site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Daarood jab oo waxaa ku dhacay jab iyo baaruude

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Arimaha Qabiilada - Clan Politics: Arimaha Qabiilada - Clan Politics (Current): Daarood jab oo waxaa ku dhacay jab iyo baaruude
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Darod-Killer

Friday, March 09, 2001 - 12:59 pm
Qarkaa uu jafayo iyo tuu qodaayo Daarood
Iyo Tay Qoreemeynayaan Qoomka Faqashtu
Qobkaasaa Haligay Somali markuu qaamudkeed galaye,
Daarood Jab oo Waxaa ku dhacay Jab iyo Baaruude,
Dhulbahantihii Qabiiligaa ahaa Waa la qaybsadee,
Majeerteena Qoonkii u bixi Qaan horuu galaye
Qalalaasihii buu Mareexaan Qaarba meel maraye,
Qasnadihii lacagta ahaa iyo lawaa Qowmki ogadene

Qarfaydun Noqon Daaroodow Hadaydaan Qunyar Joogin

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Saturday, March 17, 2001 - 10:14 pm
waa runtaa darod killer waxa keeney dhibka somalia maanta yaalo waa ayaga aabahood wasooyin waa ayaga, qabiil dhan lama aqoon balse ayagaa keeney ina adeersi iyo sheeko naageed, markii ay wadanka qaribeen bey hada waxay leeyihiin HAWIYAA ugu wacan wixii dhacay, weeyba sii hadlayaan aabihiin wasa waxa usabab ah waa ayaga, jaahiliin laysu keeney, sababtaana waxaa ugu wacnaa waxay aheed markii ay ka imaadaan baadiye bey intey utagaan qabiilada ay ka dhasheen bey waxay heli jireen xidigo iyo lacag intaba ayagoo badow ah waxna aan aqoon, qisadaan eeg dagaalkii 1977 ee Ethiopia iyo Somalia ayaa diyaarad dhacdey ay leheed soomaalia waxaana diyaarada sooridey Ethiopian oo waxaa ku dhintey nin soomaali ah kadib waxaa laga sheegey BBCda iney arintaasi dhacdey, naag Daarood aheyd intey soo boodey bey waxay tiri ala ninka dhintey oo diyaarada Ethiopianka ku qarxiyeen yuu yahay ma Daarood Mise Hawiye Hooyadey baa markaa maqashey oo intey yaabtey bey waxay tiri maxaa nagagalay qabiilkiisa waa nin somaliyeed oo u dagaalamayey Soomaaliya alaha unaxariista'e, runtii markaas anigu waan yaraa laakiinse hooyadey aad iyo aad bey ula yaabtey naagtaas Daaroodka ah iyo qaladkii ay u hadashey, waxaa kaloo ogaadey 5 sano kadib berigaas naagtaas waxna maqorto waxna ma-aqriso waa xoogaa badow waxaynu aheen deris. maka aan hadalkeeygii ku soo koobo fikrada aanka qabo dadkaan daarood waa dad reer duur ah ilbaxnimada ay ku yartahay,
xaasidnimadana ku badantahay aad iyo aad
waana dad u badan badow oo aanan u jeedin wanaaga iyo bari, aniguse waxaan u arkaa dad qufulan oo madaxa ale ka qufuley iney yihiin. waxaana rabi uga rajeynayaa inuu xaasidnimada iyo badownimada rabi kasaaro.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mire

Sunday, March 18, 2001 - 01:20 am
ileyn mar mar baad caqli leedihiin oo aad duceysaan wad ducada wad mar buu ilaah ku hanuunine.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

