site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

HURDADA SOOMAALIDA IYO HAWADA OROMADA

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Soomaalinimo - Nationalism : HURDADA SOOMAALIDA IYO HAWADA OROMADA
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ARAGTI DHEERE

Monday, March 19, 2001 - 12:52 am
Waad salaamantihiin dhamaantiin soomaaliyeey.
Waxaan rabaa inaan in yar isku dayo inaan hurdada ka kiciya hurdaweyn soomaali oo iyada uun isku jeeda.
Oromada waa qowmiyad ka mid ah qowmiyadaha ku nool dalka itoobiya uguna tiro badan waxayna leeyihiin diimo kala duwan sida.
1-MUSLIMIIN(ahna kuwa ugu badan)
2-KIRISTAN(kuwa kuxiga )
3-KUWA AAN DIINLAHEYN AMA (TRADITIONAL RILIGION)
OROMADA waa dad intooda badan ah dad beeraleey ah
marwalbana ahaa kuwa ugu hooseeya xaga dhaqdhaqaaqa siyaasada iyo dhaqaalahaba hujuum walba oo qabta awooda dalka itoobiyana ah dadka la cadaadiyo.
Hadaba biloowkii lixdameeyadii ayey qaxootigii ugu horeeysey soo galeen dalka soomaaliya qaasatan gobolada kuunfureed ee dalka sida QORYOOLEY iyo meelo ka tirsan xadadka soomaaliya uu lawadaago itoobiya. xukuumadihii soomaaliya ka talin jirtay ayaa u isticmaalijirtey arimo siyaasadeed ee ka soo horjeeda xukuumadihii MANGISTU iyo XAYLE SALAASEBA.
Taas ayaana ugu horeysay madax lasoobaxii dhaqaaqyadii xornimo u dagaalankoodii.
HADABA SU; AASHU WAA WAA DADNOOCEE AH OROMADA?
1-waa dad siyaasad qalafsan iyo naceeb darisnimo ku jiro.
2-waa dad raba iney is tusaan iney is urursadaan laakiin aan isku fikrado iyo isku go aamu aheyn.
3-waa dad abaal iyo axsaandoona laheyn .
4-waa dad sheegta dhulul ayna laheyn yiraahna qaarkood hadaan leenahay qaarna yiraah inagaa lahaanjirnay sida HARGEYSA,BOOSAASO,XAMAR,BARBERA,JABUUTI,DIRIDHABE,
JIGJIGA, CABUUDWAAQ iyo kuwa kaleba.
1-waa kuwa xasuuqa ku haya soomaalida itoobiya iyo kenyaba .
DIGNIIN:
Mar aan booqday dalka soomaaliya waxaan arkey runtii arimo aad umurugsan sida iyadoo dhamaan shaqooyinkii adeega bulshada ay la wareegeen QOTITU sida dhismaha, xaaqista wadooyinka, beer qodista ,iyagoo waliba ku shaqeeya lacago aad u jaban halka ninka soomaaliyeed ee muwaadanka ah joogana wadankiisa ay caruurtiisu baahi u la anayaan iyagoo maalin walba raxanraxan ugusoo qulqulaaya dalkeena .kuwaasoo ah kuwa ugu naceb dadka soomaaliyeed marka ay wadankooda ku laabtaan .waxaanan qurbaha ku arkey dad iyaga ka mid ah wadeynabaasaboor soomaaliyeed soomaaliyana kunoolaa in ka badan 10 sano ay ka qeyb qaateen xasuuqyo loo geystey soomaali joogdey sacuudiga iyo yemen .mar aan soomaalida wax ka weyduuyey dadkan waxeey iigi jawaabeen war iska daa masaakiintan maxaad ka rabtaa .hadaba yaa maanta ka maskiinsan soomaali?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

sabaax

Friday, March 23, 2001 - 11:32 am
Walaalow waa runtaa qof kaa wax garadsan ma arag oo somali ah, oromada dadka la dhaho qurbahaan ku bartay waa dad aad somalida u neceb xitaa markaad u eegtid xabashida iyagaa ka daran , xabashidaa ka fiican .Saad maqashayba somalida kenya iyo itoobiya dil iyo dhac bay ku hayaan.Naago waxaan la sheekaystay Oroma ah oon school isla dhigano waxay ku leeyihiin dhulka somali galbeed oramaa leh bal ka waran.Waxaan u sheegi somalida in aan asxaan loo galin qotiga lagana cayrsho Qoryoolay waa cadow wayn.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ARAGTI DHEERE

Monday, March 26, 2001 - 12:07 am
TO sabaax.
Waxaan aad ugu faraxsanahay sida aad ula socotid una aragti dheertahay.waxaad is weydiisaa waa kuwee kuwa cadowga noo ah ? ma xabashaa? ma tigreebaa? ma hararibaa ? maya waa QOTIDA (OROMO)
kuwaas oo aan marnaba nolol u quurin soomaalida taasna waxaa keentay dhoohanaanta soomaalida ee aan u fiirsi iyo ka feejignaan laheyna.qoladan anigaa mudo ku dhaxjirey si fiicana u aqaan waligaa axsaan ha u sameeyn hadaad u sameysid iyagaa aduunka kuugu necbaan isku day inaad cadaadiso .waxaan xasuustaa mar aan qaar gacan iskula tagney arimahaas oo kale darteed markii ay sheegtaan magaalo soomaligalbeed ah waxaan sheegtaa sadex magaalo oo qotidu ´degto markaasbeey furka tuuraan waa dadka ugu aqoon liita itoobiya .soomaali ha noolaato

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.