site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

SOOMAALIYEEY SU-AAL, NIN JECLAA IYO NIN NECBAABA MAXAAD U ARAGTAA DOWLADII HORE EE MAXAMED SIYAD BARE

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Siyaasdada Guud - General Politics: SOOMAALIYEEY SU-AAL, NIN JECLAA IYO NIN NECBAABA MAXAAD U ARAGTAA DOWLADII HORE EE MAXAMED SIYAD BARE
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

CAAQIL

Saturday, March 10, 2001 - 09:54 am
ANIGA WAXAAN U ARKAA IN AY AHEEYD DOWLAD CAADIL AH,
BALSE HA ISKA JIRAAN WAX YAABO QALD AH OO YAR YAR,

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

qaxwe

Monday, March 12, 2001 - 02:03 pm
walaal waxaan u arkaa
inay mar walba noo dhaan tay
tan maanta nahaysata gaar ahaan
hubkaan faraha ka baxay,,,,,,,,

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Deverro

Monday, March 12, 2001 - 02:12 pm
I think Somalia's Government Led by Barre was like any other African government. with it ups and downs failures and feats. One should admit the genocides Barre regime caused to the Somalis in general starting from 1978-1990 in alost all parts of Somalia. However we should also admit that it was the last institution that legally prevailed in our home country and there is no comparison whatsoever between the chaotic present day somalia and the Last legal government of somalia toppled by anarchist movements (SSDF,SNM and USC)

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

daadirow

Tuesday, March 13, 2001 - 11:43 am
Runtii waxaa la dhihi karaa wax badan ayey noo dhaantaa dowlad la,aan dowlad aan caadil ahayn sababtoo ah xadiis ayaa ku soo aroortay arinkan.Teeda kale dowlad walba oo aduunka jirta oo la dhihi karo waa caadil ma jirto markaa wax badan ayey ka fiicneed dowlad la'aan dowladii marxum Maxmed Siyaad Bare.Waxaa naga dhumay calankii,diintii,dadkii,dhaqankii,xurmadii umadayada lagu yiqiin iyo sharaftii aanu lahayn dhamaantood.
wabilaahi towfiiq

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Garoowe

Wednesday, March 14, 2001 - 07:11 am
Good Riddance, What a relieve!!!!!. Let's all thank God.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SOMALILANDER

Monday, March 19, 2001 - 05:47 am
FAQASHTA IYO XARANTA DADKA LAGU SOO KORIYAY WAY U FIICNAD ILEEN WAY ARSAAQI JIRTEE.........LOL
MAANTANA ARSAQAD LAAN BA IDINKU DHACADAY.
ALA YAA IDIN TUSA AFWAYNE SIDA SHICIRADA CADAABTA LOOGAGA DHEX RIFAYO.......LOLLLLLLLL.
BYEEEEE FAQASHS AND WALAWAYNS YOUR OLD MAN IS DEAD

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Thursday, March 29, 2001 - 02:57 am
Idoor Qaad waayay waa maheradiise yaan loo jawaabin kan oo kale xayawaanka.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SILANY0-EGAL

Monday, April 02, 2001 - 07:05 pm
WAXAD RABTAAN WAX AFWAYNE AMAAN CAAAAAAAAAAAAAAAAAAC WAAN DIIDNAY MA QASABA THE GUY I MEAN THE OLD FREAK WAS CRIMINAL.QAADKANA MADIGA U QAADAY WARYA ? RAGA SHARFTA LEH HALATIRSAN IDINNKA 80JIRKA KU BARTA QAADKA ILEEN ISUMA QUUDHAYSAAN OO GAAJAD TIHINEEEEEEEEEEE

LONG TERM CADAB FOR AFWAYNE
LOOOOOOOOOOOOOOOL

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

iidoordhabe

Wednesday, April 04, 2001 - 02:41 am
waxaan la yaabanahay raga iidoorka la doodaya wax caaqibo ah oo ay leeyihiin majirto kaliya dhilooyin waalan baa nooga imaan jiray iyo kirishbooy [dabakafuul] haatana waxay dhaheen soomaali ma rabno ogaada dhul dambe oo soomaali ka go,aya majiro hadaad rabtaan idinku guura qaadkana naagihiina waydiiya faa,idada uu leeyahay ma dhici karto nin iidoor ah naag kaligiis qaba daba malaas foqol daba malaas

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

iidoordhabe

Wednesday, April 04, 2001 - 02:46 am

ADRAY KU SHEEGE

Wednesday, April 04, 2001 - 11:52 pm
ANAGU RAAGA KUMA CELINO.MIDHA WAXAAD U BAHAAN TAHAY WAX KUGU CELIYA DUBAALADA.OROOD OO MEESHE
LAGAGA CELIN JIRAY RAADSO.HA NAGU QALDAMIN

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.