site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Qaraab-doonka saraakiisha u hiilisay Xabashida qofkii yeelaa ma wadinbaa?

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Soomaalinimo - Nationalism : Qaraab-doonka saraakiisha u hiilisay Xabashida qofkii yeelaa ma wadinbaa?
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ahmed proud hawiye

Monday, February 26, 2001 - 05:36 pm
nationaalisam macnaheedu ma aha in aad cadowga koowaad ee dalkaaga iyo qaranimaada leedahay ku soo hogaamiso maha taas !adigey dankuu tahy in aadan neceeb dhex dhigin dadkaaga guulna waxeu u tahy taas cadawgeena hadaan kala daadano oo aan anaga dhexdeena iska qabsano.marka suaasha la isweydiinayaa waxaa weeye aaway dadkii nationaalisamka sheegan jirey?xagee ku dhuumanayaan ee dadkaas ay qaraabada ahayeen may la hadlaan mise aamusnaanta wey ku taageerayaan?maanta waxaa loo soo jeestay sidii dalka loo dhisi lahaa my fellow wadaniyiin waa in aad taageertaa gacan ka geystaa dib dhiska dalka siiba caasimada soomaliya muqdisho ee taariiqiga ah lana maal gashado dadba la soo bood no,no,no taasi dhici meyso kuwaas ma wadani bey nala sheegan karaan iyagoo uun dantoodu tahy gacan hoorsi wixii soomaaliya loogu talagay in ay iyagu qaataan oo keliya sida somalilnad and puntland?miyaaney suurto gal aheen in qaranimada dalka difaacaan iyagoon dal gooni ah baanu nahy iyo dowlad gobeleed banu nahy ku haaya maxeyse isagu tegi waayeen kal hore intey ka faaideysaneyeen dagaalkii qararaa ee muqdisho yaa iiga jawaabi karra? imise ayay helaan lacagta loogu bixiyo magac soomaliyeed ?maxey ku qabteense ?inkastoo xamar dagaalo ka socdeen hadana capitaalisam waa uu taraayfing dadkiina waxuu u soo jeestay dowlad iyo dib u dhisid hadana xisaab baa jireysa kol uun ka qeeb qaata dib u dhiska dalkeena ka dibna wa la fahmayaa waxaad rabtaan peace is offered in arta in somalia and is up to to take it dadka ku nool wixii la soo dhaafay ee dib u socodka ha waxan leenahy fiiri mustaqbalka xagee baad dooneysaa in somalia labatan sanno oo hadda soo socoto joogto dooda naxarrista aan u werejino waayo adiguba naftaada naxariss bad u baahn tahay yaana wax lag raadin muran iyo siyaasad aan jirin si aan u aargoosano am u sadbursano sida mahbarda iyo qaldaamiinta u caadad ah waxaase wanaagsan in la fiiriyo soomalida waqooyi barri iyo waqooyi galbeed oo fahamsan macnah wadaniyada iyo dowladnimada oo aan u mahd celineyno kuwaas faro ku tiris ma ah anigan wey iga wadinisan yihiin laakiin ha ka muuqdaana masraxa dib u dhiska dalka iyagaaoon baqan am dib u soocd uusan tuufsan waad mahdsan tihii my fellow wadaniyiin soomaaliyeed waaxaan idiin wadda rajeneyaa good furtune iyo dhaqale faro badan meel kasta oo aad joogt aan ka tashada cadaawahoo isku tiirsanaada=ka tashada mahbara qaldaamiinta iyo mooryaanta ee isku tiirsanaada.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

dulmane

Friday, March 02, 2001 - 06:32 pm
ahmed hawiye wax aan kuu sheego. Marka hore Itoobiya waxay ahaan jirtay cadaw soomaaliyeed, laakiinse kuwo ka xun ayaan soomaalida ka soo dhex baxay. Dawlad ku sheegga Xamar diyaar uma aha in dadka dulman ay xaqooda siiso sidaas awgeed Hawiyow waxaad ka gabbataa oo aad aqoonsan tahay oo kaliya cidii wax laysa. Haddaba sidaa awgeed Itoobiyaad sheegtaye,Israelna haddii ay gacan igu siinayso in aan iskaa qabto yeelkadeed. Ma ogtahay in loo magacaabi doono Gobollada Koonfureed Mas'uuliyiin sida Governor iwm. Kuwaasi aniga amxaarada iiga daran.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.