site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Ayaa jecel inuu dalkiisa naftiisa u huro.

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Soomaalinimo - Nationalism : Ayaa jecel inuu dalkiisa naftiisa u huro.
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

adour

Tuesday, March 06, 2001 - 02:32 pm
wallalaha somaliyeed waad salaamantihiin.
Waxaan halkan uga baqayaa wallalaha jecel inay bad badiyaan dalkooda hooyo taasi iska hadal maha ee waxa weeyaan waxaan jecelahay anigu ugu horeeyo inaan dhinto waayo waad la socotaan dagaal ooga yaashu inay dalkii akhiro u hoynayaan oo cadowgeena soo horkacayaan markaa taladaydu waxaa weeyaan waxaan loo dhiman ma hagaa gaan inaan marka hore ogolaano inaan dhimano kadibna talo ku gaadhno sidaan dalkeenii hooyo u badbaadin lahayn wayna suurto galaysaa haddii loo dacad noqdo inaan ka daba tegno meelkasta oy ku shirayaan dhiigyacabku maanta way banaan tahay in ragaas la dilaayi waayo in badan baa wax loo sheegay waxaan odhan karaa in xitaa ilaahay inoo fasixi karo maanta waayo diintiisii ayey ceebeenyeen marka hadal iyo dhamaan ayaa diyaara oo jecel inuu u dhinto dalkiisa?

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.