dhabad

Sunday, March 18, 2001 - 08:24 am
TO:Darod Killer
Waxaan kula talinayaa in aad xanuunka ku haya ee naceybkaas ku galiyey aad isaga daweyso,labo soyood midkood,mida kowaad wax baro oo cilmiga diinta iyo midka xadaarada dunida loogu noolaado kororso,waxaan shaki iiga jiran in hadii ilaahey raali ka noqdo aad ku buskoon doonto,maskaxdaadana aad u adeegsan doonto wax aduunyadaada iyo aakhiraba wax kuu tari doona,hadiise arintani aysan kuu cuntamayn oo aad ka mid tahay inta sheydaan xariga ugu jirta,waxaan ku soo jeedinayaa raadso dad sidaas oo kale u fakara oo naceyb lafaha ka galey baa Daaroodka ka buuxda,waxaanad ka heli kartaa wadankii oo ay buuxaan ilaa labo iyo toban gobol
oo ay ama yihiin dadka u badan ee degan ama ay qeyb ka degan yihiin,waxaad ka bilowdaa Muqdisho,jubada dhexe iyo jubada hoose ,gedo,galgaduud,mudug,nugaal,sool,sanaag,togdheer,bari,iyo waqooyi galbeed,ama soo sheeg wadankaad degan tahay ee Yurub,North America,Australia,wadamada Carabta meel kasta waxaad ka heli doontaa maangaab adoo kale ah oo aad isku dambaabtaan oo midkiin dhigiisa la daadiyo,waana sida aad sheegatey oo ah Daarood Dile(Daros-killer)si intiina xumi isku disho,
ummada badankeed ee aan rabin dhiig muslimna looga dhameeyo mooryaanta maskaxdooda ku qufulay naceyb kaliya (Pure Hatred)oo dib loo heshiisiiyo dadkaas walaalaha ah ee isku dambaabey.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

yaabane

Sunday, March 18, 2001 - 01:57 pm
aduunyooy xaalkaa ba' maantaba hadii ayhalkaas mareyso
laakiin hawiye waxaad agaataa falaari gilgilasho kaagama harto siyaad bare u duceeya ileyn asagaa
xariga idinka furaye hadana majeerteenkii idiin gumeysan jirey ayaan talada darood ku celineynaa
cambuuladii iyo xoola waraabin tiinii heydinku celiyeene

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

fAQASH DILE

Wednesday, March 21, 2001 - 12:23 pm
To:Yaabane
Gumeysiga aad jeegeysid xagee ka maqasahey ma aabahaa beenta badnaa yaa kuu sheekeeyay maxaa yeelay Daroodka aad ayey u faan badan yihiin kamana xishoodaan beenta.Ma iloodey Xeryihii Qaxootiga aad ku jirtey oo dhuudhiga lugaha kaageley hooyadaa qaadka xeradii Otanga ku cuneysey oo lala qayilaayey walaashaa oo ay GIIRIYAAMO fuuleysay.Ma umulbaatahay oo xanuunkii dhaladii ilowday.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Wednesday, March 21, 2001 - 12:46 pm
TO.DAAROOD KILLER. ADOO KALE MARKAAN ARKO WAAN KU FARXAA WAAYO MABA JECLI IN DAAROOD IYO HAWIYE IS DHEX DAGO,IS GUURSADO,DERIS IS JECEL NOQDO. WAAYO HAWIYE WAA HORE AYEEY NIYADEYDU NACDAY OO UMABA HEYSTO UMAD MUSLIM AH OO SOOMAALIYA. DAAROOD HA MIDOOBO

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Countryman1

Wednesday, March 21, 2001 - 05:34 pm
TO: all u guys please stop this, this won't take us no where, I swear if we keep do this we gone for good and there will be no more Somali Nation

the guy who call him self a Daarood killer what r u thinking bro don't u know that qabiil is no longer is valid Daarood people is mix, good ppl, bad ppl, religios ppl honest ppl dishonest ppl every thing u named, people are mix for every thing same as Hawiye and the other tribes, in my idea Somalis r the same, and no one who has right mine able to say that tribe better than this tribe

comeon where is our dignity...do u know that most of Somalis in this generation losted because of hatred between tribes, I believe it is not too late yet and We can make difference if every person do the right thing like Allah wants
let us forget the negative past and let us go forward and forgive each other and love each other as we were a decade ago

I am sorry for what hapened to Daarood ppl
and I am sorry what hapened to our Country

the Guy name Daarood killer please don't create like this conversation next time.
and I hope u don't take that personally.

peace all SOMALIS ONE SOMALIS

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

idoorwase

Friday, March 23, 2001 - 12:55 pm
ninkan waa garac idoor ee saas ula socda

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

yaasmiin

Friday, March 23, 2001 - 01:30 pm
Well done Dored-Killer.
These are the only people in the world who don't beleive self-releince.
There argument is always base off how hawiye used do the farming for them and hawiye used to do jobs for them.
Any intelligent persone who listen their urgument will understand that only thing they aregood at it is talking.
I sure they are incapable of doing any thing for themself or for their country.
Other thing is since we gained indepence there were fighting against siyaad bare, and they fighting against hawiye.
Even if the peace succed, and they don't have any body to fight they will fight against each other, becouse that is the only thing they know.

