site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Lixda HAWIYAHA yaa yaqaanno???

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Arimaha Qabiilada - Clan Politics: Arimaha Qabiilada - Clan Politics (Current): Lixda HAWIYAHA yaa yaqaanno???
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Wiil Hawiye

Wednesday, February 28, 2001 - 04:48 am
walaalayaal aniga waxaan ahay wiil hawiya ah waxaana rabaa in aan kororsado aqoonteeda ku saabsan hawiyaha iyo qabiilada soomaaliya oodhan.
waxaan idinka codsanayaa in aad ii faahfaahisaan lixda hawiye mase midkaad ka tahay soomaali oo dhan wey u furuntahay jawaabta suaashaan

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Moorasaante

Wednesday, February 28, 2001 - 05:03 am
Madhibaan, H/Gedir, Abgaal, Maruursade, Tumaalo, Yibro.
Intan ayaan anigu u aqaan inay isku cidyihiine ma maxaa laysku yidhaahdaa

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

isaaq

Wednesday, February 28, 2001 - 07:43 am
Karanle , Xaskulle, Gorgaarte,jajeelle, ...
that is all I remember

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Aniga

Thursday, March 01, 2001 - 03:15 am
Karanle Gorgaate Xaskul Gugundhabe

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

joodax

Thursday, March 01, 2001 - 07:10 am
indha bowd kuhayso jareer midgo abgaal murusade
intaa ayaan kagaranayaa. qolo duduble layiraahdo oo madmadoowna wey sheegtaan. waanan macquul waayo aad beey ugu egyihiin.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hawiye

Thursday, March 01, 2001 - 07:57 am
af caay tamay ninkeedaa leh .

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Caaqil

Thursday, March 01, 2001 - 08:42 am
lol,Daarood waxaad na tusteen caaqnimadiina iyo dabaalnimadiina,,,wax laga xanaaqo maad sheegin waayo idinkaa iska hadlay
Midgo Fowqal Midgo.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Thursday, March 01, 2001 - 02:21 pm
MAXAMED GOORGAARTE IYO MAXAMUUD GOORGAARTE.IYO SA'IIR,NUBI,KIKUYU

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

wiil Dir

Thursday, March 01, 2001 - 07:41 pm
Wiil- Hawiye waa sidan walaal
1-Sagaal Abgaal Osman iyo Wacdaan .
2-Odayaasha Hawiye Murursade .
3-geesiyadda Hawiye Habar Gidir iyo Duduble .
4-sharafta Hawiye Xawaadle .
5-laf dhabarka dhaqanka iyo Hiddaha Somaliya GaalJecel iyo Gugundhabe .
6-maamuuska Hawiye Shiikhaal ..
waxaa kaloo iyaguna jira curadka Hawiye Wajaajeen.
iyo Ciisaha oo Hawiye la dhashay ...
Hawiye iyo Isaaqna waxaa laysku yiraahdaa Irir labaduna waxay galaan Dir ....

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

WiilHawiya2

Friday, March 02, 2001 - 01:56 am
To:Wiil hawiye
walaal suaasha aad weydiisay waa suaal fii maxilahaa jawaabteena waa sidaan sdee ila tahay
1-Karanle Hawiye
2-Gugundhabe Hawiye
3-Gorgaarte Hawiye
4-Xaskul Hawiye
5-silcis Hawiye
6-!!!!! ma xasuusti
Karanle iyo Gugandhabe waa mataano sheegada laga haayena waxeey tahay in markii ey dhalanayeen Gugundhabe walaalkiisa karanle uu banaango u soo tuuray a soo unaxariisanayo sabtoo ah wuu ka yaraa oo hadii uu dambeeni lahaa wuu xijaabanlahaa karanle sidaas buu curad nimada ku qaatay Laakiin Dardaaankii ugu dambeeyay waxaa loo dhiibay Gugundhabe oo xad dhaaf baari u ahaa walidiintisa
Gorgaarte sheekade laka haye aa waxey tahay in uu rabsha badnaa

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

qoslaaye

Friday, March 02, 2001 - 02:09 am
waryaayahe ma maanta ayaad garanweeydeen lixda HAWIYE ee liibaanta Aqoongaaboow laguwaa,
halkaan ka aqriso Waa sidaan
1-GORGAATE HAWIYE
2-KARINLE HAWIYE
3-XASKUL HAWIYE
4-GUGUNDHABE HAWIYE
5-XAWAADLE &
6-SHEEQAAL
ha idiin macaato ee caaydiina sii wata jaawna.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Qslaaye2

Friday, March 02, 2001 - 02:30 am
Xawaadle Hawiye???????
Shiqaal Hawiye??????
Xawaadle waa samaale ee ma aha wiilashii uu hawiye Dhalay
Shiqaalna sidoo kale maaha wiilashii hawiye

