site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Second Chance

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Arimaha Qabiilada - Clan Politics: Arimaha Qabiilada - Clan Politics (Current): Second Chance
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Buraale

Monday, February 26, 2001 - 08:11 am
Ma laga yaabaa maanta hadii nimankaan Daarood lasiiyo chance labaad oo dawlada loo dhiibo inay wanaag wax ku maamulaan mise Hawiye ayay daba dhigan doonaan.....ball fikradaada soo dhiibo,caay iyo aflagaado waa reebantahay....hadaad caaytanto meeshaada ayaan kuugu imaan oo waan ku dili.lol.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Monday, February 26, 2001 - 10:06 am
YAA KAAGA BAAHAN IN AAD CHANCE NA SIISO? ADOO SOCDA AYAAD DAAROOD HOOS IMAAN DOONTAA.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.