

somali

Tuesday, February 27, 2001 - 02:16 pm
wager , war baa yimid !!! WAR MUXUU YIRI christ aa
somaliyeey kac maanta albaabkinii la so garaacee intad is cuneeseen ayaa doqonoo dhan dhar inta loo solabisay la yiri chrita ilaahey ku aah . gaal aan xaar iska dhaqini intuu ka og yahay nabi ciise , waa iska habaabee.
walaalayaal intiina somaliya joogta iyo dibada waxaan idiinka codsaneenaa in aad hurdada ka kacdaan oo mooqif cad iska taagtaan una diidaan in ay cag soodhigaan dalkeenaan barakeysan oo ilaa iyo quruun ilaahey lagu caabudayey oo salaadihii xitaa ay dahirisay ma ah in gaal aan xaar isk adhaqin oo buuryadana iska jarin cag soo dhigee. waa in la laayaa kuwaas.
shalay daraad waxa maqlaayey naaga is guursaday oo marki danba la yidhi waa been !! hadana warkaan ayaan maqlay , taas micnaheed waxa weeye wixii la war wareego ba maanta albaabkii aya ala soo garaacay oo diintii iyo dhaqankii iyo sharaftii aa qatar ku sugan , waxaa layska rabaa ninki albaabkaas la garaacay furi lahaa !!? marka aan meel ka soo wada jeesano gaal iyo khaniisbo wadanka sidi uu ugu soo baxay lee ha ku ahaato , waxaan ka cod saneenaa dowlada cusub ee noo dhalatay in ay il gaar ah ku eegto arimahaan ooaysan fududeesan , taas oo aananiga ra'yi ahaan aan qabo qofkastoo bari doonayo inuu ku noqdo dalka in aad loo baatro wixii gaal nimo ama khaniis nimo lagy arko markaaba la hor geeyaa maxkamada islaamiga si loo abaal mariyo . wixii igu raacsan arinkaas oo damiir leh oo diintiis aiyo sharaftiisa dooni waa in uu igu garab galaa si aan meel ugu soo wada jeesano , dowladana aan ku cadaadino . wasalaamu calykum manil tabaci al hudaa..

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

WiilMuslim

Friday, March 02, 2001 - 03:01 am
Anigoo muslim ah waxaan bartay diinta chiristaanka ah sabatoo ah waxaan rabay in aan la murmo reer galbeedka masiixiga ah laakiin hadeer kii luqadeyda ku hadlayay baan helay ee kaalay hadal iigu imow (bile@arabia.com)

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Allahuakbar

Monday, March 05, 2001 - 05:40 am
To:manuure

waryaa adigoo kale waa lagu yaqaan hunguri baa kuu geeyay inaad diintaadii iibsato laguna yaabi maayo oo adigoo kale waxaa la yiraahdaa murtad xukunkaaga waa in qoorta laguu dheereeyaa aakhirana cadaabtii alle way ku sugaysaa.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MUSTAFA

Monday, March 05, 2001 - 06:17 am
anigu waan iska ogahay kannoqday chiristiaan waa nin ilaahiisa og aniguba waxaan dareemi jirey xishood aan ka qabo diinteyda chiristanka ah balse dadbaa igu raacsan iney diinteydu wanaagsan tahay oo aanu ku leenahay wadankeena mustaqbal wanagsan ee somalida ah chiritian is ku aruura saldhigeenuna waa inoo meeshii aan isla ogeen kulanka labaad waxaa ka dhiman labo bilood insha alaah. and remember (JESUS IS OUR LORD)

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

JIHAAD

Monday, March 05, 2001 - 02:22 pm
WALAALAYAAL HA LA HADLINA KAN ISKA DHIGAAYA SOOMAALIGA MA AHA SOOMAALIYE.

KALAB BUURYO DHEERE,XAAR ISKAMA DHAQE,NACALAA KUGU YAALE, WASAKH,KALAB,XAARAAN.