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

joodax

Monday, March 05, 2001 - 05:25 am
wiil dir
saaxib markaad tiri xawaadle waa hawiye waad
kuqaldantay waayo manihi anagu hawiye.
run ahaantii dad iyo dugaal yaan kala nahay?
seeee ya

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ALI

Monday, March 05, 2001 - 01:02 pm
WAAR WAXAAD INOO SHEEGEYSAAN OO AAD TIRINEYSAAN SOOW HAWIYE UUN MA AHA? GOORMAADSE XAWADLE HAWIYE KU DARTEEN? SIYAAD BARRE U MAHAD CELSHA ISAGAA UMADA IDINKU SOO DARAY WAXAADSE OGAATAAN INEYDAN LA SINAAN KARIN UMADA KALE EE SOOMAALIYEED.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

gugudhabe hawiye

Wednesday, March 07, 2001 - 04:55 am
xawaadle hadaadna hawiye eheen maxaatahay sheeg
midgaan, yahuud bin daarood, koonbo, wacal
tuug, waxaa tihiin sheega, sida daaroodka in aad
fulay utihiina waa laogyahay oo xamaraa la idnka
taabsaday
XAWAADLE MAXAA TIHIIN WACAL?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Wednesday, March 07, 2001 - 04:18 pm
Dadoe maa runta lasku sheego, Sheeqaal Hawiye ma ahan ee ha tirsanina Hawiyow.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Soomaali

Thursday, March 08, 2001 - 02:05 am
Xawaadle waa hawiye Ninka joodax isku magacaabayna waa maangaab, haddii uu xawaadle yahay maba isku magacaabeen erayga "joodax ee Xawaadle lagu caayo" haddii uusan ahaynna waxaan oran lahaa fadlan qabiilka ha sheegan

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

BELEDWEYNE CHICK

Thursday, March 08, 2001 - 05:57 am
XAWAADLE ARE HAWIYE????? LOL WERE NOT EVEN CLOSE TO HAWIYE. XAWADLE ARE SAMAALE MIXED WITH OGADEN
IF U LOOK CAREFULLY AT XAWADLE WE ARE VERY SIMILAR TO OGADEN IN APPEARANCE TALL, LIGHT SKINNED AND WE SHARE THE SAME DIALECT AND DHAQAN WITH OGADEN. WE DONT LOOK NOTHING LIKE HABAR-GEDIR OR THE OTHER HAWIYE. DONT GET ME WRONG I HAVE NOTHING AGAINST HAWIYE THEY ARE OUR NEIGHBORS AND I LUV THEM BUT WE ARE MUCH CLOSER TO OGADEN THE HAWIYE

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

OG-Girl

Thursday, March 08, 2001 - 06:30 am
lool Hawiye ogaadeen isku dhajinaya walee yaab. Hawiyoo darood kama maarintaan miyaa. maxaad imakana inoo sheeganeeysiin??

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

cali-madaxweeyne -boy

Thursday, March 08, 2001 - 09:38 am
heey guys, check this out
this crazy belet-weeyn chick and Og-girl is the same person acting two different, well chick u lost u r mind,,,, xawaadle waa kii ogaadeen webiga ku shubay aduunka uuna ugu neceb yahay,, ka nax amaku farac.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SHEEKHAALOOW

Thursday, March 08, 2001 - 12:16 pm
SHIIKHAAL WAA MARTIILE HIRAAB
HIRAABNA WAXAA GALA MUDOLOOD HIRAAB OO AH ABGAALKA, MOOBILEEYNKA, WECDAANKA, HILIBE DALANDOOLAHA IYO KUWO KALE OO TIRA BADAN.
MADARKICIS HIRAAB WAA HABAR GIDIRTA
MAXAMUUD HIRAABNA WAA DUDUBLAHA SAASAA LOO DHAHAY AFARTA HABAR GIDIR IYO ADEERKOOD
-----------------------------------------------
XAWAADLE WAA HAWIYE AMA WAA LA DHASHAY SIDA GARRAHA IYO BOORANTA

------------------------------------------------
KARINLE IYO SIIXOOWLE OO HARIDIID MURUSADE AH AYAA LA YIRAAHDAA WAA CURADKA HAWIYE LAAKIIN SIDAA MAAHA..
MAXAMUUD GORGORGAARTE AYAA AH CURADKA HAWIYE....
( WA DADKA UGU WANAAGSAN OO UGU FARSAMO IYO KARTI WANAAGSAN SOOMALI OO DHAN )

