c/samed | Wednesday, March 07, 2001 - 02:13 pm anigu waxaan rabaa inaan ogaado qabilka Daaroodka ladhaho meequu ukala baxaa walaalayaal. caaydana iska daaya Hawiye iyo Isaaq |
MAHAD | Wednesday, March 07, 2001 - 11:52 pm orodoo cilmi baro oo ka fakar mustaqbalkaaga iyo mustaqbalka ubadkaaga intaad waqtigaaga qaaliga ah ku lumineyso qof goor hore baxay oo waliba aan la aqoon jiritaankiisa dhabta ah. |
WIIL-BELLO | Friday, March 09, 2001 - 08:02 am WAXAA LAGU BARTAA MASAAJIDYADA&GOOBAHA AQOONYAHANADA ISKU WAREYSTAAN.DHOWR SANNADOODNA WAA U BAAHANTAHAY. |
soomaali | Monday, March 12, 2001 - 05:57 am Harti absame mareexaan |
WILL-MUDUG | Monday, March 12, 2001 - 02:13 pm HEHEHE WIIL-BELO DHOWR SANO AYAAD U BAAHAN TAHAY IYO BILO DHEH HAHAHAHA |
huuh | Wednesday, March 14, 2001 - 05:28 am darood wuxuu dhalay 5 wiil inta uunbaad u bahan tahay soo ma aha |
Anonymous | Wednesday, March 14, 2001 - 08:48 am Daarood waxa uu ukala baxaa 7 xubnood oo kala ah. (1)Malaay (2)Shimbir (3)Jeermis (4)Tirxi (5)Wasaq (6) Makulaal (7) Bakeyle iyo kuwa kaloo faro badan |
runsheege | Wednesday, March 14, 2001 - 09:05 am Darood here Harti koome= majeerten+dhulbahante+warsangeli Geri Koombe Absame= Ogadeen +ugaslawe+abaaskul+bartire Mareexan lelkase Ortable |
Anonymous | Tuesday, March 27, 2001 - 07:12 am DAAROOD WUXUU UKALA BAXAA SIDAN WARSANGALI MAREEXAAN ABGAAL MURUSADE LEELKASE XAWADLE HABARGIDIR BIYAMAAL AJUURAAN CIISE MADOOWE CAG DHEER ISAAQ DHULOOS GAALJECEL OGADEEJEEN KARANLE MAJEERTEN |
suldaamo | Thursday, March 29, 2001 - 12:03 pm to runsheeg madaxa yaadka saartay inta kale ardaya shaqo yaasha .siduu runsheeg kuu tilmaamay weeye hana u noqon.beejkana soo xir |
Anonymous | Friday, April 06, 2001 - 12:09 am hi all Daroood HARTI(DHULBAHNET MAJEERTEEN WARSANGELI DASHIIILE) OGAADEEN (ABSAME BARTIRE ABSKUUUL GALIMAYSE ) TANDO DAROOD (MARXAAN) YUSUUF DAROOD(ORTABLE) LEELKASE WALAAL ANIGA INATAAS AYAAN KA AQAAN. PEACE. |