site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

MAGACA SOOMALI XAGGEE KA YIMID

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Arimaha Qabiilada - Clan Politics: Arimaha Qabiilada - Clan Politics (Current): MAGACA SOOMALI XAGGEE KA YIMID
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

TAARIIKH HAYE

Friday, March 09, 2001 - 12:33 pm
WAXAAN AAD U WAAFAQSANAHAY OO AY TAARIIKHDANA
QOARAYSAA IN MAGACA SOMAALI UU KA YIMID SAMAALE
OO AH MAGACA AY WADAAGAAN DADKA DHULKA ISKA LEH

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xabashi

Friday, March 09, 2001 - 01:02 pm
Magacu wuxuu ka yimi
markii dadka alaabat keeni jiray ay yimaadaan dhulka ayaa somalidu markay u yimaadaan, waxa ugu horeeya ee ay ku yidhaahdaan waa oradoo caano . soomaa.

Markaa markii dadkaasi noqdaan ayay waxay yidhaahdaan da baa halkaa ku nool lagu naaneeso soomaal

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

wiil Murusade

Friday, March 09, 2001 - 03:11 pm
magaca Somali waxa uu kayimid---somalidu waxey aheed dhamaantood xolo dhaqato barigii hore waxayna lahaayeen Ari, Lo, balse waxaa jirtey Halcid oo lahaan jirtey Geel badan cidaasna waxaa soobooqan jirtey dadka agdaganaa ee reer ceelbuur ama Murusade marka cida waxaa laga maqlijirey ayagoo hadlaya oo dhahaya (maxamadoow orodoo Hasha soomaaal)(hebeloow orodoo hashii soomaal)( martida usoomaal hasha)(ii soomaal hasha) iyo ereyo badan oo kamida (soomaal) kadib waxaa dhacday in reerkii meeshaas daganaa loo baxshey reer soomaal waxaa kaloo dhacday in dadkii Ceelbuur daganaa oodhan loo baxshey reer soomaal kadibna dhacday in gobolada udhow dhow Ceelbuur dadkii kunoolaa oo dhan loo baxshey ayagana reer Soomaal waxaa yimid magaciiweenaa oo ahaa reer Soomaali, ganacsatadii aduunka oo alaabo intey keenaan kadibna ku badasho xoolaha ayaa ayaguna sidoo kale ugu wici jireen soomaal saas buu ubaxay magaca Soomaaliya.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

123456

Sunday, March 11, 2001 - 07:51 am
WAXA maqley inuu magacaas ka yimid Ceelbuur saas aa laiisheegey markaan ahaa galaaska sideedaad,

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

BUUFLE

Tuesday, March 13, 2001 - 08:28 am
WAR SHEEKADII SIYAAD BARRE NAGA DAAYA OO MAGACA SOOMAALI MEESHA UU KA YIMID WAA LA YAQAAN OO WAXUU
KA YIMID DADKA MEESHA DEGGANNAA OO LOOGU YIMID OO
AHAA DADKA LAYSKU YIRAAHDO SAMAALE OO AH DADKA ISKALEH DHULKA SOOMAALIYEED AYUU KA YIMID TAARIIKHDUNA WAA LAMA ILLOBAAN WAANA LA YAQAAN
IN MAGACAAS UU KA YIMID SAMAALE,SACA SOO MAAL IYO
HASHA SOO MAAL WAXAAS WAX KAMA JIRAAN EE MEESHU WAA MAGACA SAMAALE MARKA YAAN BEEN LAYSKU SHEEGIN

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Tuesday, March 13, 2001 - 11:53 am
samaale

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.