Sunday, March 04, 2001 - 05:23 pm aqyaarey idinkoo wax aan la idiin dirsan kusoo jawaabin bal waxaan rabaa qof arintaan iga dhaadhiciya , sababtoo ah waxaan maqlay amaba aan arkay qabiilada qaarkood in ay jecel yihiin in ay iyaga lee is wasaan amaba isu tagaan, marka wax layaab ahna ha u qaadanina aqyaarey....