site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Halasameeyo Wax Garad Somaliyeed

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Soomaalinimo - Nationalism : Halasameeyo Wax Garad Somaliyeed
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Governo

Sunday, March 18, 2001 - 06:20 pm
waxaan aad u jeclaan lahaa in la sameeyo guddi isugu jira Odayaal iyo Culuma'udiin Somaaliyeed lagana soo xulo Gobol kasta oo Somaliya ka mid ah kuwaas oo ka madax banaan Siyaasadda iyo hogaamiyo kooxeedyadda ..in ay iskugu yimaadan magaaladii markaa ku haboon shirkan oo ay si walaaltinimo iyo muslimnimo ku jirto ayna u qeexaan dhibaatadda iyo wanaaga uu qabiil Ummadda Somaaliyeed u leeyahay iyo in qabiiladdani oo dhan ay yihiin hal qoys oo farcamay oo aay kulligood walaalo yihiin ....ayna soo saaraan go'aan Ummadda Somaaliyeed oo dhan u dhexeeya qoraalkiisana la gaarsiiyo Ummadda Somaaliyeed meel kasta oo ay joogaan...waxay taas hormood u noqon doonta in shacabkii Somaliyeed bilaabo in lays raali galiyo ama lays cafiyo layskuna duceeyo....in dalkeena iyo dadkeena aan dhibkan kala baxno Ilaahayna ugu mahad celino Khayraadkan uu na siiyey ....Xeebahan ,Wabiyaddan iyo dhulkan beeraha ku fiican ...wax yaabaha kaloo dhan waa ay xalismi doonaan Hadduu Eebbe idmo.

mahadsanidin dhamaantiin.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

JOE MOHAMOUD

Tuesday, March 20, 2001 - 05:25 pm
I LIKE THAT IDEA 100% MY BROTHER AND EVERYSOMALIAN SHOULD SUPPORT YOUR BEAUTIFUL VIEW . GREAT IDEA SIR!!! THNX SOO MUCH!!! THE MEASURE OF A MAN IS NOT HOW GREAT HIS FAITH IS BUT HOW GREAT HIS LOVE OF HIS COUNTRY IS. GREATER LOVE HAS NO MAN THAN THIS, THAT A MAN LAY DOWN HIS VIEWS FOR HIS COUNTRY/PEOPLE. YOU KNOW MY BROTHER THE BEGINNING OF WISDOM IS THIS: GET WISDOM AND WHATEVER YOU GET; GET INSIGHT.
THANX MY BROTHER FOR GIVING ENCOURAGEMENT TO US .
MAY WE KEEP OUR COUNTRY STRONG, ALIVE AND FRESH ONCE FOR ALL!!! AMEN

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Governo

Tuesday, March 20, 2001 - 06:57 pm
Hello Mohamoud
thank you brother for your kindness respond , I think all of us come into conclusion enough is enough but seems we all staggered the mystery of unsolving dilemma ,we are not in war and we are not in peace ,our people suffered huge and our beloved country is crying out for our help....that's where our ancestries were born and that's where all of them resting in peace...the healing of the process must start in the communities and we must all of us look beyond our troubles and differences ...
thank you

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Mursal

Thursday, March 22, 2001 - 11:05 am
Good luck finding Somalis intellectuals.. from my experience, Somalis are known to confuse nationalism with tribalism, and when look around, you will find that Somalis with some education are so ignorant and don't know which end is up.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Thursday, March 22, 2001 - 12:22 pm
Waa arin aad u fiican, una wanaagsanaan lahayd in cuqayda iyo wax garadka Somali oo dhami isu yimaadaan oo si cud u dhaleeceeyaan ku dhaqanka qabiilka(Denounce the tribalism fashion), laakiin waxaad ogaataan in odayaaasha aad sheegaysanba ay iyagu hormood u yihiin burburka qaranka. Taa waxaan ula jeedaa, odaygu wuxuu aaminsan yahay in haddii qabiilku lawaayo isagana magaciisa la waayayo. Haddii aad xaqiiqda ogtihiin Somali waxa ka taliya waa odayaal beeleedyo uu nin waliba gacan saar laleeyahay gacan ku dhiigle(Like the function leaders) si uu danihiisa gaarka uu fushudo.

Anigu waxaan qabaa ilaa la helo dhalinyaro cusub oo maskax furan aan qabiil iyo qoys iyo oday calool weyn, oo haddii sida looga cabsado ama lee ciseeyo Alle loo cisayn lahaa ay Somaliyu ku logood janada wada gali lahayd, midna ku tiirsanayn in tan maanta jirta mid ka wanaagsan ay jiri lahayd.


Waad mahadsan tihiin

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.