site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

HABARGIDIR !!!!!!!!!

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Arimaha Qabiilada - Clan Politics: Arimaha Qabiilada - Clan Politics (Current): HABARGIDIR !!!!!!!!!
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Friday, March 09, 2001 - 05:11 am
HA NOOLATO !

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

walaalkaa hawiye

Saturday, March 10, 2001 - 02:48 am
sidee bey ku noolaani kartaa waa suaal
jawaabtana waa ilaah ka baq iyo camal saalax
hadii kale wey baabi' lasoco walaal

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Saturday, March 10, 2001 - 04:22 am
to; walaalkey hawiye

HAWIYE HA NOOLATO, HABARGIDIRNA HA NOOLATO

THE REASON I WROTE THIS IS I AM TRIED OFF HEARING HAWIYE FUTAMADOW, HABARGIDIR THIS , THAT
MARKEY HABARGIDIR AMA HAWIYE MAQLAAN BEY WAASHAAN.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

saas

Monday, March 12, 2001 - 04:19 am
waa canwaan.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ELMI

Monday, March 12, 2001 - 05:23 am
soomaliyeey waxaa wanaagsan in la iska dhaafo naceyb iyo caayda qabiilka ku saleeysan lagana kor arimahaas.
Habargidir wax ma dheera dadka waana qabiil ka mid ah qabiilada soomaliyeed.
waxaan muddo badan laga soo bilaabo sanadihii sideetameeyadii maqli jiray dadka habar gidirta ineey yihiin dadka ugu suuq madoow badan.
aniga oo ka imid qabiil daga boorama balsoe ku dhashay kuna koray magaalada xamar ayaan waxaan la soo koray dhalinyaro badan oo hawiye ah una badan habar gidir. marna ma i dareensiisn dhalinyaradaas inaan ahay qolo kale. dagaaladii sokeeye habar gidir waxeey aheeyd qolada mar kasta soomaalidu ku tilmaamaan ineey ugu dagaal badan yihiin oo cid walba iska hor imaadaan.
Laakiin waxaa run ah ineey dagaalka uu meel kasta ka dhacayay qolo kastana eey dhinaceeda ka waday.
waxyaabaha aan ku qoslo lana yaabo waxaa ka mid ah markaan maqlo habar gidir waa jinni iyo meel kasta waa kaaga horeeyaan. waa dad ganacsi badan iyo waa muqalisiin kuli. waxaas waa been mana jiraan. soomali oo dhan waa ganacsi badan yihiin.
waxaa kaloo yaab leh markaan maqlo yaa gaari kara habar gidir iyo habar gidiraa dalka oo dhan boobeeysa.
malaha waxaan nahay marba inaan necbaano qolada uu ka dhasho madaxweeynaha markaas qofkii ah.
dadka markaan u kuurgalay waxaan ogaaday ineeysan wax eey dheer yihiin soomaali jirin ee yaan laga dhigin ineey ka sareeyaan soomali xag ganacsi, geesinimo iyo gobnimo.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Monday, March 12, 2001 - 11:36 am
Elmi Habargidir, ganacsi, gesinimo,gobnimo iyo diin wey ugu sareeyan, see is what u believe so admit it magaratay.Habargidir aad dheheysid cid walbe ka hortimaada horte aan kuu sheego: HABARGIDIR AMA WEY KUDILI AMA WEY KUNOOLEEN taas macnaheeda
soo baar markaasan wada hadli.

Habargidir waa ciida keliya oon dadkaan xumeen aan iska werarin,HA i GARDAREYSAN ana KUMA GARDAREYSTEE saas bey habargidir ku dhaqtaan, Maantey dhulkey degentahay iyo key hore udaganaayeen ma burburin, XAMAR tag oo soo arag,suuqa Bakarah iyo suuqa siigale weli sidoodii bey yihiin oo qabiilkastaa ka adeegto kana ganacsado lakiin awey suuqi Xamarweyne dhinacaas habargidir ma degana waana dhinac lagubaaba'ayay.taas ku arag qaado farta habargidir haku fiiqin.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SOMALI

Monday, March 12, 2001 - 08:01 pm
WAXAAN DHIHI KARO WAXAA WEEYE HABARGIDIR HANOOLAATO
HANOOLAATO

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Tuesday, March 13, 2001 - 12:01 pm
ILAAHOOW HABAR GIDIR LA'AAN HANA DHIGIN.
YAA WAX KASTA SUUQ MADOOW KU KEENI LAHAA HADEEYSAN JIRIN???

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

sahro

Tuesday, March 20, 2001 - 07:48 am
TO,Anonymous
WAR WAAYABE MAXAA MEELKASTA KU DHIGAY FUDEYD BADNIDAA HOOYADAA MAADHILO AHEYD

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SAID

Friday, March 23, 2001 - 05:18 am
MAJEERTEEN WAAYO

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

axmed

Friday, March 23, 2001 - 06:52 am
said majeerteen waa walaalahey, awooweyaashey baa fuul fulijiray waakuwaan siilkoodii kasoo faracaney

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Habargidir

Friday, March 23, 2001 - 09:30 am
Cilmi walaalle ishaad ka ridday, xaqiiqadu waa sidaad sheegtay. Anigaa qabiilka Habargidir ka dhashay, dadka Soomaaliyeed iyo qabiillada Soomaaliyeed baan la siman nahay kamana liidanno kamana sarreyno. Dad Islaama baan nahay. Soomaali baan nahay, Soomaalidana waxba ma dheerin. Dagaallada sokeeyaha ee Soomaali dhammaanteed saameeyay dalkannaga sida la arkay ka dhigay waxaan burbur iyo halaag aheyn oo ay noo kordhinayaan ma jiraan.

Qof waliba qabiil buu ka dhashay, qabiillada Soomaaliyeed oo dhanna waa wada gob, waa wada Islaam, waa wada Soomaali, qabiil qabiil kale wax dheerna ma jiro, dadkana Nabi Adan baa laga abuuray, Nabi Aadanna dhoobo yaa Ilaahay ka abuuray.

Waxaan Rabbi ka baryay inuu Soomaali oo dhan haddaan nahay balaayada iyo colaadda iyo cadaabta iyo faqriga iyo dibudhaca iyo halaagga na qabsaday uu Rabbigeen naga qaado. Ilaahow naga aqbal, AAMMIIN.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mmj

Sunday, April 08, 2001 - 09:34 am
Acuudu bilaah
walaahi waa yaab, war ma dadkii dalka baa ba'shay,saqafkii fujistay,kaawooyinkii la baxay,ilaa iyo maantana waxa la ogyahay dalka ku haya baa halkan ka hadlayo,walee waa yaab,aniga waxaan u aqaan habaryeey,ama habargaajo.waxa kaliya oo aan dhihi karo way ku fiican yihiin waa bililiqada, boobka,dhaca,kufsiga,isbaarada,jidgooyada,jaahilnimada,iwm.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.