site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

JUBBADA HOOSE IYO GAAL_JECEL

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Arimaha Qabiilada - Clan Politics: Arimaha Qabiilada - Clan Politics (Current): JUBBADA HOOSE IYO GAAL_JECEL
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Aaloow

Monday, March 19, 2001 - 06:30 am
Monday, March 19, 2001 - 11:22 am
--------------------------------------------------------------------------------
waxaa beryahaan ka socda dagaalo meelo badan oo ka tirsan degaanka jubbada hoose sida kamsuuma iyo jilib, hadaba waxaa telefoon la iiga soo diray xamar aniga iyo nin sxbkeey ah ayaana naloo yeeray si naloo kugu magacaabo Gudoomiyaha magaalada jilib iyo meelo kale.

waxaa kaloo hada lagu heshiiyay in dagaalka la joojiyo, waxayna dhinacyada kale ee dagaalka " shiiqaal iyo biyomaal" ogolaadeen in Gaaljecel uu maamulo jubbada hoose.

hadaba waxaa odoyaasha beesha iyo dhalinyarada beesha gaaljecel ku eedeeyeen Habargedir ineey iyagu ka danbeeyaan dagaalkaas oo ay soo hubeeynayan qolooyinkaas.

ugu danbeeyntii waxaa laga codsanaa dhmaan beesha Galjecel ee Hiiraan iyo Bay ineey taageero lasoo gaaraan walaalahooda Jubbada hoose hadii dheesha xumaato.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

baadi-cade

Monday, March 19, 2001 - 07:04 am
thanks 4 ur information bro,,,,,, we r with u.

we gonna send some troops to that region, it's not only for gaaljecel it's for Gugundhabe.

i'm out like that,,

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.