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Dhabad

Thursday, March 08, 2001 - 03:38 pm
TO:All of Hawiye
What is the difference between Hawiye in Somalia and the Hutu in Rwanda? they both have same inhuman characters and also share same appearance, maybe Hawiye is a lost tribe of Hutu? Hey, it is time to trace your origin and move back where you realy belong and we the Somali people will benefit your departure as you
really are the source of all what is wrong with our nation today.Waxaad tihiin Hawiyow (Isma dhaanto iyo dhasheed). War waa kaftan ee yaan laga xanaaqin,in badan oo idin ka mid ah baa akhyaar ehee? Wishing all the best.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Karanle

Thursday, March 08, 2001 - 09:31 pm
Sheekaalow

Sx aan ku saxee magacu ma aha karinle ee waa "Karanle"

Karanle-hawiye wuxuu u qeybsamaa afar-jilib oo kala ah
1: Kidir
2: Seexowle
3: Kaariye
4: Murusade

Marka laga reebo murusade oo gobalka banaadir iyo galgaduudba dega Seddaxda kale waxay degaan Soomaali-galbeed, waxaana ugu yar Murusadaha xag dhalasho ama xag tiraba, marka seexawle iyo Murusade waa laba jilib oo hoos yimaada tolweynaha Karanle oo ah Curadka Hawiye sidaad sheegtaba.

Sheekada noo wada doqonta caytameysana yaanan lala hadlin.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

garxajis

Friday, March 09, 2001 - 07:54 am
waaryaarahee sow lo'da&dameerahana hawiye maaha?what about jareer's?tell the truth.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Friday, March 09, 2001 - 08:17 am
TO : WIIL DIR
U get it almost right , lakiin duduble iyo habargidir laba ha ka dhigin duduble wuxuu ka mid yahay shanta habargidir.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Friday, March 09, 2001 - 08:40 am
SAAXIIBAYAALOOW
KARANLEHA AMA SIIXOOWLAHA AMA HAWIYAHA DAGAN KENYA IYO ETHIOPIA WAA KA BADAN YIHIIN SOOMAALI OO DHAN SBABTANA WAXA WAAYE WAXEEY YIRAHDAAN SOOMAALIDA HAWIYE HAL GEEL AH BAA KU FILAN OO LAGU SOORI KARAA DHAMAAN

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Hawiyewoman

Friday, March 09, 2001 - 11:49 pm
Hawiye Iri Samaale wuxuu dhalay lixdaan wiil
1 KARANLE
2 XASKUL
3 RAARANE
4 GUGUNDHABE
5 JAMBEELLE
6 GORGAATE.

KARANLE:wuxuu u kale baxaa KAARIYE, GIDIR, WAADEERRE, SIXAWLE.Murusade Waadeerre baa dhalay.

XASKUL;idin, arid

GUGUNDHABE; oo kamid ah Baadacadde.

JAMBEELLE;Ajuraan,Hintira

GORGAATE; baa ugu wiilal badnaa. HIRAAB Dama Gorgaate waxaa ah Mudullood abgaal, Habagidir, Shiikhaal Martiile.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Hawiyewoman

Friday, March 09, 2001 - 11:55 pm
XAWAADLE- Kanshile-Uur midig-Cud-Meyle-Samaale

HAWIYE-Irir-Samaale

XAWAADLE Hawiye maha ee waa walaalo.

WAX IDIN OGEEN HA KU MURANINA EE check the History

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Saturday, March 10, 2001 - 08:37 am
somalidu waxay u kala baxaan sadex qabil iyo others. 1) Hawiye(Murusade,Habargidir,Abgaal,Xawadle,Gaaljecel,iyo lix kaloo aan iloowsanahay 2)Isaaq (waa Irir) 3)midgaan, waxaana ladhahaa (Darood ama Midgaan)

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

dhulos

Monday, March 12, 2001 - 03:30 pm
oiughv

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Togdheer

Tuesday, March 13, 2001 - 07:43 pm
warbal eeg meeshan waxeey ku qoreen DAMEERIHII AMA MOORYAANTI,
ILEEN MOORYAANTU QABIILEEY U KALABAXAAN MIYAA HADAAN OGAADAY,
BAL INTAAN KA AQAANO AAN IDIIN SHEEEGO

1-DAMEER
2-MOORYAAN
3-EYLO
4-YAXAR
5GARAC SIDA XAWAADLAHA AMA GAALJECELKA
WAAR WAAN ILLOOOBAY LABADII KALE.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

HAWIYE

Tuesday, March 13, 2001 - 10:01 pm
HAWIYE WAXAA UU UKALA BAXAA (1) WARAABE (2) DAMEER (3)DAANYEER (4)QOOLEEY (5)ABEESO (6)LIBAAX (7)DAWACO (8)SHABEEL IYO KUWO KALOO FAROBADAN

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Hawiye Boy

Wednesday, March 14, 2001 - 07:50 am
To:Togdheer
Waan ku jeclahay Togdheerow illeen awawgeega baad u dirtay dhoor xasanadood aan kaa faa ideestee sidaa kuwad hadii doqon dahay

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Real-Togdheer

Wednesday, March 14, 2001 - 10:44 pm
Hawiye aa?

