site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Waa qabiilkee gabdhaha soomaaliyeed qabiilka sibadan uwada kufsaday?

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Arimaha Qabiilada - Clan Politics: Arimaha Qabiilada - Clan Politics (Current): Waa qabiilkee gabdhaha soomaaliyeed qabiilka sibadan uwada kufsaday?
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

saxardiid

Sunday, February 25, 2001 - 12:36 pm
horaa waxaa loo yiri run iyo ilko waa lacadeeyaa
ee runta cadeeya dadwaynoow.sababtoo ah dagaalka sokeeye markuu dhacay gabdho badan ayaa la kufsaday taasna inoo dhaqan iyo hido maaha balse
cadeeya qabiilka sibadan u kufsaday gabdha ha soomaaliyeed.idin koo run sheegaya looma baahna
qiyaas iyo waxii lamid ah .
dad badan oo aan way ediiyay waxay kukala jawaabeen.qaarba si
qaar waxay dhaheen ISAAQ
qaarna waxay dheheen HAWIYE
qaarna waxay dheheen UGAADEEN
BALSE WALI RUNTA MAHELIN ee xaqiiji ya oo cadeeya
sidaaiyo nabad galyo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mr.somali

Sunday, February 25, 2001 - 08:58 pm
dadka soomaaliyood oo dhan waan salamayaa salaan ka dib anigoon qofna durayn nin soomaaliyeed oo nadiifana ah waxaa idnka codsanayaa inta aydaan rayi dadka soo dhex dhigin in aynu fahano macnaha (dhibayt) ama dood waxaan uga jeedaa qofka wax qorayaa wax macno umada u leh ha sheego ama waxba yuu soo qorin .hada ninkaa na soo waydiiyay gabdhaha soomaaliyeed yaa kufsan jiray oo badnaa waxaan ku leeyahay sx adiga& dadka waxa xun ku fakara ayaa gabdhaha soomaaliyeed kufsan jiray maanta ka dibna hadalada aan macno bulshada u lahayn ha keenin halkan oo kale kalab sitaacashar ayaad tahaye.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Hitler

Monday, February 26, 2001 - 08:34 pm
TO: SAXARDIID

Saxardiid kuu caddeeyey ee iga hoo haddii aad qaadi kartid. Sida runtu ay tahay qabiil kasta wuu faraxumeeyey gabdhaha Somaaliyeed balse waa la kala dambeeyey.

Qaar waxay faraxumeyn jireen waqtigii nabadda, Qaarna waxay faraxumeyn billaabeen markii dagaalkii sokeeye bilowday oo waxay ka aheyd aarsi iyo futto futto ku gud. Farqiga keliya oo meesha ku jirey wuxuu yahay waa la kala •••-weynaa oo nimankan Hawiye balaayo saaruukh ah ayey gabdhihii ag dhigeen.....

Si kastaba xaal ha ahaadee anigu kolleyba cidna ma kufsan, oo labadii gabdhood iyo gurigii ammaanada la'iigu dhiibey weli waan hayaa. Labadii gabdhood aniga ayaa guursadey oo tii hore waxay ii heysaa 6 gabdhood, walaasheed ka yareydna waxay ii heysaa will iyo gabar.

Waa billaahi tawfiiq.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Hitler

Monday, February 26, 2001 - 08:38 pm

UF

Thursday, March 15, 2001 - 04:22 am
WAXAA GABDHA SOOMAALYEED KUFSADAY HAWIYE SABABTUNA WAXAA WEEYE IYAGOON DUMARKOODA LOO HAWOONKARIN BAL ISWAYDIIYOO ADBA CAQLAAD LEEDAHAYE DAMEER MA,UHAWOON LAHAYD

QARMUUN FOOQAL QARMUUN

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Thursday, March 15, 2001 - 07:32 pm
waa wareey somaalidii waa waalatay, horaa waxaa loogu maahmaahay [wixii looga fara xalaayey ayey faraha kula jirtaa ]
hadaad tihiin raga somaaliyeed waxaan idin oranlahayn hadaan nahay gabdhaha somaaliyed isla yaaba waayo qabiilkaad tahayba waxa wax kufsaday waa adiga kan wax caayaayana waa adiga noomana kala sokeysiin,hadaan nahy gabdhaha somaaliyeed
waxaad tihiin kii wax na yeelaa waa noo kii kale
waana wax laga yiq yiq sado waxaad ku qoreysaan shaashada ee xishooda ceebiinana qarsada.anigoo ku hadlaaya codka gabdhah somaaliyeed waxaan idiin ku qabnaa khasaaro waayo [waan idiin dhalnay ,idiin la dhalanay ,idiin dhaxnay ]waxaana ka helnay in aad ku faan taan imisaad kufsatay ,ankee qarsan maysaan ceebtiina
kii waranka igu dhuftay kii igu ligligay baa iiga daran kadooda sidee wadan keenii wax uga qabsanaa ragayagoow waan ka xunahaynasiibKA xumadayada na ankee qarsan maysaan ceebtiina

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.