site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Waxaan idin waydiiyay yaa badan daarood iyo soomaali oodhan?

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Arimaha Qabiilada - Clan Politics: Arimaha Qabiilada - Clan Politics (Current): Waxaan idin waydiiyay yaa badan daarood iyo soomaali oodhan?
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xasan

Saturday, February 24, 2001 - 01:04 pm
aniga oo og soon inuu ugaaden kabadan yahay
hawiye mjeerteena kabadan yahay isaaq ayaan rabaa inaan ogaado hadana soomaali iyo daarood ka badan
saaxiibayaal sifiican ujawaaba ciyaar loobabaahna dad ayaa sharad ku dhigtay.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

runsheege

Saturday, February 24, 2001 - 11:49 pm
TO xasan hadaad run u bahantahay waa sidan..

Darood waa u dhigmaa somalida 75% maskas wuxuu ka badan yahay somalida kale xitaa xooga oromo ah haddi laraciyo oo degan Diridhabe 15% markaas sharadka waxaa helaya ninkii dhahay darood wax laysku qabtana ma aha adba calibad leedahaya soomalidan aad shegayso maba dhafsisana jamhuriyada somaliya adna adna darood oo nation ah aad dabadhigat qabiilo yaryar oo isku keen keen ah!!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Saturday, February 24, 2001 - 11:56 pm
ALLAHA DAAYEE OGADEEN OO KALIYA AYAA AH 5 MILLION. SOMALIDA KU NOOL SOMALIYANA WAA 9 MLLION. LABA MILLION IYO BAR WAXAY KU NOOL YIHIIN PUNTLAND 2 MILLION SOMALILAND. INTA KALANA KOONFURTA OO ISUGU JIRA DIGI,MIRIF, HAWIYE, DAAROOD,IYO QABIILO KALE OO FARA BADAN, TAA WAXAY KUU CADEYNEYSAA IN DAAROD SOMALI UGU BADAN YAHAY.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Sunday, February 25, 2001 - 11:44 am
Mooryaanta Xamar waa in loo sheega tirakoobkan saxda ah.

Ha jiro, ha joogo Daarood!!!!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ixsaa

Friday, March 02, 2001 - 02:43 am
Waryaa soomaali waxaa ugu badan hawiye waxaane ku xika daarood waxaana ku xigo raxanweyn waxaanaku xiga isaaq waxaana ku xiga inta kale ee sidaas la soco laf ahaana waxaa ugu bada gugundhabe waxeyna ka badan yihiin absame Gorgaartena waxey ka badan yihiin majeerteen ee sidaas la soco

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Hawiye waaye ee mesha KACARAR

Friday, March 02, 2001 - 06:33 am
alaa bal aduunyadaan eeega war hawiyoow ila qosla bal, war hadaad saas ubadan tihiin daarood aaway aqligiinii maxaadse u heesteen markaad joogteen xerada qaxootiga ee Utaanga bal waad iloowdeenee aan idinxasuusiyo heestii ( Hawiyuhu nasoo bursay kadibna Utaanga sidii xoolihii baa xero nalagu hooyaa). umaleeenmaa inad badantahay darood ee intad wax qoree bal iska hees.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

samatar

Saturday, March 03, 2001 - 04:56 am
waxaa ugu badan Gugundhabe qaas ahaan Gaaljecel you fool.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.