site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

JEES,MAXAA LOOGA WAAYA SAAXADA CIYAARAHA SOOMAALIYA

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Jabhadaha - Somali Factions: JEES,MAXAA LOOGA WAAYA SAAXADA CIYAARAHA SOOMAALIYA
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

DAADIROOW

Sunday, March 11, 2001 - 01:03 pm
Waa yaab Ahmed omar jees oo laga waayay saaxada ciyaaraha ama qabqablayaasha dagaalka soomaaliya, waxaan ogsoonahay in lagaga guulaystay xaga siyaasada dhaqaalaha & xaga dadnimadaba waxaan kaloo ogsoonahay jees in uu ku guulaysan waayay inuu wax taageero ah ka helo dadkiisa waa ahmed ee waxa uu ku dhashay magaalda ( AWAARE) ee gobolka Ogadenia markaas waxa uu rabay ogadenka reer koonfureedka ah inuu xoog ku qabsado taas markay u socon wayday waxa uu sameeyay inuu gaadmo ku dilo oday xaga nabadda ah (BUSINESSMAN AH OO LA ORAN JIRA QORAXAY ALLAH U NAXARIISTEE ) waa yaabee maxaa ku dhacay inuu fashilmi ninkii waynaa hayaay hayaay, waxaa la yiri waxa uu dabadhilif u yahay xuseen caydiid oo xoogay khamri ah siiya . waa yaabee maxaa looga wayay saaxada????????????????????

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

DAADIROOW

Sunday, March 11, 2001 - 01:06 pm
WAR HAYAAY JEES WAA DABADHILIFKA INA CAYDIID AYAYA JIRAAHDEEN WAX TAAGEERO AH AYUU KA WAAYAY DADKIISII XAMAR AYAAY HUSEEN KOOXDIISU KU ADEEGATAT KISMAAYO RAGA CAYSTA AYAA SOO BURIYAY

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Monday, April 02, 2001 - 08:21 am
intuu dhib u gaysan kara umada soomaaliyeed u gaysay gaa ahaan qabillkiisa so it is time he retaied

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.