Waar gobtan gobtu dhashay iyo dhasheeda ha noo kala saarina.
Gob+Gob kale+gobabayaal+gob afraad=Gob

Hawiye waa gob gobi dhashay oo ma ahan in la kala saaro.
Daarood wasaq, qurun, yibir, midgaan, yixir, qashin,iwm aa ka buuxo ee ayagana ha nagu kala gurina ur aa loo dhimanayaaye.

Nabadeey walaalkay hawiye irir samaale abroone

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Thursday, March 15, 2001 - 01:02 am
Raalli Gelin wadaaddada Magaala Kolding
Waxaan dadweynaha deggan magalada Kolding u sheegaya in ay iga raalli ahaadaan qalad aan maalintii shalay ahayd ka galay wadaadada Magaalada Kolding sharaftooduna meel uga dhacay waayo hadalkaasi runtii dad aan lagu kalsoonaankarin ayaa ii soo gudbiyey ilaaheyna waxaan weydiisanaya cafis. Ciddii warkaas uu Waxyeeleeyeyna waxaan ka codsanaya inay i Cafiyaan. Waxaan kaloo u sheegaya dadka magaalada Kolding deggan inay iska joojiyaan haddalada ay ku qayilayaan iyo xanta ay meelaha la fadhiyaan ee waxaana leeyahay dadkaasi ilaahey ha ka baqaan, hana xusuustyaan in ilaahey uu marwalba og yahay waxa ay ku hadlaan iyo waxa ay ku qorayaan boggaggga internetka iwm.
waxan marlabaad leeyahay halley cafiyo. anigoo ah Faarax Saleebaan. Deggan magaalada Kolding
Mahadsanidiin.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Jaamac J.

Thursday, March 15, 2001 - 01:10 am
Aad iyo aad ayaan ugu faraxsanahay inay soomalida gaartay heer ay kala garato inay qaladkooda qirtaan. taana waxaan u mahadcelinaya walaalkeyga Faarax sleebaan oo maqaalkii uu shalay ku qoray shalay Bogga somnalinet dadbadan oo magaalada Kolding deggan ka yabiyey. waxan leeyahay walalkeyga dembigaaga alla ha cafiyo. Taasina waxay cibro u noqonaysaa dadbadan oo soomali ah.
walaalkaa Jaamac J.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

bile

Friday, March 23, 2001 - 02:22 am
suaasha wey siisocataa oo lixda hawiyaha intee sii dhaleen sidee bey u sii kala baxaan

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

sagal

Friday, March 23, 2001 - 04:55 am
Walee anaa kuu aqaan lixda Hawiye waana sidatan.
1.Biliqaysto
2.Xaraan quudato
3.Ma Fakarto
4.Dadkiisa laaye
5.Mustaqbal xume
6.Iyo kun ugu weyn ee ah Xaar daadshe lol
That is the six parts of Hawiye.
What a subclans.
lol lol lol lol.
Sagal.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Friday, March 23, 2001 - 05:07 am
war qabiil yaqaano ha ibaro aniga u baahane muxuu u kala baxaa hawiye iyo daarood laf laf ii bara wallayaal hana ila yaabina qaxaan la kowsadaye

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

OLOL_DIINLE

Friday, March 23, 2001 - 01:06 pm
HIRAAB
HERIDIID
LABADAAS AAN AQAAN
HIRAAB WAXAA LA ISKU DHAHAA SHEEKHAAL OO AH MARTIILE HIRAAB, HABAR GIDIR OO AH MADARKICIS HIRAAB IYO ABGAAL OO AH MUDULOOD HIRAAB.
HERIDIID WAA MURUSADE


WAXAAN KALOO AQAAN AJUURAAN OO AH WADALAAN IYO MADALAAN>>>>> BOQORADII HAWIYE.....

GELEDI OO AH GIBIL CAD IYO GIBIL MADOOW.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

gaBGABLEH

Friday, March 23, 2001 - 01:10 pm
LIXDA HAWIYE WAA

-DAAROOD DHABE = MURUSADE
-DAAROOD WASE = BAADICADE
-DAAROOD ERYE = HABAR GIDIR
DAAROOD DILE = XAWAADLE

DAAROOD KA OOYIYE = GAALJECEL
DAAROOD U NAXE = ABGAAL
DAAROOD SAGOOTIYE = SHIIKHAAL

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Saturday, March 24, 2001 - 03:04 am
gaBGABLEH :) :):):):):):) :)
ADIGANA KEE AHAAD KUWII DILEY MISE U NAXAY DHABE-WASE :) :) :):)MISE KII YEMENGEEYEY

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.