site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

MURUSADE WALI MA QAARBAA RAACSAN DOWLADA KMG AH

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Arimaha Qabiilada - Clan Politics: Arimaha Qabiilada - Clan Politics (Current): MURUSADE WALI MA QAARBAA RAACSAN DOWLADA KMG AH
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

H/ceeno

Monday, March 19, 2001 - 03:54 pm
MURUSADE QAARBAA WALI TAAGEERSAN DOWLADA KMG AH MAXA KAJIRO ARINTAAS BALSE HADII AY RUNTAHAY WAA AY KU QALDANYIHIIN BAAN FILAYAA.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ugaas-yare

Tuesday, March 20, 2001 - 03:50 am
HabarCeeno

Sx dhowr marbaan ku arkay adigoo mar H/ceeno sheeganaya marna Habar-maxamed sheeganaya hase ahaatee markaan qoraalladaadii hore tix raacay ayaan gartay inaadan ahayn dadka aad sheeganeyso taasna waxaa ka marqaati kacaya aqoon yarida cidda kaa heyso iyo qaladaadkii aan kaaga saxay bogagii hore ee aad naga raalli gelisay inaadan dib dambe wax usoo qori doonin,
waxaa la yiri "Ninka dellegan dibindaabyadiisu duleedka ma dhaafto" sxb bal ku feker, dadka aad qaldeyso waa kuwamma? ma yihiin dad uu hadalku ka hoos baxo? .......

Fadlan naga xishoo.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.