CIDII ARAGTA KANOO KALE WAA IN LA DILO
SIDAA AYAA INOO BALAN AH

SORRY!! JANOOYINKA ALLE WAXBA KUMA LIHID HADAAD SIDAAS TAHAY.HADAY TOOBADU KUU FURAN TAHAY EE IS BADH QABO, MEESHANA KU SOO CADEE INAAD HAGAAGTAY SI DILKA LAGAAGA DHAAFO!!! ALLAA HANUUNKA ISKALEH...

SUBXAANALAAHI

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Darwiish Jebiye

Tuesday, March 06, 2001 - 03:08 am
Wiil Kristaan:
Walee inaadan Somalia cag soo dhigayn qoortaa laydinka gurayaa.Nin walbana ina adeerkii ayaa seef qoorta kaga goynaya

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Shaahid

Tuesday, March 06, 2001 - 04:01 pm
NACUUDI billaahi mina shadaani rajiim

Waxaan Xaqiiq ah in aadan Soomaaliya baarlamaan aad gasho iska daaye Maba sheeggan kartid xataa Magaca kabilawada CH. jaahiknimo iyo Hungurixumo ayaakuu gaysay inaad Diintaada ka baxado

Daggaalbaana inaga dhaxeeya Ilaa inta Dhaqdhaqaaqiina lacirbtiroyo.

Kufaar-kufaar dhala

wallaahiban ku dhaartaye haddaan ku arki lahaa

intaan luqunta kaajaro, naartana aad ku horayside.

SOOMAALI WAXAN AAD LATIMID KAAYEELIMAYSO'E
"ALLAH" U SOO LAABO.

ALXAMDULLILAH BUU KULEEYAHAY kufaar muxuu Illaah kayaaqan. nacaskii hooyadii gabay.

DAGGAALBAAN ISKU OGNAHAY TAN IYO QIYAAMADA.

THERE IS NO GOD BUT HE(ALLAH) AND MUHAMMED IS HIS MASSENGER.(.S.A.W.)[THE PROPHET OF ALLAH].(S.W.T)

WAR MAGACYADA HANAGAGA CAYAARINA KUFAARYAHAY.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

naasirudiin

Wednesday, March 07, 2001 - 01:08 am
inlilaahi waninaa ilaynaa raajucuum.
oo ma jiraan dad noocan oo kale?
hadii ay dhacdo oo la helo dad yar oo iibsaday diintooda waxaan ALLE ugubaryayaa in uu ii soo hadeeyo. hadiise uu ALLE u qoray inay ku dhintaan gaalnima. waxaan alle ka baryayaa in uu ii kordhiyo cumri iyo caafimaad si aan u sifeeyo gaaladda (oo iisadayn iimaan kooda qaaliga ahaa)
oo weliba aan ku jihhadno.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

gaalo jabiye

Monday, March 26, 2001 - 05:27 am
yaasiinkii tabaaragee xeey ahaayeen kuwaan dhahaaya gaalaan ahay oo waliba nuur ayaa ley dhahaa dhahaaya. diinta muslinkaan ku dhaartaye haddaad magacaas ayaa ley yiraahdaa mar kale ku soo qorto adiga iyo hooyadaa iyo aabahaa iyo walaashaa inaan idiin xoraysanaayo waliba jihaadka alle meelkastoo aad joogto inuu waajib yahay mise waxaad rabtaa sidi salmaan rushdi oo kale in laguu karantiilo.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Haji

Monday, March 26, 2001 - 06:59 am
Wallee waa in labaraarugaa:
Waligay kuma`aanan fakarin inaan dhiig bil aadam galo,laakiin maanta dhiigayga ayaa qasmay cafisna malahan somaliridoomay waana in qoorta loo dheereeyo gaalada hunguriga ku gatay DIINTOODA

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

naasirudiin

Friday, March 30, 2001 - 01:19 am
waxaan idin ka codsanayaa inaad ku jihaadaan inta iibsatay diintoodda.
inta doonaysa in ay ku jihaado waa inay isasoo diiwaan gelisaan si aan usifeeno xaaraantan.
aniga ayaa iska bilaabayo waxaana la iyiraahdaa
1.xassan guulay aw qodax. waxaan ahay nin mutadawac.
macasalama

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.