Let me fresh you memory, do you forget last time any of you become president, you could wait to cirtises and kill:Remember C/casiis Cali Sharmake
well you don't improve that over the last forthy years is you talking unintelegintlly.

How can i forget you claim that you are not soomaali, and you come from or descedent of ARABS.
How come they don't help you if you are they blood relative.
i saw some of them in yemen they look ugly exactly like you.

future we will deport, one way to YEMEN

VIVO SAMAALE

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Hawiye fellow

Friday, March 23, 2001 - 04:48 pm
To:yaasmiin runtaad usheegtey Midgihii weyna ogyihiin ineysan aheen Samaale

waxaadna kagaran kartaa seey unoolyihiin waa wada mashaqeeystayaal jecel baryada badan
waa dad aad u jiljilcan
waxaan joogey Yaman 1993 waxaan arkey dad badan oo daarood ah una badan Majeerteen oo ku jiro xero Qaxooti
kadib maalintii labaad ayaan arkey dad lajirdilaayo waxaana iri warmaxaa Soomaalidaan ay sameeyeen oo loo jirdilayaa intii aan la ii jawaabin baanba indhahayga ku arkey
dad Daarood ah oo dhahay waxaan nahay carab, Carabta maxamuud Saalax bey jirdilaayeen
maxaa yeeley waxay sheegteen Carab maxamuud Saalax oo saas bay ugu xanaaqeen YAMANTA
niman ah Yaman baa inteey wadeen kuwii Daaroodka ahaa oo sheeganayey Carab maxamud Salax bey waxay ugeeyeen nin Carab ah oo magaciisa layiraahdo Maxamuud Saalax ninkii Carabka ahaa baa arintii loo sheegey oo layiri kuwaan adigeey ku sheegteen waana Familkaada ee wax uqabo
intuu xanaaqay buu ul soo qaatey oo kuwii daaroodka ahaa ku yiri man anta markaaseey ku jawaabeen oo yiraahdeen naxnu daarood naxnu carab maxamuud saalax markuu intaas maqley buuba sii xanaaqey oo ul ladhacay oo ladhacay oo ladhacay oo ladhacay ilaa ay afkooda ka dhahaan naxnu Soomaal kadibna asagoo xanaaqsan buu wuxuu yiri mar dambe ha i sheeganina anigana ma ihi midgaan ee hadaad mardambe isheegataan waan idin dili doonaa
ayagoo nacalad ku dhacdey oo sii ogaadey iney midgaan ka ugu xum yihiin bey ku soo laabteen xeradii qaxootiga aheyd
anigana booliska baan ku iri dadkaan soomaalida ah maxaa sidan loogu galayaa markaasey waxay ku jawaabeen dadkaan ayagoo fiiso haysanin bey hadana dambi sii galeen oo waxay ceebeeyeen oo ay sheegteen nin taajir ah oo layiraa sheeq Maxamuud Saalax
anigu maalintaas waxaan ogaadey iney ayagu isku keeneen dhibkaas maxaa yeeley ayagoo ah midgaan bey waxay ceebeeyeen nin aan ahayn midgaan oo taajir ah qabiilkiisa.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Sunday, March 25, 2001 - 09:46 am
Waxiinaan doqmada ah ee meesha iskugu yimid waxaba meesha kuma heysaaan ee doqamanyahoow neftiina beenta ha u sheegina. daroode waligiin ayuu ine gumeysan jirey, Hawiye horta aamus waayo daaroode waagii uu yimid aduunka dushiina ayuu ku soo degey waligiina uu ini saarnaan,
isaaq futo xume Engariis is moode waa tii daaarooode ku rusheen jirey somali oo dhulkeeda degan waa tii dhulkaagii lagaa saarey ee waxmatare iska aamuse oo qaxootinumo ku jir waligaa aabeahaa lagub.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

daarood dile

Monday, March 26, 2001 - 03:32 am
dhamaantiin waad hadasheen laakiin aniga daarood
si run aan ugu dhameeyay


daarood dile rasmi aniga waaye

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.