site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Jubbada Hoose iyo GAAL-JECEL

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Soomaalinimo - Nationalism : Jubbada Hoose iyo GAAL-JECEL
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Aaloow

Monday, March 19, 2001 - 06:22 am
waxaa beryahaan ka socda dagaalo meelo badan oo ka tirsan degaanka jubbada hoose sida kamsuuma iyo jilib, hadaba waxaa telefoon la iiga soo diray xamar aniga iyo nin sxbkeey ah ayaana naloo yeeray si naloo kugu magacaabo Gudoomiyaha magaalada jilib iyo meelo kale.

waxaa kaloo hada lagu heshiiyay in dagaalka la joojiyo, waxayna dhinacyada kale ee dagaalka " shiiqaal iyo biyomaal" ogolaadeen in Gaaljecel uu maamulo jubbada hoose.

hadaba waxaa odoyaasha beesha iyo dhalinyarada beesha gaaljecel ku eedeeyeen Habargedir ineey iyagu ka danbeeyaan dagaalkaas oo ay soo hubeeynayan qolooyinkaas.

ugu danbeeyntii waxaa laga codsanaa dhmaan beesha Galjecel ee Hiiraan iyo Bay ineey taageero lasoo gaaraan walaalahooda Jubbada hoose hadii dheesha xumaato.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Friday, March 23, 2001 - 08:54 am
Aabahaa ku was, adiga oo af qadhmuun kugu yaalo sideebaad J/Hoose u maamuli. Marka hore soo cadayo inta aan maamul laguu dhiibin. Waryaa J/Hosse waa dhul Ogaadeen iyaga ayaana kuu talin. Sheeqaashuna maxay yihiin, ma kuwa orgida wasaa.

Marka aad fikrad in lagu siiyo aad rabtid waxaad soo qortaa wax maskaxda gali kara.

Nabadgalyo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Wiil- Osman Mohamuud

Saturday, March 24, 2001 - 11:47 pm
ahahahaha Wiil Ogaadeen walee waad la heshay qudhmuunkaan ushaadii.

Ma wuxuu yidhi magaaladda Daarood baan leenahay.
Walee waa aduunyo gadoon.
Gaaljecel dhaaranaa inagu markaan Kismayo joogney waanu ku dheel dheeli jidhney Haweenka iyo raga qabiilkaas dad maaban moodi jirin ,,xitaa hawiyeha markaan weeydiino een nidhaa Gaaljecelku waa Hawiye weey inkiri jidheen.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Wednesday, March 28, 2001 - 10:34 pm
waad salanmantihin, osmaan waxaan umaleyeen in adi lugugu dhelijiray galjacel waa dad layaqaan
somaliyodhan taqaan oo loo yaqaan geesiyinta dagaalka kowdheh hadu kumamulo waa gar ileen wu ku daficiyee maxaad isku heeysa aniguse ma ihi ee waxaan ahay cumar maxamuud ee way u qalmaan baanleyahay waa dad gar gash kana baxda wayan
yaa laga maqlin waa la inkiri jiray beenlow alle kafurtay
baay

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.