hawiye | Saturday, March 10, 2001 - 10:04 am HAWIYE ILA TALIYA saaxibtey waa Gabar daarood ah waxeyna iweydiisey inaan arooso shaki baana iiga jiro arintaan waxaan rabaa inaan aad uga fiirsado runahaantii ma haboon tahay somaliyeey inaan arooso Gabar midgaan ah |
Abdi | Saturday, March 10, 2001 - 01:56 pm Saxiib badoo Hawiye futo-madoobaa gabar Midgaana kuma rabtee, gabdhaha meel ha ugu dhicin, wallee ama Midgaan dheh ama magac kale uyeele inaadan gayin, hablaha sharagta leh reerkaas. Midgoowna anaa ini xaal siiyey,waa haddi magacaasi aan si xun loo qaadane,. |
Anonymous | Saturday, March 10, 2001 - 03:19 pm midguhuna waa maxamed goor gaarte hawiyahanu waa maxamuud goorgaarte.ee goormaad daarood walaalo noqoteen? |
Anonymous | Saturday, March 10, 2001 - 06:40 pm to:hadey yihiin midgaano iyo hadii kale afsoomaali ayey ku hadlaan- |
MUSTAQBAL | Sunday, March 11, 2001 - 09:50 pm WACEL MA GUURSADO ILAA GABAR AH WECEL, SHADAAN HAWIYOW GOORMEE AYAAD DUBDHACSATEEN OO AQLIYEESTEEN? HAWIYE WAY KA LIITAAN MIDGAATU, MARDAMBANA HASOO ISTIMAALINA MAGACA SHARAFTA BANDAN EE ALLE KARAAMEEYAY EE DAAROOD |